Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":23624,"date":"2019-03-27T11:55:30","date_gmt":"2019-03-27T11:55:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=23624"},"modified":"2019-03-27T11:55:30","modified_gmt":"2019-03-27T11:55:30","slug":"sawirro-hindiya-oo-noqotay-dalkii-4-aad-ee-yeesha-gantaalaha-lidka-satellite-ka-wax-ka-baro-sooyaalka-hubkan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/27\/sawirro-hindiya-oo-noqotay-dalkii-4-aad-ee-yeesha-gantaalaha-lidka-satellite-ka-wax-ka-baro-sooyaalka-hubkan\/","title":{"rendered":"SAWIRRO: Hindiya oo noqotay dalkii 4-aad ee yeesha gantaalaha Lidka-Satellite-ka (Wax ka baro sooyaalka hubkan)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 27 Maarso 2019<\/strong><\/span> – Dalka Hindiya<\/a> ayaa tijaabiyay gantaalkii ugu horreeyay ee lid-satellite ah ee ay iyadu farsamayso, kaasoo sidoo kale dili kara walax kasta oo wareegaya ama gaaf meeraya hawada sare.<\/p>\n Hindiya oo leh barnaamij heerkiisu sarreeyo oo Hawada Sare ah, kuwaasoo ay ku jiraan farsamaynta meelaha laga tuuro gantaalaha xambaara satellite-yada iyo farsamaynta satellite-ka laftiisa, kuwaasoo loo kala dirayo koowkabyo ay ka mid yihiin Bisha iyo Mars, ayaa midkan maanta tijaabisey, sida uu shacabka Hindiya ugu bishaareeyay RW Narendra Modi.<\/a><\/p>\n Gantaallada Lidka Satellite-ku waa hub istaraatiji ah oo looga gol leeyahay in lagu burburiyo satellite-yada hawada sare heehaabaya ee ay cadowgu leeyihiin, si ay xogo uga ururiyaan dalkii ay markaa is hayaan.<\/p>\n Waxay kaloo satellite-yadu ku tooran yihiin inay gacan ka gaystaan qabashada gantaalaha cadowga iyo tashwiish gelinta isgaarsiintooda.<\/p>\n Sidaa darteed, inuu dal burburin karo satellite hawadaa fog heehaabaya, si meesha looga saaro xogahaa xasaasiga ah ee uu dirayo, waxaa loo arkaa awood ciidan oo heer sare ah, waxaana iminka dalalka awooddaa leh oo fara ku tiris ah ka mid ah Maraykanka, Ruushanka, Shiinaha iyo Hindiya oo iminka ku biirtay.<\/p>\n Dalalka deriska la ah sida Pakistan<\/a>, oo ay bishii hore dagaallo cirka ah oo kooban is dhaafsadeen Hindiya oo dhowr satellite hawada u dirtay iyadoo kaashanaysa tiknolijiyadda Shiinaha iyo Ruushka, iyo Shiinaha oo daraasiin satellite-yo ah hawada u diray sanadkii hore ee 2018 ayaa ka mid ah dalalka ka welwelsan khabarkan.<\/p>\nADEEGSIGIISA DIFAAC AHAAN<\/h2>\n
TIJAABOOYINKII HORE<\/h2>\n