Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":23135,"date":"2019-03-20T08:39:25","date_gmt":"2019-03-20T08:39:25","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=23135"},"modified":"2019-03-20T08:39:25","modified_gmt":"2019-03-20T08:39:25","slug":"maxkamad-ciidan-oo-dil-ku-xukuntay-labo-xubnood-oo-lagu-eedeeyay-al-shabaabnimo-iyo-danbiyo-culus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/20\/maxkamad-ciidan-oo-dil-ku-xukuntay-labo-xubnood-oo-lagu-eedeeyay-al-shabaabnimo-iyo-danbiyo-culus\/","title":{"rendered":"Maxkamad ciidan oo dil ku xukuntay labo xubnood oo lagu eedeeyay Al-Shabaabnimo iyo danbiyo culus"},"content":{"rendered":"
(Muqdisho) 20 Maarso 2019<\/strong><\/span> – Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida\u00a0 oo xarunteedu tahay Magaalada Muqdisho ayaa xukun ku riday maant rag lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al Shabaab oo loo heystay dambiyo kala duwan.<\/p>\n Hoos ka aqriso qaabka ay u socotay doodaha iyo dacwada Maxkamada<\/strong><\/p>\n Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad)<\/em> 23jir ah\u00a0<\/strong><\/em>iyo Max\u2019ed Cali Boorow Aadan (C\/xakiin)<\/em> oo 25 jir ah, Kuwaas oo ka tirsanaa Argagaxisada Al shabaab sida uu ku dhawaaqay<\/em> Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamadda Qalabka Sida Xasan Cali Shuute.<\/p>\n Eedaysanaha 1aad Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad), <\/strong>waxaa si gaar ah loogu \u00a0eedeeyay in uu \u00a0ka tirsan yahay kooxda Al-shabaab, kana soo shaqeyay xiliyo kala duwan Qeyba ay ka mid yihiin\u00a0 Jabhada, weerarada baabuurta lagu fuliyo iyo Qaraxyada ismiidaaminta oo uu sahmiye u ahaa, isagoo si gaar ah ugu eedaysan inuu fuliyay falalka soo socdo:-<\/em><\/p>\n Iyadoo Ciidamada amnigu ku soo qabteen kadib markii uu uga degtay\u00a0 \u00a0gaarigii 2-aad ee Saarufka ahaa Taalada Daljirka Dahsoon, gaarigaasoo isagana qarxay ayna ku geeriyoodeen Marxuumiin ay ka mid ahaayeen <\/em>1)Marxuum Faysal Salaad Samow <\/strong>2)Marxuum Axmed Maxamed Yuusuf <\/strong>oo labaduba macalimiin ka ahaa Iskoolka Yaasiin Cismaan<\/strong>.<\/em><\/p>\n Eedaysanaha 2-aad Maxamed Cali Boorow Aadan (C\/xakiin)<\/strong>, waxaa lagu eedeeyay in uu ka tirsan yahay \u00a0kooxda Al-shabaab gaar ahaan Qeybta qaraxyada,isla markaana uu qayb ka ahaa Sahmintii Qaraxii lagu weeraray Degmada H\/wadaag 02\/09\/2018 oo sababay Dhimashada8ruux iyo Dhaawaca 27 ruux oo kale, sidoo kale wuxuu qeyb ka ahaa eedaysanuhu isaga iyo Eedaysanaha 1aad qaraxii ka dhacay Tiyaarka qaranka 22\/12\/2018 oo ay wadeen gaarigii 2-aad ee ku qarxay agagaarka Daljirka Dahsoon .\u00a0 <\/em><\/p>\n DOOD DHEER KADIB.<\/strong><\/p>\n MAXKAMADDU:<\/strong><\/p>\n Markay Aragtay:- Qodabada <\/strong>\u00a0\u00a0221,222,434,71 XCS\u00a0 .<\/em><\/p>\n Markay Aragtay: \u2013<\/strong> Maxkamaddu Qiraalka Eedaysane Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad)<\/em><\/strong>, oo uu ka horcadeeyay \u00a0garsoorka\u00a0\u00a0 in uu ka tirsanaa kooxda Al-shabaab kana soo shaqeeyay qaybo kala duwan oo ay ka mid tahay weerarada lagu fuliyo baabuurta asigoo\u00a0 qayb ka ahaa weeraro ay ka mid ahaayeen weerarkii 15\/08\/2017 degmada hodan lagula beegsaday \u00a0gaari hartoop langaruusal ah oo ay saarnaayeen hal qoys oo uu ku geeriyooday hal ruuxkuna dhaawacmeen 5 ka mid qosykii gaariga saarnaa.<\/em><\/p>\n sidoo kale wuxuu eedaysanuhu sheegay in uu qayb ka ahaa weerarkii lagu qaaday gaari saruf ah oo marayayisgoyska via Roma ee degmmada xamar wayne 27\/09\/2017 oo ay ku geeriyoodeen labadii ruux ee saarnaa gaariga , <\/strong>sidoo kale eedaysanuhu wuxuu garsoorka u cadeeyay in uu ahaa sahmiyihii weerar iyo qaraxyo lala beegsaday09\/11\/2018,\u00a0 Hotel Sahafi weerarkaas oo ay ku geeriyoodeen 32 ruux kuna dhaawacmeen 69 ruux oo kale, iyadoo ciidanka amniga ay soo qabteen kadib markii uu ka degay gaarigii labaad ee ku qarxay 22\/12\/2018 agagaarka daljirka daahsoon , qaraxaas oo ay ku geeriyoodeen labo macalin oo ka tirsanaa iskuulka Yaasiin Cusmaan.<\/em><\/p>\n \u00a0Markay Aragtay:-<\/strong> Maxkamadda Qiraalka Eedaysane Maxamed Cali Boorow Aadan (C\/xakiin),<\/em><\/strong> oo uu ka hor bixiyay \u00a0garsoorka\u00a0 Ciidamada Qalabka sida hortiisa kuna cadeeyay in uu ka tirsan yahay kooxda al-shabaab \u00a0gaar ahaan qaybta qaraxyada isaguna sahmiye ka ahaa qaraxii lagu weeraray Degmada howl-wadaag 02\/09\/2018 ,sidoo kale eedaysanuhu wuxuu cadeeyay inuu qayb ka ahaa weerarkii 22\/12\/2018 lagu qaaday tiyaaterka qaranka, \u00a0ciidamada amniguna ay qabteen kadib markii uu ka degay gaarigii labaad ee ku qarxay agagaarka daljirka dahsoon.<\/p>\n Markay Dhagaysatay:-\u00a0 <\/strong>markhaatiyaasha\u00a0 la horkeenay maxkamaddda mid midna ay u waydiisay marag furkooda waxay maxkamada ka hor cadeeyeen in ay dad shacab ah u sheegeen in labada eedaysane ay ka degeen gaari ay dhigeen agagaarka daljirka dahsoon sidaasna ay ku qabteen\u00a0 inti ay waraysanayeena uu qarxay gaarigii ay ka degeen, qaraxaas oo sababay dhimashada 3 ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen macalimin iskuul.<\/p>\n Markay Aragtay:- Dembi muujinta ah 1- dukumiintiyo ay ka mid yihiin- cadaymihii iyo qiraaladii laga qoray eedaysanayaasha. 2- liiska dadkii ku geeriyooda kuna dhaawacmay qaraxyadii iyo weeraradii lagu eedeeyay eedaysanayaasha. 3- sawirada muujinaaya bur-burkii ka dhacay qaraxyada iyo weerarada lagu soo eedeeyay. <\/em><\/p>\n Markay Dhagaysatay:- <\/strong>\u00a0Doodii Qareenada oo ahayd in eedaysanayaasha loo naxariisto loona eego sifaalaha dembiga fududeeya<\/em>.<\/p>\n Sidaas Darteed Maxkamadda waxaa u Caddaaty in:- <\/strong><\/p>\n Dambiile Shabaab Canshuur Cismaan Abuukar Cumar <\/em><\/strong>iyo<\/em>Dambiile ShabaabMax\u2019ed Cali Boorow Aadan<\/em><\/strong>ay wada yihiin dambiilayaal galay dembiga lagu soo oogay waxayna ku wada xukuntay Dil Toogasho.<\/strong><\/p>\n Cidii aan ku qanacsanayn xukunka maxkamada waxaa u furan rafcaan. <\/strong><\/p>\n Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":" (Muqdisho) 20 Maarso 2019 – Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida\u00a0 oo xarunteedu tahay Magaalada Muqdisho ayaa xukun ku riday maant rag lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Al Shabaab oo loo heystay dambiyo kala duwan. Hoos ka aqriso qaabka ay u socotay doodaha iyo dacwada Maxkamada Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil […]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":23136,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/5L3A8697.jpg?fit=5760%2C3840&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-619","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23135"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23137,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23135\/revisions\/23137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23136"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}\n