Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":18149,"date":"2019-01-12T10:22:47","date_gmt":"2019-01-12T10:22:47","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=18149"},"modified":"2022-07-14T11:13:41","modified_gmt":"2022-07-14T10:13:41","slug":"warbixin-kalluumaysatada-shiinaha-oo-noqday-diirato-ay-dunidii-ka-qaylisay-dowladda-somalia-oo-la-gashay-heshiis-halistiisa-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/01\/12\/warbixin-kalluumaysatada-shiinaha-oo-noqday-diirato-ay-dunidii-ka-qaylisay-dowladda-somalia-oo-la-gashay-heshiis-halistiisa-leh\/","title":{"rendered":"WARBIXIN: Kalluumaysatada Shiinaha oo noqday DIIRATO ay dunidii ka qaylisay (Dowladda Somalia oo la gashay heshiis halistiisa leh)"},"content":{"rendered":"

(Washington, DC) 12 Jan 2019<\/strong><\/span> – Shiinaha oo \u201cbaahi aan la dherjin karin\u201d u qaba cunto badeedka ayaa ku qamaamay xeebaha koonfurta Ameerika halkaasoo aysan dalalka ku yaallaa xakamayn karin xad badeedkooda, sida 13-kii Diseembar lagu faafiyay maqaal lagu qoray Dialogo<\/a>, oo ah web hoos taga Taliska Koonfureed ee Maraykanka.<\/p>\n

Dalal badan oo qaaqama badaha Baasifigga iyo Atlaantigga ayay saamaysay arrintani, iyadoo Shiinaha lagu eedeeyay inuu yahay wax ma reebe sidii ayaxii u xaalufinaya badda isla markaana aan ogolayn inay agagaarkiisa ka kalluumaystaan doomaha kale ee dalalka goboladaasi.<\/p>\n

Juan Carlos Sueiro, oo ah Agaasimaha Iskaashatada Kalluumaysatada dalka Peru, kana tirsan urur u dhaqdhaqaaqa bay’adda dhanka badda oo Oceana la yiraahdo ayaa u sheegay Dialogo in Peru iyo Argentina ay arkeen \u201craxantii ugu ballaarnayd ee maraakiib kalluumaysi ah ee abid lagu arko badda.\u201d<\/p>\n

\u201cMa aha inaan diidayno inay ka kalluumaystaan biyaha caalamiga ah, balse tan muranka abuuraysaa waa inay soo gelayaan biyaha maxalliga ah ee Peru, iyagoo aan rukhsad ama aqoonsi ka haysan dowladda Peru,\u201d ayuu Sueiro webka u sheegay<\/a>.<\/p>\n

Shiinaha ayaa la sheegay inuu kalluunkii ka yaraaday xeebihiisa, kaddibna uu la yimid qorshe cusub oo uu kaga kalluumaysanayo<\/a> biyaha caalamiga ah, kuwaasoo gaarey dhulal u fog sida Argentina \u2013 halkaasoo ay isku dheceen ilaalada xeebaha<\/a> waxaana dooni kalluumaysi laga quusiyay<\/a> Shiinaha.<\/p>\n

Indonesia ayaa iyaduna waxay qarxisey doonyo<\/a> la qabtay iyagoo si sharci darro ah uga jillbaanaya badaheeda oo ay ku jiraan kuwo badan oo Shiinuhu leeyahay, iyadoo uu wasiirka kalluumaysiga dalkaasi yiri hadal muujinaya qarada<\/a> dhibkooda oo ahaa \u201cwaxa ay Shiinuhu samaynayaan ma aha kalluumaysi ee waa dembi caalami ah oo abaabulan.\u201d<\/p>\n

Shiinaha ayaa sidoo kale ka baxay heshiis ay wada galeen 9 dal oo uu Shiinuhu ku jiro iyo Midowga Yurub 2017, kaasoo dhigayay in aan 16 sano laga kalluumaysan Badda qaboow ee cirifka adduunka, si cilmi baaris loogu sameeyo.<\/p>\n

Afrika dalal badan oo ay Somalia ku jirto ayaa iskaga saxiixa heshiisyo aan kala caddayn, waxaana la sheegay in ay Shiinuhu wershado ay kalluunka ku gasacadeeyaan<\/a> oo maxalli ah.<\/p>\n

Dowladda Somalia ayaa dhowaantan heshiis ay dad badani u arkeen mid hoowtal hamag ah la gashay Shiinaha kaasoo aan kala caddaynayn cidda la socon doonta xaddiga kalluunka ay qaadanayaan, kharashka laga helayo iyo xilliga uu ku egyahay. Waa inay dowladda Somalia heshiiskaa ka fiirsataa.<\/p>\n

Waxaa Diyaariyay:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Washington, DC) 12 Jan 2019 – Shiinaha oo \u201cbaahi aan la dherjin karin\u201d u qaba cunto badeedka ayaa ku qamaamay xeebaha koonfurta Ameerika halkaasoo aysan dalalka ku yaallaa xakamayn karin xad badeedkooda, sida 13-kii Diseembar lagu faafiyay maqaal lagu qoray Dialogo, oo ah web hoos taga Taliska Koonfureed ee Maraykanka. Dalal badan oo qaaqama badaha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":18150,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/b-68.jpg?fit=1200%2C599&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-4IJ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18149"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18149"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80653,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18149\/revisions\/80653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/18150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}