Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":18307,"date":"2019-01-14T14:19:26","date_gmt":"2019-01-14T14:19:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=18307"},"modified":"2019-01-14T14:19:26","modified_gmt":"2019-01-14T14:19:26","slug":"daawo-somalia-oo-kalluunkeedii-uga-tanaasushey-shiinaha-afrika-oo-arrintaa-ka-qayla-dhaamisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/01\/14\/daawo-somalia-oo-kalluunkeedii-uga-tanaasushey-shiinaha-afrika-oo-arrintaa-ka-qayla-dhaamisay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Somalia oo kalluunkeedii uga TANAASUSHEY Shiinaha (Afrika oo arrintaa ka qayla dhaamisay?)"},"content":{"rendered":"
(Nairobi) 14 Jan 2019 – Dr. Mumbi Seraki<\/strong> oo ah aqoonyahanad burwaaji ah oo u ololeeysa guud ahaan sidii loo hagaajin lahaa xaaladda qaaradda Afrika ayaa barnaamijkeeda ”Wake Up Africa” kusoo qaadatay heshiiska kalluumaysi ee ay Somalia u saxiixday Shiinaha, iyadoo cinwaan uga dhigtay ”Somalia oo kalluunkeedii uga tanaasushey Shiinaha!”.<\/h5>\n
Dr Seraki <\/strong>oo PhD ka haysata Jaamacadda Nairobi ayaa aad u falanqaysay sida aanay ula dhacsanayn heshiiskan, kaasoo ilaa 31 rukhsadood oo kala geddisan lagu siiyay Shiinaha oo ah dal lagu yaqaanno inuu ku tunto xeerar kalluumaysiga ee la ogol yahay, horayna uga mid ahaa burcadda ka kalluumaysata badeheenna.<\/h5>\n

Dr Seraki ayaa tibaaxday inay arrintani saamayn xun ku yeelan doonto kaydka kalluumaysi ee Somalia, gaar ahaan kalluunka Tuunnaha, iyadoo sheegtay inay dowladdu ku doodayso in ay awalba badaha Somalia ka kalluumaysanayeen dalal badan, balse ay iminka ugu yaraan rukhsad siinayaan dalalkaasi qaarkood.<\/p>\n

Yeelkeede, waxaa jira arrimo aan xeer ahaan la ogolayn sida maraakiibta jiida shabaqyada waawayn ee aan waxba reebaynin, sidoo kale qaababka kalluumaysi ee sharci darrada ah sida in miino lagu xiro hulalka kalluunku ku nool yahay (Coral Reefs) si ay u dabtaan aargoosatada.<\/p>\n

Cilladda ay taasi keenayso kuma ekaanayso kaydka kalluun ee markaa la qaato, basle waxaa sidoo kale meeshaa ka baxaya saldhiggii ay kalluunkaasi ku tarmayeen, ugxanta dhiganayeen ama daaqayeen, maadaama ay hulalkaasi muhim u yihiin Ecosystem-ka xayawaanka badda.<\/p>\n

Dowladda Somalia ayay waajib ku tahay inaysan sahlanin arrintan oo ay ugu yaraan wax ka bedesho tibxaha heshiiskan oo u muuqda mid aan wax badan u faa’iidayn doonin dhaqaalaha dalka, balse lagu xalaalsanayo kalluun iyo kayd fara badan oo uu dalku leeyahay.<\/p>\n

Sidoo kale, dowladdu waa inay diiradda saartaa dhismaha ciidamadii qaranka, gaar ahaan kuwa ilaalada xeebaha, waayo haddii la dadaalo waxaa lasoo iibin karaa dhowr doonyood oo yar yar ama xitaa waa lasoo ijaaran karaa si ay dhiig joojin u noqdaan inta uu dalku cagahiisa ku istaagayo.<\/p>\n

FG:<\/strong> Waloow ay arrinta ku eedaynayso inuu si gaar ah u saxiixay Madaxwaynaha Somalia, ma xaqiijin karno runnimada arrintaas, laakiin caadiyan waxaan dowladda u arkaynaa ka hay’ad ahaan, marka taasi waxaan u tixgelinaynaa ra’yiga gaarka ah ee Dr Seraki oo aynaan la qabin wax kasta oo ay halkan ka sheegayso.<\/p>\n