Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":24079,"date":"2019-04-02T17:56:56","date_gmt":"2019-04-02T16:56:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=24079"},"modified":"2019-04-02T18:04:42","modified_gmt":"2019-04-02T17:04:42","slug":"sirta-qarsoon-maxay-tahay-sababta-ay-sucuudiga-turkiga-qadar-iyo-imaaraadku-ugu-dagaalsan-yihiin-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/02\/sirta-qarsoon-maxay-tahay-sababta-ay-sucuudiga-turkiga-qadar-iyo-imaaraadku-ugu-dagaalsan-yihiin-somalia\/","title":{"rendered":"SIRTA QARSOON: Maxay tahay sababta ay Sucuudiga, Turkiga, Qadar iyo Imaaraadku ugu dagaalsan yihiin Somalia?"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 02 Abriil 2019<\/strong> <\/span>– Waxaa socda herdanka maamulidda dekadaha ee meel ka mid ah bugcooyinka ugu nasiibka daran dunida: Soomaaliya, hadda waxa ay dhexda ugu jirtaa herdanka u dhexeeya Sacuudi Careebiya iyo Imaaraadka Carabta oo dhinac ah iyo Qadar iyo po Turkigu kaabayo oo dhinaca kale ah. <\/span><\/p>\n

Waxa miiska saarani ma ahaan dekadaha dalka oo kaliya, balse waa dalka iyo degganaantiisa siyaasadeed ee mustaqbalka. <\/span><\/p>\n

Soomaaliya waxa ay ku jirtay dagaal sokeeye ilaa dhawr toban-sanaale, kahor dhawr sannadood intii aysan soo jiidan indhaha maalgashadayaasha caalamka. <\/span><\/p>\n

Balse dagaalka diblomaasiyadeed ee ka socda Gacanka Carabta ayaa nadtiijo aaan wanaagsanay ku reebaya Soomaaliya. <\/span><\/p>\n

Sanad kahor sharikad Imaaraadku leeyahay ayaa saxiixday qandaraas ku kacaya $336 milyan oo lagu ballaarinayo dekadda Boosaaso. <\/span><\/p>\n

Wax ka yar sannad ka hor taasna, sharikad kale oo isla Imaaraadka laga leeyahay ayaa saxiixday qandaraas ku kacaya $440 milyan oo ay ku maamulayso dekadda Berbera oo uu ka taliyo maamulka iskiis gooni-isutaagga ugu dhawaaqay ee Somaliland. <\/span><\/p>\n

Bishii Maarso ee sannadkaa Itoobiya ayaa heshay saami aan la shaacin qiimihiisa oo ay ku yeelanayso dekadda Berbera. <\/span><\/p>\n

Dhanka kale, Turkiga oo xulafo dhow la ah cadowga Imaaraadka ee Qadar ayaa sii laba-laabtay dhawr bilyan oo ay Soomaaliya ku maalgashanayso. <\/span><\/p>\n

Sharikad Turki ah ayaa dekadda Muqdisho maamulaysay tan iyo 2014-kii, halka sharikado kale oo Turki ihi dhiseen jidad, iskuullo iyo isbitaallo ay Muqdisho ka hirgeliyeen. <\/span><\/p>\n

Herdanka ayaa sii labo kacleeyay tan iyo Juun, markii dalalka ugu xoogga wayn Carabtu ay xiriirka diblomaasiyadeed u jareen Qadar, ayaga oo ku eedeeyay in ay taageerto argagixisada iyo Iiraan. <\/span><\/p>\n

Tartanka iyo is garbintaas ka socota Bariga Dhexe ayaa dabada ka riixaysa rabitaanka maamulidda Geeska Afrika iyo biyihiisaba, sida ay qabaan ganacsato, aqoonyahanno iyo saraalkiil Soomaali ahi. <\/span><\/p>\n

Soomaaliya waxa ay deris la tahay marinka muhiimka ah ee saliidda adduunku marto dekadeheeduna waxa ay u adeegi karaan dalka bad-xiranka ah ee Itoobiya iyo dadkiisa 100-ka milyan ah. <\/span><\/p>\n

Dalalka gacanku, waxa ay iyana xiriir diimeed iyo ganacsi la lahaayeen Soomaaliya kumannaan sanadood, laakiin xiriirkaas ayaa hadda cirka ku maqan.<\/span><\/p>\n

La soco qaybta 2-aad…<\/strong><\/p>\n

Waxaa Diyaariyay: <\/strong>Cali M Diini<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 02 Abriil 2019 – Waxaa socda herdanka maamulidda dekadaha ee meel ka mid ah bugcooyinka ugu nasiibka daran dunida: Soomaaliya, hadda waxa ay dhexda ugu jirtaa herdanka u dhexeeya Sacuudi Careebiya iyo Imaaraadka Carabta oo dhinac ah iyo Qadar iyo po Turkigu kaabayo oo dhinaca kale ah. Waxa miiska saarani ma ahaan dekadaha dalka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24083,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/b-6.png?fit=942%2C709&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6gn","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24079"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24079"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24082,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24079\/revisions\/24082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}