Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":18915,"date":"2019-01-22T10:58:29","date_gmt":"2019-01-22T10:58:29","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=18915"},"modified":"2019-01-22T10:58:29","modified_gmt":"2019-01-22T10:58:29","slug":"daawo-ronaldo-oo-hal-shuruud-ogolaaday-si-uu-xabsi-uga-badbaado-sawirro-codsi-laga-diidey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/01\/22\/daawo-ronaldo-oo-hal-shuruud-ogolaaday-si-uu-xabsi-uga-badbaado-sawirro-codsi-laga-diidey\/","title":{"rendered":"DAAWO: Ronaldo oo hal shuruud ogolaaday si uu XABSI uga badbaado + Sawirro (Codsi laga diidey!)"},"content":{"rendered":"

(Madrid) 22 Jan 2019<\/strong> – Jookarka reer Portuguese ee Cristiano Ronaldo ayaa aqbalay ganaax \u20ac18.8 milyan oo euro, si uu uga fursado 23-bilood oo xabsi ak kaddib markii ay ku caddaatay inuu canshuur kala baxsaday nidaamka Spain. Ganaaxan ayaan la xiriira waayihiisii\u00a0Real Madrid.<\/p>\n

\n

Garab-weerar Juventus ee Ronaldo ayaa yimid maxkamadda Madrid isagoo gacanta haysta gacalisadiisa Georgina Rodriguez isagoo xirna dhar wada madoow ah, wuxuuna u gacan haadinayay saxaafadda.<\/p>\n

Yeelkeede, xaakimka maxkamadda ayaa ka diidey codsi ahaa in loo ogolaado inuu gaari ku yimaado dhismaha maxkamadda si uu uga boodo qolooyinka sawirrada ugaarsada ee paparazzi-ga, taasoo keentay gacmo haadin qaaf ah iyo saxiixyo uu sameeyay 31-jirkan, goortii uu maxkamadda sii gelayay.<\/p>\n

Ronaldo ayaa kaddib kulankii ay Juventus 3-0 dirtay kooxda Chievo dhanka Serie A oo uu rigoore cunay u safray caasimadda reer Spain, si uu uga garboxo Wakaaladda Maaraynta Dakhliyada Spain.<\/p>\n

Maadaama aan dembiga Ronie aysan ku jirin wax gacan ka hadal ah, isla markaana ay tahay markii ugu horreeysey ee uu noociisa galo, wuxuu sharciga dalkaasi u ogolaanayaa inuu iibsan karo, taasoo ka dhigan in aanu xabsi dhex seexanaynin wiilka 5-ta jeer hantay billadda Ballon d’Or.<\/p>\n

\n

As\u00ed ha llegado Cristiano Ronaldo a la Audiencia Provincial. De la mano de Georgina, firmando aut\u00f3grafos y sonriente: \u201cEstoy perfecto\u201d pic.twitter.com\/zandMqqMGm<\/a><\/p>\n

\u2014 Rub\u00e9n Ca\u00f1izares (@Ruben_Canizares) January 22, 2019<\/a><\/p><\/blockquote>\n