Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":22270,"date":"2019-03-09T20:37:50","date_gmt":"2019-03-09T20:37:50","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=22270"},"modified":"2019-03-10T06:03:49","modified_gmt":"2019-03-10T06:03:49","slug":"ma-somalia-ayaa-la-noqotay-dacwaddii-maxkamadda-icj-jawaab-kasoo-baxday-maxkamadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/09\/ma-somalia-ayaa-la-noqotay-dacwaddii-maxkamadda-icj-jawaab-kasoo-baxday-maxkamadda\/","title":{"rendered":"Ma Somalia ayaa la noqotay dacwaddii Maxkamadda ICJ? (Jawaab kasoo baxday Maxkamadda)"},"content":{"rendered":"
(Hague) 09 Maarso 2019<\/strong> <\/span>– 7-dii bishan Maarso, ayaan warqad u diray Xafiiska Waaxda Macluumaadka ee Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda (International Court of Justice ICJ) oo deggan magaalada Hague, Netherland.<\/p>\n Waxay ahayd maalin kaddib markii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay ku kulmeen magaalada Nairobi, iyagoo ka wada hadlayey arrinta khilaafka soohdin badeedka labada dal.<\/p>\n MAXAAN ULA XIRIIRAY?<\/strong><\/p>\n Waxaan ahay muwaadin Soomaaliyeed, shaqadeyduna waa saxafi. Labadaas arrimood waxay i siinayaan xuquuq aan ku raadin karo xogta iyo macluumaadka aan u baahanahay, dadka Soomaaliyeedna u baahan yihiin.<\/p>\n Meesha ugu horreysa ee xogta laga heli lahaa, waxay ahayd Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya iyo laamaha kale ee Dowladda. Nasiib darro, Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu inkiray in arrinta badda laga wada hadlay\u2014 oo taa beddelkeeda waxay bulshada ku sameeyeen marin habaabin.<\/p>\n Dowladda Kenya way ka aamustay (run iyo been) inay ka hadasho nuxurka wada hadalkii Nairobi, halka Xafiiska Ra\u2019isul wasaaraha Ethiopia uu bixiyay macluumaad aan dhameys ahayn, hase ahaatee caddeyn u ahaa in arrimaha badda Kenya iyo Soomaaliya laga hadlay.<\/p>\n MAXKAMADDA MALALA XIRIIRI KARAA?<\/strong><\/p>\n Maxkamaddu ma lahan afhayeen. Laakiin waa lala xiriiri karaa. Waxay leedahay waax u gaar ah macluumaad bixinta (Information Department) iyo Waaxda keydinta xogta (Library Department).<\/p>\n Suxufiyiinta waxay xaq u leeyihiin inay la xiriiraan Maxkamadda oo ay macluumaad weydiiyaan, weliba marka arrinta wariyuhu raadinayo arrin khuseysa waddankiisa iyo dadkiisa, waxay Waaxda Macluumaadka ee Maxkamadda siisaa muhimad gaar ah oo ah inay waqti habboon oo dhakhso leh ugu jawaabto. Waxaadna ka garan kartaa waqtiga aan diray su\u2019aalaha iyo muddada ay iigu soo jawaabeen! (FIIRI TAARIIKHDA LABADA DUKUMINTI).<\/p>\n SU\u2019AALIHII AAN WEYDIIYAY IYO JAWAABIHII ICJ:<\/strong><\/p>\n 1) Maxkamadda ICJ ma sii wadeysaa dhageysiga la filayo inay ka yeelato arrinta soohdinta Badweynta Hindiya ee Soomaaliya iyo Kenya u dhexeysa sannadkan?<\/p>\n 2) Ma jiraan wax muujin kara inay Soomaaliya ay ka bexeyso kiiska Maxkamadda duruuf kasta ha keentee illaa hadda?<\/p>\n 3) Wax kasta oo kale oo ah macluumaad dheeraad oo la xiriira kiiskan oo ay bulshadu aad u daneyneyso?<\/p>\n (FG: Fadlan tixraax warqadda su\u2019aalahayga ee rasmiga ee ku jirta lifaaqan 1 & 2)).<\/p>\n