Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":20707,"date":"2019-02-14T09:14:55","date_gmt":"2019-02-14T09:14:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=20707"},"modified":"2019-02-14T09:49:16","modified_gmt":"2019-02-14T09:49:16","slug":"daawo-waxaad-tahay-dembiile-beenloow-ilhaan-cumar-oo-kabaha-la-dul-martay-ergayga-uu-trump-u-magacaabay-venezuela","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/02\/14\/daawo-waxaad-tahay-dembiile-beenloow-ilhaan-cumar-oo-kabaha-la-dul-martay-ergayga-uu-trump-u-magacaabay-venezuela\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Waxaad tahay dembiile & beenloow!” – Ilhaan Cumar oo kabaha la dul martay ergayga uu Trump u magacaabay Venezuela"},"content":{"rendered":"

(Washington, DC) 14 Feb 2019<\/strong><\/span> – Xildhibaanadda Minnesota ku metesha Aqalka Wakiillada ee Ilhan Omar ayaa kabaha kula istaagtey markii uu Elliott Abrams oo ah dembiile dagaal iyo beenloow uu soo istaagey Guddiga Xiriirka Caalamiga ah ugu qaybsan Aqalka Wakiillada oo ay Ilhaan ka mid tahay.<\/p>\n

Abrams, oo maamulka Trump ugu magacaaban ergayga gaarka ah ee Venezuela oo lagu hayo afgembi tartiib tartiib ah oo isagoo taagan xilkii loogu haysto madaxwaynaha dalkaasi ee Maduro oo Maraykanka ku madax adkaaday, ayay Ilhaan si toos ah gantaalaha ugu cabbaysatay.<\/p>\n

Abrams, oo ka mid ahaa raggii gacanta midig u ahaa Ronald Reagan ee ay kusoo baxday fadeexaddii Iran-Contra oo ku saabsanayd hub uu Maraykanku si qarsoodi ah uga iibiyay Iiraan si uu lacagta kasoo baxda ugu hubeeyo jabhaddii Contra ee ka dagaallamaysay Nicaragua, isla markaana dembi dagaal iyo beeni ku caddaatey kahor intii aanu markii dambe cafinin George H.W. Bush, ayay Ilhaan si cad u waydiisey:<\/p>\n

\u201cWaxaanan fahmi karin sababta ay xubnaha guddigani, ama xitaa shacabka Maraykanku ay maanta kaaga akhrisan karaan marqaati furkaaga.\u201d<\/em><\/p>\n

Abrams ayaa deeto isagoo bus iyo siigo isku rogaya si uu moowduuca ugu rogo sidii dhibbane loo gefey soo boodey, balse Ilhaan oo aan u joojin ayaa si kalsooni leh dabkiisii u bakhtiisay, iyadoo ugu war celisey ,\u00a0\u201cTaasi su’aalba igama ahayn \u2026 ku mahadsanid ka qayb qaadashadaada.\u201d<\/em><\/p>\n

Way sii wadatoo waxay soo khuftay xasuuqii\u00a01981 El Mozote<\/a>, halkaasoo ay ciidamo jabhad ah oo uu Maraykanku tababaray ay khaarajiyeen 800 oo rayid ah intii uu socdey dagaalkii sokeeye ee uu Maraykanku shidayay ee El Salvador sanadihii 1980-meeyadii.<\/p>\n

Cumar oo sii wadata ayaa waydiisey:<\/p>\n

\u201cIn ka badan 800 oo rayid ah, oo ay ku jiraan carruur aad u yar oo ay qaar 2 jir ahaayeen, ayaa si xun loo laayay \u2026 Intii uu xasuuqaasi socdey qaar ka tirsan jabhaddaasi waxay ku faaneen inay kufsadeen gabar 12-jir ah kahor intii aysan dilin. Waxaad mar dambe sheegtay in siyaasaddii Maraykanka ee El Salvador ay ahayd \u2018guul cajiib ah.\u2019 Weli ma qabtaa sidaas?\u201d<\/em><\/strong><\/p>\n

Deeto Abrams oo aan wax dareen ah u muujinaynin silicii ay sababtay siyaasaddii cilaysnayd ee uu Maraykanka geed fadhiga ugu ahaa Laatiin Ameerika oo uu weli usii hanqal taagayo, ayaa su’aashaasi uga jawaabey qiil ah in \u201day guul tahay maadaama ay maanta dimoqraadiyadi ka jirto\u201d El Salvador \u2013 oo ah dal la dhiig baxaya dhaqaale xumo, dembiyo abaabulan iyo qaxooti.<\/p>\n

\u201cHaa ama maya,\u201d<\/em>\u00a0ayay Cumar ugu celisey.\u00a0\u201cMa waxaad qabtaa in xasuuqaasi ahaa \u2018guul cajiib ah\u2019, oo dhacay annagoo daawanayna?\u201d<\/em><\/p>\n

Kaddib wuxuu Abrams iska galay dood ah in si sakhsi ah loo weeraray oo la waydiiyay su’aalo lagu qoslo.<\/p>\n