Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":24179,"date":"2019-04-04T08:51:42","date_gmt":"2019-04-04T07:51:42","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=24179"},"modified":"2019-04-04T08:51:42","modified_gmt":"2019-04-04T07:51:42","slug":"arrimo-ayaan-isla-meel-dhignay-maraykanka-oo-itoobiya-ka-caawinaya-dhismaha-ciidamada-badda-somalia-oo-baylah-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/04\/arrimo-ayaan-isla-meel-dhignay-maraykanka-oo-itoobiya-ka-caawinaya-dhismaha-ciidamada-badda-somalia-oo-baylah-ah\/","title":{"rendered":"”Arrimo ayaan isla meel dhignay!” – Maraykanka oo Itoobiya ka caawinaya dhismaha Ciidamada Badda & Somalia oo baylah ah"},"content":{"rendered":"

(Adis Abeba) 04 Abriil 2019<\/strong> <\/span>– Dalka aan badda lahayn ee Itoobiya ayaa qorsheeynaysa inay dhisato ciidamo xooggan oo dhanka badda sida uu ka dhawaajiyay Raysal Wasaaraha Itoobiya ee Abiy Ahmed oo la hadlayay madaxa Ciidamada Difaaca Qaranka dalkaasi.<\/p>\n

\u201cAnnagoo raacayna qorshaha lagu xoojinayo ciidamada Difaaca Qaranka, waxaan dhisannay ciidamo ka mid ah kuwa ugu adag Afrika cir iyo dhul,\u201d sida ay baahisay Fana Broadcasting Corp. \u201cWaa in aan dhisnaa awood ciidan oo dhanka badda mustaqbalka.\u201d ayuu daba dhigay.<\/p>\n

Admiraal James G Foggo III, abaanduulka Ciidamada Badda Maraykanka ee Afrika oo la kulmay Sarreeye Guuto Kindu Gezu, oo ah madaxa Ciidamada Badda Itoobiya oo kulmay ayaa wuxuu Maraykanku halkaa ka ballan qaaday inuu gacan ka gaysanayo dhismaha ciidadaasi Itoobiya oo ah nooc dalkaa ku cusub.<\/span><\/p>\n

Waxaa la oran karaa wuxuu ahaa kulankii ugu horreeyay \u201coo alaab alaab laga wada hadlay.\u201d ayay yiraahdeen iyagoo dabcan qarinaya nuxurka tooska ah ee labada dhinac ka hadleen.
\n<\/span><\/p>\n

Yeelkeede, Hadalsame Media<\/span><\/strong> ayaa fahamsan in Maraykanka oo ah dalka iminka ugu aqoonta iyo farsamada badan dhanka Baddu, uu gacan wayn ka gaysan doonoo dhismaha Ciidamada Badda Itoobiya oo ay saaxiibbo istaraatiji ah yihiin.<\/p>\n

Itoobiya ayaa la sheegayaa inay durba iibsatey ilaa 9 markab dagaal oo ku xiranaya Jabuuti, yeelkeede, waxay dhegtu u taagan tahay Soomaaliya, oo umadeeda laga kari la’yahay inay dalkooda iyo dantoodaba u turaan, iyadoo aan la aqoonin sababta uu ciidamo badeed ku falayo dal aanba bad lahayn.<\/p>\n

\n

?? Adm. James G Foggo III, commander of Naval Forces Africa met with Brig. Gen. Kindu Gezu, the #Ethopian<\/a> Head of Navy. These two #leaders<\/a> discussed a challenging, but exciting task of building the ?? Ethiopian Navy. It can be said today was \u201cthe first staff to staff talks.\u201d pic.twitter.com\/buqW807kg7<\/a><\/p>\n

\u2014 U.S. Naval Forces Europe-Africa\/U.S. 6th Fleet (@USNavyEurope) April 2, 2019<\/a><\/p><\/blockquote>\n