Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":23924,"date":"2019-03-31T19:30:08","date_gmt":"2019-03-31T18:30:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=23924"},"modified":"2019-03-31T20:42:37","modified_gmt":"2019-03-31T19:42:37","slug":"london-ayaa-pizza-laga-dalbadaa-kaddibna-british-airways-ayaa-lasoo-saarayaa-dowladda-nigeria-oo-cambaaraysay-caqliyad-dalkaasi-ka-jirta-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/31\/london-ayaa-pizza-laga-dalbadaa-kaddibna-british-airways-ayaa-lasoo-saarayaa-dowladda-nigeria-oo-cambaaraysay-caqliyad-dalkaasi-ka-jirta-sawirro\/","title":{"rendered":"”London ayaa Pizza laga dalbadaa kaddibna British Airways ayaa lasoo saarayaa!” – Dowladda Nigeria oo cambaaraysay caqliyad dalkaasi ka jirta! + Sawirro"},"content":{"rendered":"
\n

(Abuja) 31 Maarso 2019<\/strong> <\/span>– Dad ku nool Nigeria ayaa la sheegay in ay British Airways u adeegsadaan inay\u00a0 \u2018usoo daabusho\u2019 Pizza ay London ka dalbadeen, sida uu ka cowday Wasiir Beeraha dalkaasi.<\/p>\n

Wasiir Audu Ogbeh, 71 jir, ayaa sheegay in reer Nigeria ay \u2018telefoonadooda Pizza uga dalbanayaan magaalada London\u2019 xilli uu la hadlayay Guddi Hoosaadka Beeraha ee Senate-ka dalkaasi oo uu kula kulmay caasimadda Abuja.<\/p>\n

Wasiirka oo arrintaas ku tilmaamay \u2018wax laga xanaaqo\u2019, ayaa aad uga walaacey sida waxa uu dalka Nigeria soo degsado ay uga badan yihiin waxyaabaha uu dhoofiyo.<\/p>\n

\u2018Waxay Pizza ka dalbadaan London, waxaa loogu soo qaadaa British Airways iyagoo subixii garoonka doonta,\u2019 ayuu yiri Wasiirka oo sheegay inay ku dadaali doonaan inay jaraan waxyaabo badan oo noocan ah.<\/p>\n

\u2018Nigeria waa dal wax uun soo degsada. Findhicil ayaa sanadkii noogu kaca 18 milyan oo doollar; yaanyada gasacadaysan waxay sanadkii noogu kacdaa 400 milyan oo doollar,\u2019 ayuu ku qayliyey Mr Ogbeh.<\/p>\n

\n

\u2018Ha yeeshee, dambiil yaanyo qeeriin ihi waxay dalkeenna ka joogtaa wax ka yar 2,000 oo Naira. Beeralaydu way khasaarayaan waayo ma halayaan lacag ku filan oo ay ku dhisaan wershado yaanyada gasacadeeya.” ayuu raaciyay.<\/p>\n

Afrika ayaa ah qaarad wax kasta Alle ku mannaystay balse aan lahayn camalkii iyo caqliyaddii ay wexeeda ku cuni lahayd, iyadoo dalalka wax uun soo dejiya balse aan wax micne leh dhoofin ay Somalia ka mid tahay, waloow aanu dalkaasi muddo dheer dowlad quman lahayn.<\/p>\n