Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":24149,"date":"2019-04-03T18:31:53","date_gmt":"2019-04-03T17:31:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=24149"},"modified":"2019-04-03T18:47:54","modified_gmt":"2019-04-03T17:47:54","slug":"daawo-gaari-ay-booliisku-sheegeen-inuu-qarax-sido-oo-google-laga-helay-sawirro-dood-ka-dhalatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/03\/daawo-gaari-ay-booliisku-sheegeen-inuu-qarax-sido-oo-google-laga-helay-sawirro-dood-ka-dhalatay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Gaari ay booliisku sheegeen inuu ”qarax sido” oo GOOGLE laga helay! + Sawirro (Dood ka dhalatay)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 03 Abriiil 2019<\/strong><\/span> – Ciidamada Amaanka gaar ahaan Booliiska dhexe ayaa soo saaray digniin ku aaddan inuu magaalada ku jiro gaari qarax xambaarsan.<\/p>\n

Gaarigan oo ay booliisku sawirkiisa soo bandhigeen ayaa ah Landcruiser nooca dedan ah (Stationwagon) ee dufcadda Prado ee naftada ah.<\/p>\n

Booliiska ayaa shacabka Muqdisho uga digaya gaarigaasi, iyagoo sidoo kale gacan waydiistey si ay ula soo xiriiraan haddii ay gaarigaasi arkaan.<\/p>\n

Yeelkeede, Taliye Ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Zakiya Xuseen Axmed oo shir jaraa\u2019id ku qabatay magaalada Muqdisho oo warbaahinta uga warbixinaysey howlgallo maalmahaan ka socda caasimadda oo sidoo kale lagu fashilay qaraxyo ayaa warkeeda siyaabo kala duwan loo fasiran karaa.<\/p>\n

Waxay adeegsatey erayga in ”gaarigu uu u egyahay sawir ay sare u taagtey oo ah sawir ku jira Google, yeelkeede, iyadu si cad uma sheegin inay sawirka tusaale ahaan u isticmaalaysey iyo inay ula jeeddo gaariga laftiisa.<\/p>\n

Maadaama wax la tilmaamayo waa in ay wax kastaahi cad yihiin, sidoo kale dhibaato kale ayaa ka dhalan karta haddii la isticmaalo sawir Google ah, waayo magaalada waxaa joogi kara moodal u eg noocaas oo aan dembiga ku jirin oo uu dhib uga iman karo.<\/span><\/p>\n

Waxaa dheer in maadaama ay waxa laga hadlayaa yihiin arrin xasaasi ah oo dhanka amaanka ah dad badan ayaa qaba in dadka loosoo bandhigaa ay uga sii dareeyso amaanka oo ay abuuri karto khalkhal baahsan iyo sidoo kale in ay qorshohooda bedelaan qoladii qaraxa fulin lahayd, iyadoo ay dad badan oo amaanka ku xeel dheeri ku talinayaan in loo baahan yahay in xogtan lala wadaago oo qura dadka ay khuseeyso.<\/p>\n

Halkan ka arag mareegta Google<\/strong><\/a><\/p>\n