Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":22182,"date":"2019-03-08T14:22:47","date_gmt":"2019-03-08T14:22:47","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=22182"},"modified":"2019-03-08T14:23:10","modified_gmt":"2019-03-08T14:23:10","slug":"yaa-hormood-ka-ah-isbeddelka-nabadeed-ee-geeska-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/03\/08\/yaa-hormood-ka-ah-isbeddelka-nabadeed-ee-geeska-afrika\/","title":{"rendered":"Yaa HORMOOD ka ah ”isbeddelka nabadeed” ee Geeska Afrika?!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Maarso 2019<\/strong> <\/span>– In kastoo siyasadda\u00a0 geeska Afrika ay noqotay\u00a0 mid\u00a0 ku salaysan is marxabbayn\u00a0 iyo is cafin, haddana waxaad moddaa\u00a0 in natiijadaas\u00a0 inteeda badan\u00a0 ay soo bilowdeen muddo yar\u00a0 uun ka hor qiyaastiina ah saddexdii sano ee la soo dhaafay<\/p>\n

Saddexdan\u00a0 sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa inta badan hoggaamada dhowr waddan oo afrika ah qabtay oo la wereegay siyaasiyiin aan ahayn kuwii muddada soo\u00a0 fadhiya\u00a0 iyo weliba Madax aad mooddo in ay ka simanyihiin midaynta shacbiyaddooda iyo danaha Afrika.<\/p>\n

Siyaasadda geeska afrika ayaa\u00a0 inta badan waxaa ka taagnaa xiisad Collaado iyo nacayb sal-dhigtay, tan oo timi\u00a0 kolkii waddamadaas ay soo mareen dagaallo derisnimo.<\/p>\n

Hayaanka nabaddeed ee geeska waxaa inta badan guntiga u xidhtay madaxdii cusbayd, kuwaas oo in badan miiska keenay hishiisyo loo malaynaayay cid kasta oo ku hammidaa in ay tahay cid wakhtiga uun iska luminaysa, balse uugu dambayn waxaa meesha ka baxay collaado iyo nacayb qaan-gaadh ahaa ku waas oo ay adkayd xal u helistoodu.<\/p>\n

Go\u2019aankii la yaabka ahaa ayaa ahaa kii heshiiska iyo wallaaltinimada beeray ee dhex maray \u201cEthiopia iyo Eritrea\u201d kuwaas oo halmar fingillada loo siibay cadaawaddii rukumaysatay ee gaadhsiisnayd heer aaysan ciidamada habeen kala qaadin, xaalladduuna ay ahayd wadnaha farta ku hay uun.<\/p>\n

Waxa intaas wixii ka dambeeyay tusbax furmay noqday is cafintii iyo midowgii waddamada geeska iyada oo maalinba meesha laga saaraayo dhibic kasta oo nacayb ah oo soo kala dhex gasha geeska Afrika<\/p>\n

Hurmuudka bilowga sahanka khayraysan ee qaradda waxaad mooddaa in inta badan ay haggaanka\u00a0 hayaan labada masuul ee ugu sarreeya Soomaaliya iyo Ethiopia, inta kalena ay noqdeen kuwo ku tageera dhammaan hishiisyadii maslaxaddeed ee ay soo\u00a0 jeediyeen Farmaajo iyo Abiy.<\/p>\n

Aan dib is u jalleecnee bilowgii hoshiiska Ethiopia iyo Eritrea ayaa ahaa kii\u00a0 noqday lama filaan kaas oo hal mar sida\u00a0 fallaadhaha cadcedda ka muuqday Geeska Afrika ee xudduudkiisu ahaa lama galaan xabbadi ka yeedhto uun,<\/p>\n

Dr. Abiy oo hore\u00a0 u ballan qaaday in uu is beddel\u00a0 ku sameeyo siyaasadda xidhxidhan ee waddankiisa ayaa jaanta la helay Farmaajo oo isna markaas ahaa hoggaan ku soo biiray geeska oo aad\u00a0 mooddo in uu beddelaayo\u00a0 magaci soomalida dagaalka qabatintay uun, uuna beddelaayo samaalidii nabadda hoggaanka u ahayd.<\/p>\n

Sahankii nabadda ee farmaajo waxa uu suurto-geliyay in uu gacanta isu qabto\u00a0 hagoomiyaayaasha Ethiopia iyo Eritrea, waxaa xusid mudan in Abiy uu hore uugu diyaarsanaa wada hadallada nabadda\u00a0 taas\u00a0 oo uu hore\u00a0 u ballan-qaaday, farmaajo oo arrintan gacan ka geystay ayaa miiska maslaxadda\u00a0 dib uugu soo celiyay madaxweyanaha Eritrea Afwarki.<\/p>\n

Heshiiskii gacanta la wada geliyay ayaa sababay in ay si buuxda u midoobaan waddamada\u00a0 geeska oo muddo loo arkaayay in ay yihiin kuwo siyaasaddoodu boqno-gooys ahayd.<\/p>\n

Iyada oo ay jaanta\u00a0 isla heleen saddexda dal ee Soomaliya, Ethiopia iyo Eritrea Lagana dareemay xulafaysi xoogleh ayaa waxaa soo baxay xurguf siyasaddeed\u00a0 oo ka qaraxday\u00a0 kenya iyo soomaliya, murankeeduna uu ahaa mid salka ku haya dhul-baddeed.<\/p>\n

Xurguftan siyasadded ayaa gaadhtay heer kenya ay dhammaan wiiqdo xidhiidhkii siyaasaddeed ee kala dhexeeyay soomaliya, heerna ay gaadhtay in ay saarto safiirkii soomaliya ee fadhiyay Nairobi una yeedhato keedii fadhiyay muqdisho.<\/p>\n

Xisaddan oo marnama aysan dani uugu jirin hayaanka\u00a0 nabadda geeska ayaa noqotay mid saamayn ku yeelata safarkii\u00a0 geeddiga is beddelka horumarka\u00a0 ee ka furmay geeska.<\/p>\n

Isu jawaabid iyo\u00a0 haddallo adag ee hawada\u00a0 la isu mariyay inta badanna aad mooddo in ay kenya gaadhtay heer aysan waxba tixgelin, ugu dambayn waxaa hawshan gacanta soo\u00a0 geliyay sida aynu ognahay Dr. Abiy\u00a0 oo horay isna miiska\u00a0 wada hadalka uu Farmaajo\u00a0 u soo\u00a0 fadhiisiyay Afwerki<\/p>\n

Haddaba \u201cNin\u00a0 ku qabta yaa adna qabtaa e\u201d Abiy\u00a0 waxa uu si buuxda madaxweyne Farmaajo uuga\u00a0 dalbaday in xidhiidhka labada waddan dib loo mideeyo, walow ay Soomaliya markasta\u00a0 arrintan diyaar u ahayd, meelna saartay kiiska badda\u00a0 oo faraha ay uuga qadday maxkamadda aduunka sidii ay hore u sheegtay\u00a0 iyo\u00a0 weliba sida ay qoreen war-sidayaasha gudaha waddanka kenya.<\/p>\n

Waxaa guul ku dhammaaday la islana\u00a0 meel-dhigay xal u helista khilaafkii xidhiidh ee labada dal, tanna waxay sii\u00a0 xaadhtay jidkii loo hayay\u00a0 hayaanka geeddiga is beddelka geeska.<\/p>\n

Hayaanka\u00a0 ka curtay geeska waa mid ay hormuud\u00a0 u yihiin Abiy iyo Farmaajo oo aad mooddo in laabduba ay gacmaha\u00a0 isu haystaan sidii ay waddamadooda\u00a0 uuga beddelilahayeen magacyada iyo weliba sidii ay iyagu ku kasbanlahaayeen magacyo ma-guurto ah, weliba waxaa macquul ah in ay abaal marinno ku mutaystaan hayaanka geeska ee ay hurmuud ka\u00a0 u yihiin.<\/p>\n

Isbeddelka geesku waa mid soconaaya, malinba maalinta ka dambaysana helayaa niyad wanaag cusub.<\/p>\n

Geeska Africa ayaa noqonaya meesha saxda ah ee laga\u00a0 hago qaaraddan cagaaran,\u00a0Ugu yaraan Abi iyo farmaajona waxay hannaan doonnaan magacyo iyo qaddarin qiimo badan.<\/p>\n

Adduunkani waa kii wanaagga\u00a0 iyo nabadda, Afrikadanina waa tii u baahnayd nabadayntan iyo\u00a0 is-kaashiga.<\/p>\n

Waxaa Qoray: Cumar Rodol<\/strong>
\nCumarrodol@gmail.com<\/a><\/strong><\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraalkani wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Maarso 2019 – In kastoo siyasadda\u00a0 geeska Afrika ay noqotay\u00a0 mid\u00a0 ku salaysan is marxabbayn\u00a0 iyo is cafin, haddana waxaad moddaa\u00a0 in natiijadaas\u00a0 inteeda badan\u00a0 ay soo bilowdeen muddo yar\u00a0 uun ka hor qiyaastiina ah saddexdii sano ee la soo dhaafay Saddexdan\u00a0 sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa inta badan hoggaamada dhowr […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22183,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/b-61.jpg?fit=828%2C486&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-5LM","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22182"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22182"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22185,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22182\/revisions\/22185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}