Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":24295,"date":"2019-04-06T09:52:41","date_gmt":"2019-04-06T08:52:41","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=24295"},"modified":"2019-04-06T09:52:41","modified_gmt":"2019-04-06T08:52:41","slug":"daawo-7-astaamood-oo-dumarka-shaqeeya-ay-kaga-wanaagsan-yihiin-asaaggooda-guri-joogta-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/06\/daawo-7-astaamood-oo-dumarka-shaqeeya-ay-kaga-wanaagsan-yihiin-asaaggooda-guri-joogta-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO: 7 Astaamood oo dumarka shaqeeya ay kaga wanaagsan yihiin asaaggooda guri joogta ah"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 06 Abriil 2019<\/strong> <\/span>– Bulshada reer bariga inta badan raggu ma jecla iney guursadaan gabar shaqeysa, waa arrin iska dabiici ah maadama ay raggu aad u maseyr badan yihiin, qaarkoodna ay moodaan in gabadha shaqaalaha ah ay ka gaabiso xaqa ninkeeda iyo caruurteeda, laakiin arrimahaasi sax maaha.<\/p>\n

Dhanka kale, waxaa jira rag badan oo jecel in lamaanahooda nolosha ay ka dhigtaan gabar shaqeysa, gabadhan ayaa waxey leedahay astaamo badan oo ay kaga duwan tahay dumarka guri jooggtada ah, waa sida uu qoray websiteka Bold Sky,<\/p>\n

7 Arrimood oo Dumarka Shaqeeyaa Kaga Duwan Yihiin Asaagooda kale ee guri joogta Ah:<\/p>\n

1 – Qof Karti Badan<\/strong><\/p>\n

Haddii lamaanahaagu ay tahay qof shaqadeeda ku guuleysatay, arrintaasi waxey ka dhigan tahay in ay leedahay shakhsiyad dadaal badan, haddii ay ahaan lahayd qof caajis badan oo aan shaqeysan karin booska ay joogto ma aaney gaarteen.<\/p>\n

2 – Waa qof bisil oo Waayo Arag ah<\/strong><\/p>\n

Marka ay gabadhu jago wanaagsan ka gaarto shaqadeeda, arrintaasi waxey ka dhigan tahay iney leedahay shaqsiyad bisil oo arag ah, waxbadan fahamsan oo mas\u2019uul ah, sidaa darteed si ka wanaagsan dumarka kale ayey kuula dhaqmeysaa.<\/p>\n

3 – Waa qof nidaamsan<\/strong><\/p>\n

Gabadha shaqeysaa waxey qadarisaa qiimaha waqtiga, arrintaas waxey kaga duwan tahay gabadhaha aan shaqeyn oo waqtiga firaaqada ay tahay uu badan yahay, arrintaas oo ka dhigaysa inaaneyn waqtiga qadarin.<\/p>\n

4 – Dhididkaaga wey qaddarisaa<\/strong><\/p>\n

Gabadha shaqeysaa waxey qadarisaa dadaalkaaga shaqo ee aad darteed u galeyso, sidaa darteed; jawi wanaagsan ayey guriga kuugu sii diyaarineysaa, sheekada iyo su\u2019aalahana kuguma badiso.<\/p>\n

5 – Waxey leedahay caqliyad furfuran<\/strong><\/p>\n

Gabadhu maadama ay la dhaqmeyso dad kala duwan, arrintaasi waxey ka dhigeysaa iney noqoto qof furfuran, waxey saameyn ku yeelaneysaa caqligeeda iyo sida ay caruurteeda u koriso.<\/p>\n

6 – Muuqaalkeeda wey ku dadaashaa<\/strong><\/p>\n

Maadama ay gabadhu leedahay dakhli goonni ah oo ka duwan kan lamaanaheeda soo gala, waxey ku dadaaleysaa muuqaalkeeda iyo bilicdeeda, lacago farabadan oo ay shoobbin ku sameysatana kuma weydiineyso maadama ay isku filan tahay.<\/p>\n

7 – Ma su\u2019aalo badna<\/strong><\/p>\n

Gabadha shaqeysaa ma hayso waqti badan oo ninkeeda ay ku xisaabiso ama ay kaga shakiso ugana wareysato waxwalba oo soo mara, arrintan waxey kaga duwan tahay gabadha aan shaqeyn oo had iyo jeer in laga maqan yahay dareenta, sidaa darteedna; su\u2019aalaha ku badisa lamaanaheeda.<\/p>\n