Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":23571,"date":"2019-03-26T13:34:11","date_gmt":"2019-03-26T13:34:11","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=23571"},"modified":"2019-03-26T13:34:11","modified_gmt":"2019-03-26T13:34:11","slug":"ruushka-oo-suuqa-soo-dhigay-dayuuraddii-ugu-casrisanayd-ee-uu-maraykanka-kula-tartamayo-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/26\/ruushka-oo-suuqa-soo-dhigay-dayuuraddii-ugu-casrisanayd-ee-uu-maraykanka-kula-tartamayo-sawirro\/","title":{"rendered":"Ruushka oo suuqa soo dhigay dayuuraddii ugu casrisanayd ee uu Maraykanka kula tartamayo + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Moscow) 26 Maarso 2019<\/strong> <\/span>– Miigga jiilka 5-aad ee Sukhoi ama Su-57 ayaa la sheegay inuu leeyahay astaamo keeni doona in dibedaha aad looga soo dalbado, sida uu sheegayo Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Ruushka, Denis Manturov.<\/p>\n

Wasiirka ayaa tibaaxay in Ruushku uu doonayo in ballaariyo saamiga uu ku leeyahay suuqyada caalamiga ah, isagoo xoojinaya barnaamijyo iskaashi oo uu la wado dalka Hindiya oo uu Ruushku u yahay jaalka ugu wayn dhanka dhismaha dayuuradaha.<\/p>\n

Bishii tagtay, Madaxwayne Xigeenka hay’adda United Aircraft Corporation (UAC), Ilya Tarasenko, ayaa ku dhawaaqay inay Ruushku suuqyada caalamiga ah u iib gayn doonaan dayuuradda ugu cusub nooca guuxooda ka dheereeya ee Su-57.<\/p>\n

Sukhoi Su-57 waa dayuuradda qura ee Ruushku sameeyo ee jiilka 5-aad ah, waxayna leedahay laba matoor iyadoo doorar badan ka dagaallami karta, waxaana dayuuraddan oo aad ugu gacan sarreeya hawada iyo weerar qaadka markii ugu horreeysey hawada lasoo geliyay 2010-kii.<\/p>\n

Wuxuu sheegay wasiir\u00a0Manturov oo la hadlayay INTERFAX, inay iminka kordhayso kalsoonida lagu qabo tayada hubka Ruush sameega ah, taasoo uu sheegay inay asaasi u noqonayso inuu Ruushku ka tartami karo suuqyada dibedda.<\/p>\n

Ruushka ayaa dayuuradda kula tarmaya F-35 oo uu Maraykanku sameeyo oo ah mid halis ku ah dhanka ka dhuumashada raadaarka, isla markaana leh muuqaallo kale oo muhim ah casrina ah.<\/p>\n

Dayuuraddan ayaa ku hubaysan gantaalaha cir-ka-cir ee R-77 iyo kuwa cir-ka-bad ee markab dilayaasha ah ee Kalibr. Waxaana lagu tijaabiyay dagaalka Suuriya.<\/p>\n

\n
\n
<\/picture><\/div>\n<\/div>\n
\n
<\/picture><\/div>\n<\/div>\n
\n
<\/picture>\n