Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":24012,"date":"2019-04-01T22:18:54","date_gmt":"2019-04-01T21:18:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=24012"},"modified":"2019-04-01T22:36:59","modified_gmt":"2019-04-01T21:36:59","slug":"booliiska-somalia-rw-hindiya-oo-iska-kaashaday-soo-furashada-gabar-hindi-ah-oo-muqdisho-ku-afduubnayd-akhri-sheekada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/04\/01\/booliiska-somalia-rw-hindiya-oo-iska-kaashaday-soo-furashada-gabar-hindi-ah-oo-muqdisho-ku-afduubnayd-akhri-sheekada\/","title":{"rendered":"Booliiska Somalia & RW Hindiya oo iska kaashaday soo furashada gabar Hindi ah oo Muqdisho ku afduubnayd (Akhri sheekada)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 01 Abriil 2019<\/strong><\/span> – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay in ay soo badbaadiyaan Gabar Hindi ah iyo Saddex carruur ah oo ay dhashay oo afduub loogu heystay<\/a> magaallada Muqdisho.<\/p>\n

Ra’iisul Wasaaraaha waddanka Hindiya Narendra Modi ayaa qayb libaax ka qaatay isagoo dadaallo uu muujiyay kula xiriiray safaaradda Hindiya ee Nairobi maadaama Hindiya aysan safaarad ku lahayn Soomaaliya, waxaana sidoo kale howlgalka fuliyay ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n

\n

Gabadhan 31 jirka ah oo Muslimad ah, kana soo jeedda Hyderabad ee Hindiya ayaa waxaa lagu magacaabaa Afreen Begum, waxaana Muqdisho lagu heystay tan iyo Luulyo, 2018.<\/p>\n

Gabadhan ayaa waxaa heystay qoyska ninka ay ubadka u dhashay oo Soomaali ah, waxaana iyada iyo carruurteedu ay maanta 2:40 pm ka duuleen Muqdisho iyagoo ka degay Addis Ababa, halkaas oo berri ay ka qaadan doonaan duulimaad ku sii jeeda Mumbai Airport.<\/p>\n

Sida sharciga Soomaaligu uu dhigayo waalid keligii ah carruur kalama duuli karto garoonka diyaaradaha, iyadoo aan ogolaansho laga haysan waalidka labaad ee ubadkaa dhalay.<\/p>\n

Maxamed Xuseen Ducaale oo wata Baasaboor Canadian ah ayaa waxa uu Afreen ku guursaday 2013 magaalada Hyderabad, halkaas oo Maxamed uu u shaqeynayay shirkad gaar loo leeyahay.<\/p>\n

4 Luulyo 2018, ayaa qoyskani waxa ay go’aansadeen in ay Soomaaliya aadaan si Afreen ay u soo barato qoyska ninkeeda.<\/p>\n

Wixii waqtigaa ka dambeeyay war waa laga waayay, illaa markii dambe ay gabar deriska ah ka qaadatay taleefoon Whatsapp leh kulana xiriirtay reerkeedii Hyderabad, iyadoo la sheegayo in tacaddiyo badan iyo jirdil loo geystay haweeneydani.<\/p>\n

Bartamihii Febraayo 2019 gabadhan Hindida ah Aabeheed Syed Gafoor Ali oo darawal Mooto Bajaajle ka ah Hyderabad, ayaa markii uu helay khabarka gabadhiisa waxa uu la xiriiray laamaha amaanka Hindiya oo uu ka dalbaday in gabadhiisa loo soo bad baadiyo.<\/p>\n

Howlgalku aad buu u cuslaa, maadaama aysan Hindiya safaarad iminka ku lahayn Xamar, in dowladda Soomaaliya lala xiriiro oo ay kiiskaasi soo furdaamiso lama huraan ayay noqotay, illaa markii dambe lagu guuleystay.<\/p>\n

Laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa misna ku dhegtay gabadha saddexda carruurta wadata maadaama aan ogolaansho laga haysan ninkii carruurtaa aabaha u ahaa illaa mar kale xukuumadda Modi ay Soomaaliya ka dalbatay in gabadhaas waraaqaha loo fududeeyo dalkeedana dib loogu soo celiyo.<\/p>\n

Waxaa Diyaariyay:<\/strong> Yaxye Yuusuf Khasaaro<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 01 Abriil 2019 – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay in ay soo badbaadiyaan Gabar Hindi ah iyo Saddex carruur ah oo ay dhashay oo afduub loogu heystay magaallada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraaha waddanka Hindiya Narendra Modi ayaa qayb libaax ka qaatay isagoo dadaallo uu muujiyay kula xiriiray safaaradda Hindiya ee Nairobi maadaama Hindiya aysan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24013,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/b-7.jpg?fit=720%2C484&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-6fi","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24012"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24012"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":24020,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24012\/revisions\/24020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24013"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}