Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":23604,"date":"2019-03-27T07:43:37","date_gmt":"2019-03-27T07:43:37","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=23604"},"modified":"2019-03-27T07:43:37","modified_gmt":"2019-03-27T07:43:37","slug":"digniin-qaraxyo-la-sheegay-inay-ku-wajahan-yihiin-bartilmaameedyo-ku-yaalla-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/27\/digniin-qaraxyo-la-sheegay-inay-ku-wajahan-yihiin-bartilmaameedyo-ku-yaalla-muqdisho\/","title":{"rendered":"DIGNIIN: Qaraxyo la sheegay inay ku wajahan yihiin bartilmaameedyo ku yaalla Muqdisho!"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 27 Maarso 2019<\/strong><\/span> – Waxaa laga digayaa qaraxyo ay dhici karto in lagu weeraro bartilmaameedyo ku yaalla magaalada Muqdisho, kuwaasoo u badan goobo ay joogaan dad rayid ah oo biri ma gaydo ah.<\/p>\n

Sida uu sheegay weriyaha CabdiCasiis Maxamed Guuleed waxay digniintani ka timid dhanka QM, wuxuuna bartiisa Facebook kusoo qoray sidatan:<\/p>\n

”Xafiiska Howlaha Qaramadda Midoobay ee Somalia u qaabilsan Ammaanka wuxuu faafinayaa Digniino la xiriiro suurtagalnimadda qaraxyo ka dhaca Muqdisho, kuwaasoo lala beegsan karo Hoteello iyo goobo kale oo la isugu yimaado.”<\/p>\n

GOORMA AYAY DHICI KARAAN?<\/strong><\/p>\n

”Weerarradan ayaa dhici kara Arbacadda Maanta ah, illaa iyo Sabti, waxaana ku jira Baabuurta Qaraxyadda ah mid Xamuul ah oo sida Qarax Tankiisu wayn yahay.
\nIllaa iyo 4 Gaari oo Qarax ah ayeey Digniintu sheegaysaa inay soo galeen Magaaladda Muqdisho, kuwaasoo la aaminsan yahay in lala beegsan doono Hoteelo aan la magacaabin.”<\/p>\n

Waa sidee isku halleeynta xogtani?<\/strong><\/p>\n

”UNDSS oo xogtan qaybinayay waxay sheegeen inaysan xaqiijin karin sax ahaanta Xogtan.”<\/p>\n

Si kastaba, waxaa mar kasta hay’aadka sirdoonka DF lagu dhaliilaa habacsanaan, qorshe la’aan iyo inaysan u darbanayn wax ka qabashada amaanka.<\/p>\n

Qaabka ay hay’adaha Xamar jooga u wajahayaan digniinaha qaraxyada ayaa laftooda fari ku jirtaa oo ay dadka amaanka lafa guraa sheegayaan inay amaan darrada ka qayb qaadato.<\/p>\n