Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":22352,"date":"2019-03-10T13:40:38","date_gmt":"2019-03-10T13:40:38","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=22352"},"modified":"2019-03-10T13:42:15","modified_gmt":"2019-03-10T13:42:15","slug":"wax-ka-ogow-tirada-dad-ku-dhintay-shilka-diyaaradeed-ee-ka-dhacay-itoobiya-iyo-dalalka-ay-ka-soo-jeedaaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/10\/wax-ka-ogow-tirada-dad-ku-dhintay-shilka-diyaaradeed-ee-ka-dhacay-itoobiya-iyo-dalalka-ay-ka-soo-jeedaaan\/","title":{"rendered":"Wax ka ogow tirada dad ku dhintay shilka diyaaradeed ee ka dhacay Itoobiya iyo dalalka ay ka soo jeedaan"},"content":{"rendered":"

(Addis Ababa) 10 Maarso 2019<\/strong><\/span> \u2013 Dadka ugu badan ee shilkaan ku geeriyooday ayaa ka soo jeeda dalka Kenya waxayna gaaranayaan 32 qof, waxaana tirada dhimashada ku soo xigta Kanada oo dadka kaga dhintay gaarayaan 18 ruux.<\/p>\n

Ra\u2019iisal wasaaraha dalka Itoobiya Cabbeey Axmed ayaa u tacsiyeeyay qoysaska dadkii ku dhintay shilkaan diyaarada.<\/p>\n

\u201cMa jirto cid ka badbaadey duullimaadkaasi, kaasoo sidey rakaab ka kala socdey 33 dal,\u201d ayuu yiri nin u hadlay hay\u2019adda warbaahinta qaranka ee Ethiopian Broadcasting Corporation, oo soo xiganayey saraakiil ka tirsan shirkadda EI.<\/p>\n

Lama sheegin ilaa iminka tafaasiil ku aaddan waxa ridey dayuuraddan oo ahayd moodalka Boeing 737-8 MAX, taasoo cusbayd oo ay Itoobiya soo gadatay bishii Nofeembar.<\/p>\n

\u201cWaxaa la xaqiijiyey inuu shilku dhacay 8:44 (am),\u201d ayuu yiri afhayeenka oo aan magaciisa sheegin.<\/p>\n

Dayuuraddan oo ay gebi ahaanba wada leedahay dowladda Itoobiya ayaa siddey 149 rakaab ah iyo 8 shaqaale ah, markii ay dhacaysey.<\/p>\n

Dayuuradda ayaa gegada Bole International Airport ka duushay saacadda maxalliga ah 8:38am (06:38 GMT) waxaana \u201cmarkiiba lumay xiriirkeedii\u201d 6 daqiiqo uun kaddib meel u dhow Bishoftu (Debre Zeit), oo ah magaalo 60km koonfur bari kaga toosan Addis Ababa dhanka jidka.<\/p>\n

Dayuuraddan oo ah nooca Boeing 737-800MAX waxay la mid tahay dayuuraddii Indonesian Lion Air ee dhacday bishii Oktoobar, 13 daqiiqo uun kaddib markii ay ka duushay Jakarta, taasoo ay ku dhinteen 189 qof oo saarnaa.<\/p>\n

Yeelkeede, shilkii ugu dambeeyay ee ay soo mara Ethiopian Airlines wuxuu ahaa mid qabsaday Boeing 737-800 taasoo qaraxdey markii ay ka duushay Libnaan sanaddii 2010, taasoo ay ku dhinteen dhamaan 83 rakaab ahaa iyo 7 shaqaale ahaa.<\/p>\n

Arag Liiska Dad dhintay iyo dalalka ay ka soo jeedaan.<\/strong><\/p>\n

Saraakiisha Sar Sare ee shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa goor dhaw ku dhawaaqay dalalka ay ka soo jeedaan dadkii la socday diyaaradii burburtay oo la sheegay in gabi ahaanba ay dhinteen.<\/p>\n

Hoos ka Aklhriso Liiska lagu dhawaaqay ee dowladdaha ay ka soo kala jeedeen rakaabka la socday diyaarada :<\/strong><\/p>\n

32 Kenyan, 18 Reer Canada, 9 Itoobiyaan\u00a0, 8 Shiinees, 8 Talyaani, 8 Ameerikaan, 7 Faransiis, 7 Ingiriis, 6 Masaari, 5 Jarmal ah, 1 baasaboor Qaramada Midoobay watay , 4 Hindi, 4 Slovakia, 3 Australia, 3 Ruush, 3 Sweden, 2 Spain, 2 Poland , 1 Indonesia, 1 Ireland , 1 Rwanda, \u00a01 Sucuudiga, 1 Somalia , 1 Serbia , 1 Nepal , 1 Nigeria, 2 Morokaan , 2 Israaiiliyiin , 1 Biljim , 1 Ugandhiis, 1 Yemeni, 1 Sudaniis, 1 Togo
\n1 Muzambiik , 1 Norway.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Addis Ababa) 10 Maarso 2019 \u2013 Dadka ugu badan ee shilkaan ku geeriyooday ayaa ka soo jeeda dalka Kenya waxayna gaaranayaan 32 qof, waxaana tirada dhimashada ku soo xigta Kanada oo dadka kaga dhintay gaarayaan 18 ruux. Ra\u2019iisal wasaaraha dalka Itoobiya Cabbeey Axmed ayaa u tacsiyeeyay qoysaska dadkii ku dhintay shilkaan diyaarada. \u201cMa jirto cid […]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":22348,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/D1S4VAOXgAA6Yu5.jpg?fit=960%2C720&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-5Ow","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22352"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22352"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22354,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22352\/revisions\/22354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}