Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":19676,"date":"2019-01-31T19:18:41","date_gmt":"2019-01-31T19:18:41","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=19676"},"modified":"2019-01-31T19:18:41","modified_gmt":"2019-01-31T19:18:41","slug":"fal-celin-xooggan-oo-ka-timid-jeneraal-itoobiyaan-ah-oo-la-wareegay-amisom-weriye-raage-omaar-oo-horseed-ka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/01\/31\/fal-celin-xooggan-oo-ka-timid-jeneraal-itoobiyaan-ah-oo-la-wareegay-amisom-weriye-raage-omaar-oo-horseed-ka-ah\/","title":{"rendered":"Fal-celin xooggan oo ka timid Jeneraal Itoobiyaan ah oo la wareegay AMISOM (Weriye Raage Omaar oo horseed ka ah)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 31 Jan 2019<\/strong> – Jeneral Tigabu Yilma Wondimhunegn oo u dashay dalka Itoobiya ayaa loo dhiibey abaanduuulaha wareegtada ah ee ciidamada AMISOM, si uu u bedelo Jeneral Jim Beesigye Owoyesigire, oo xilka hayey tan iyo Jannaayo ee 2018.<\/p>\n

Xaflad gaaban oo xil wareejin ahayd oo uu goobjoog ka ahaa Wakiilka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo sidoo kale ku magacaaban madaxa AMISOM, Francisco Caetano Madeira ayaa lagu qabtay Muqdisho.<\/p>\n

Jeneral Tigabu ayaa lagu amaanay in sida la yiri uu yahay nin waaya arag ku ah arrimaha ciidamada oo uu ka shaqaynayay muddo 34 sanadood ah oo uu qayb ka ahaa Xoogga dalka Itoobiya.<\/p>\n

Yeelkeede, waxaa arrintaa mid lala yaabo ku tilmaamay dad uu ka mid yahay weriyaha caalamiga ah ee Raage Oomaar, balse dad badan oo isaga usoo jawaabey ayaa sheegay in Itoobiya ay xubin ka tahay AMISOM, sidaa darteedna aysan wax mucjiso ah ahayn inay sanad qabato xil ka dhexeeya dalal badan, isla markaana aan ahayn howl Itoobiya u gaar ah.<\/p>\n

Qaar baa eedda saarayay qaybsanaanta qabyaaladaysan ee Soomaalida, qaar baa madaxdii hore ku eedaynaya inay Itoobiya ka mid noqoto AMISOM, qaar baa madaxda iminka ku eedaynaya inay aad u aamineen Itoobiya, halka qaar ay taagan yihiin inay Itoobiya si toos ah iyo si dadban Somalia uga taliso.<\/p>\n

Halkan ka eeg jawaabaha…<\/strong><\/p>\n

\n

Let Gen Tigabu Yilma Wondimhunegn from #Ethiopia<\/a> has taken over as the new Force commander of @amisomsomalia<\/a> #Somalia<\/a> #Ethiopia<\/a>. pic.twitter.com\/KtXKkR5XLu<\/a><\/p>\n

\u2014 Emmanuel Igunza (@EmmanuelIgunza) January 31, 2019<\/a><\/p><\/blockquote>\n