Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":23778,"date":"2019-03-30T09:02:39","date_gmt":"2019-03-30T09:02:39","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=23778"},"modified":"2019-03-30T09:02:39","modified_gmt":"2019-03-30T09:02:39","slug":"daawo-turkiga-oo-u-weecan-doona-dayuuradaha-ruushka-ee-su-35-haddii-uu-maraykanku-u-diido-kuwa-f-35-salka-muranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/30\/daawo-turkiga-oo-u-weecan-doona-dayuuradaha-ruushka-ee-su-35-haddii-uu-maraykanku-u-diido-kuwa-f-35-salka-muranka\/","title":{"rendered":"DAAWO: Turkiga oo u weecan doona dayuuradaha Ruushka ee Su-35 haddii uu Maraykanku u diido kuwa F-35 (Salka muranka)"},"content":{"rendered":"

(Ankara) 30 Maarso 2019<\/strong><\/span> – Washington ayaa halis ugu jirta inay ka samirto suuqa hubka Turkiga haddii ay ka caga jiiddo inay Turkiga usoo daabusho dayuuradaha F-35 oo ay horay ugu heshiiyeen maamulka Ankara, iyadoo uu Turkigu u weecan doono dhanka Ruushka, sida uu sheegayo hilinka RT.<\/p>\n

\n

“Hadii uu Maraykanku ku guul darraysto inuu Ankara usoo raro dayuuradaha ay ka dalbatay, waxay Turkigu iibsan doonaan dayuuradaha Su-35 ee Ruush sameega ah,”<\/em> ayuu yiri Viktor Litovkin, oo ah nin falanqeeya arrimaha ciidamada oo u warramayay wakaaladda TASS.<\/p>\n

”Hubka Maraykanka suuq la’aan ayaa ka qabsanaysa dhanka TurkigaT.”<\/em><\/strong><\/p>\n

Dayuuradaha F-35 iyo Su-35<\/em> ayaa leh baxaalliyaal la is barbardhigi karo, sida uu qabo Litovkin, oo intaa raaciyay in Moscow aysan sidaa ku huraynin xog tiknolojiyadeed maadaama ay adag tahay in la jabsado software-ka ay ku shaqeeyaan dayuuradaha F-35.<\/p>\n

Maraykanka ayaa Ankara uga caroodey dalabka hannaanka daafaca gantaalaha dhul-ka-cirka ah ee S-400, isagoo ku hanjabey cunaqabatayn iyo in aanu ka iibin doonin dayuuradaha F-35, taasoo ay Ankara ku gacan sayrtay.<\/p>\n

Turkiga ayaa u baahan gantaalaha S-400 oo ay Ruushka uga dalbatay 2.5 bilyan oo doollar, waxayna bartilmaameed kasta oo xawaare badan ka dili karaan 400km, iyadoo qaybta 1-aad loosoo daabulayo sanadka xiga.<\/p>\n

Ankara ayaa baahidaa dareentay kaddib markii uu Maraykanku halkaa ka rartay daafacii gantaalaha Patriot oo yaalley meel u dhow xadka Turkiga-Suuriya 2015.<\/p>\n