Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":24101,"date":"2019-04-03T10:23:30","date_gmt":"2019-04-03T09:23:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=24101"},"modified":"2019-04-03T10:23:30","modified_gmt":"2019-04-03T09:23:30","slug":"raadinta-rooxaanta-maxay-df-u-beegsatay-ciidamada-muqdisho-iyo-labada-shabeelle-kaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/03\/raadinta-rooxaanta-maxay-df-u-beegsatay-ciidamada-muqdisho-iyo-labada-shabeelle-kaliya\/","title":{"rendered":"RAADINTA ROOXAANTA: Maxay DF u beegsatay ciidamada Muqdisho iyo labada Shabeelle kaliya?"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Abriil 2019<\/strong><\/span> – Madaxweynihii hore ee Buntland,\u00a0 Dr Cabdiweli Gaas, ayaa isku dayay inuu tirakoobo ciidammada kala duwan ee Buntland\u00a0 ku dhowaad sanad\u00a0 kaddib markuu xilka la wareegay.\u00a0 Mushaarka ciidammada ayaa bil kasta sii kordhayay, inkastoo ciidan cusub aan la qorin.\u00a0 Taliyeyaal\u00a0 ka tirsan Ciidanka Difaaca Buntland, ayaa hor istaagay qorshihii uu Gaas ku doonayay inuu ku ogaado tirada ciidammada Buntland.<\/p>\n

Maamulkii Gaas wuxuu ku qasbanaaday inuu oggolaado bixinta mushaarro loogu talagalay askar aan jirin, oo\u00a0 tiradoodu kor u dhaafayso 6000. Magaca\u00a0 ciidammada aan jirin ee Buntland loo bixiyay waa\u00a0Caagleyaal.<\/em><\/p>\n

Markii Dowladda Federaalku ay u dhaqaaqday tirokoobka ciidammada ka tirsan Xoogga Dalka, gadood bay ciidammada qaarkood sameeyeen. Waxay ku dooddayaan in dowladdu aysan bixinin\u00a0 mushaarkooda dhowr bilood. Wasiirka Maaliyadda , Dr Cabdiraxmaan Bayle, wuxuu sheegay in habka cusub oo ay dowladdu ku bixin doonto mushaarka ku salaysan yahay tirokoob: askariga yimid meelaha\u00a0 ciidammada lagu tirokoobayo uun baa mushaar qaadan doona.<\/p>\n

Su\u2019aasha dad badani isweydiinayaan waa: maxaa loo beegsaday ciidammada ku sugan Muqdisho iyo labada Shabeelle haddii askarta aan jirin \u00a0laga heli karo maamul federaaleedyada kale ? Shirkii London oo ay dowladda Biritishku u qabatay Soomaalida bishii Maajo ee sanadkii 2017kii, waxaa ka soo baxay hannaan aan la fulinin oo nabadgelyada dalka sal\u00a0 inuu u noqdo loogu talagalay ( Security Architecture ).\u00a0 Maqnaanshaha\u00a0 aragti midaysan oo siyaasiyiinta Soomaalida wadagaan si dib loogu unko Xoogga Dalka waa dhibta curyaamisay dadaallada dib u habaynta qaybaha kala duwan ee\u00a0 Xoogga Dalka. \u00a0Ciidanka Buntland ku sugan lama yiraahdo Xoogga Dalka. Kuwa ku sugan Muqdisho, Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe waxaa loo yaqaan Xoogga Dalka.<\/p>\n

Ciidammada qaarkood ayaa furimaha ka soo baxay. Tani waxay keentay halis ah in dablayda Al-shabaab ay\u00a0 dib u qabsan karaan degmooyinka ururku gacanta ku hayn jiray. 26,000 oo askari bay dowladu mushaar siin jirtay. Tirokoobka kaddib 16,000 oo\u00a0 askari baa iskugu yimid meelaha ay dowladu u astaysay tirinta\u00a0 askarta ka tirsan Xoogga Dalka. 9000 kun oo askri oo ay dowladdu mushaar siin jirtay \u00a0baa la la\u2019yahay.<\/p>\n

Dowladdu xilka way ka qaadday taliyeyaashii guutooyinka askartoodu u bateen\u00a0askar aan jirin<\/em>.\u00a0Lacagta baaqanaysa waa mid wax loogu qaban karo askarta dhaawucu soo gaaray iyo \u00a0daryeelka qoysaska askartu ka geeriyoodeen.\u00a0Waa sida ugu fiican oo loo tusi karo askariga Soomaaliyeed in dadkiisu abaal u hayaan ciidammada u heellan sugidda nabadgelyadooda. Haddii mushaarka \u00a0askarta ama shaqaalaha aan jirin uu ku dhaco jeebka taliyeyaasha iyo madaxda rayidka ah, musuqmaasuqu wuxuu garabsiinayaa cadawga ku howlan burburinta hantida iyo nolosha dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n

Biishii Maarso ee sanadkii 2017kii ayuu Wakiilkii hore Xoghayaha Guud\u00a0 ee Qaramada Midoobay, Michael Keating, u sheegay Soomaali iskugi timid kulan ka dhacay Oslo in Xoogga Dalka askarta ka tirsani u badan yihiin hal beel. \u201cWeliba ciidanka ku sugan Marka waxay u badan hal jifo. Soomaaliya may laha ciidan qaran<\/a>\u201d buu Keating yiri.<\/p>\n

Sababta madaxda Soomaaliyeed heer kasta uga aamusnaayeen xaaladda dhabta ee Xoogga Dalka \u00a0ilaa hadda may cadda. Haddii dowladdu ay weli ku howlan tahay samaynta ciidan Qaran oo loo dhan yahay, maxaa keenay in magaca Xoogga Dalka lagu sunto\u00a0 ciidammada\u00a0 Soomaalida oo ka hawlgala gobollada qaarkood, isla xisaabtankuna iyaga ku koobnaado?<\/p>\n

Waa maxay wanaagga ka soo bixi kara go\u2019aanka dowladda federaalku ku beegsatay qaybaha ciidanka ku sugan laba gobol oo keliya?\u00a0Haddii dowladda federaalku soo afjartay musuqmaasuqii ku jiray ciidammada iyo dowladda gaar ahaan dhinaca mushaarka, dowladdu xaq bay u yeelanaysaa inay la xisaabtanto maamul federaaleedyada. Isla xisaabtanku wuxuu keeni kara in xoogga la saaro dhowrista Soomaalida \u00a0xuquuqdooda dhaqaale iyo siyaasadeed\u00a0 lagu duudsiiyay habka 4.5.<\/p>\n

Lacagta iyo tababbarrada ugu badan waxay ku baxaan ciidammada Xoogga Dalka ku sugan Muqdisho iyo labada gobo loo deriska la ah. Hufnaanta maaliyadda ee Xoogga dalku wuxuu meesha ka saarayaa eedeymo sadbursi oo wax u dhimi kara dhexdhexaadnimada Dowladda Federaalka.<\/p>\n

Habka federaalku wuxuu u ekaaday \u00a0heshiis beelaha waaweyn u dhexeeya si aysan dowladnimo uga hanaqaadin Soomaaliya, waayo ololaha hufnaanta maaliyadeed oo ay dowladda federaalku u guntatay waa mid argaggax ku riday geddislayda siyaasadeed.<\/p>\n

Inta musumaasuq ka jiro Xoogga Dalka waa lagama-maarmaan inay Soomaaliya \u00a0ku sii tiirsanaato \u00a0Amisom oo hesha in ka badan 95% yabooha lagu soo ururiyo magaca Soomaaliya. Haddii Soomaaliya aysan ka maarmi marin ku tiirsanaanta Amisom, kaalinta \u00a0dowladda federaalku waxay sii ahaanaysaa mid lacag ay ugu soo ururiso ciidammada nabad-ilaalinta Afrika oo, sida \u00a0Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ka sheegay shirkii London ee 2017kii,\u00a0 \u201cu jooga Soomaaliya inay ka hortagaan halis dunida \u00a0uga iman karta\u201d xoogag argaggixiso ah oo ku sugan dalka.<\/p>\n

W\/Q: Liibaan Axmad<\/strong>
\nEmail: libahm@gmail.com<\/strong><\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraalkani wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan oo qura<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Abriil 2019 – Madaxweynihii hore ee Buntland,\u00a0 Dr Cabdiweli Gaas, ayaa isku dayay inuu tirakoobo ciidammada kala duwan ee Buntland\u00a0 ku dhowaad sanad\u00a0 kaddib markuu xilka la wareegay.\u00a0 Mushaarka ciidammada ayaa bil kasta sii kordhayay, inkastoo ciidan cusub aan la qorin.\u00a0 Taliyeyaal\u00a0 ka tirsan Ciidanka Difaaca Buntland, ayaa hor istaagay qorshihii uu Gaas […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24102,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/b-23.jpg?fit=2560%2C1704&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6gJ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24101"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24101"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24101\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24103,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24101\/revisions\/24103"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24102"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24101"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24101"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24101"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}