Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":23852,"date":"2019-03-30T18:12:39","date_gmt":"2019-03-30T18:12:39","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=23852"},"modified":"2019-03-30T18:15:19","modified_gmt":"2019-03-30T18:15:19","slug":"23852","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/30\/23852\/","title":{"rendered":"RASMI: DF Somalia oo xaalad degdeg ah kusoo rogtey magaalada Muqdisho + Video"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 30 Maarso 2019<\/strong><\/span> – Guddoonka Gobolka Banaadir, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, ayaa si rasmi ah goor dhowayd ugu dhawaaqay in xaalad deg deg ah la gelinayo magaalada Muqdisho ay laga bilaabi dooo howlgallo ballaaran oo amaanka lagu xaqiijinayo, sidii aan horayba wararkeennii maanta<\/a> ugu sheegnay.<\/p>\n

Waxyaabaha cusub waxaa ka mid ah in jidad hor leh la xiri doono, in guryo badan la geli doono iyo in la dabiqi doono xaalad amaan aad u feejigan.<\/p>\n

Gud. Yariisow oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay caasimadda Muqdisho, ayaa xusay in ay ciidamada amaanku bilaabi doonaan howlgallo guri guri baaritaanno loo samayn doono.<\/p>\n

Waxa uu keenay hindise ah in waayeelka iyo naafada ay dowladda ku daabuli doonto gaadiid gaar ah oo ay iyadu u diyaarisay, kuwaasoo ka dhex-shaqeyn doona caasimadda, halka inta kale ee lugayn karaa ay cagohooda maali doonaan.<\/p>\n

Mujtamaca Muqdisho ayaa laga codsaday in ay dulqaad muujiyaan, amaankana wax ka ilaashadaan lana shaqeeyaan Ciidanka Ammaanka qaranka inta lagu jiro xaaladdan degdegta ah, isagoo sidoo kale dhaliil usoo jeediyay warbaahinta iyo dadyoowga kale ee baraha bulshada ku xayaysiiya weerarrada lala beegsanayo shacabka, taasoo dhiirrigelinaysa weerarro kale, sida uu yiri.<\/p>\n

Go\u2019aankan ayaa ayaa la sheegayaa inuu ka yimid dhanka madaxda sare ee dalka sida MW Farmaajo iyo RW Kheyrre oo isku raacay in xaalad deg deg ah oo lagu soo rogo Muqdisho oo uu amaankeedu faraha ka baxay maalmihii dambe.<\/p>\n