Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":18145,"date":"2019-01-12T09:54:47","date_gmt":"2019-01-12T09:54:47","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=18145"},"modified":"2019-01-12T09:54:47","modified_gmt":"2019-01-12T09:54:47","slug":"daawo-dubai-oo-eedday-goaamada-abuu-dabeey-hoos-u-dhac-ku-bilowday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/01\/12\/daawo-dubai-oo-eedday-goaamada-abuu-dabeey-hoos-u-dhac-ku-bilowday\/","title":{"rendered":"DAAWO: Dubai oo ”EEDDAY” go’aamada Abuu Dabeey (Hoos u dhac ku bilowday)"},"content":{"rendered":"

(Dubai) 12 Jan 2019<\/strong> – Magaalada Dubai oo lagu tilmaamo haro ku go’doonsan bartamaha bah-gooye lama degaan ah ayaa leh ku dhowaad wax kasta oo uu qof u baahan yahay inuu ku tamashleeyo.<\/p>\n

Waxaa is dhaafaya malaayiin sii socda ama soo socda, balse 12-kii bilood ee tegey suuqa saamiyada ayaa hoos u dhacay ku dhowaad 25%, dalabka shatiyada ganacsiyada cusub ee la furanayo ayaa iyaguna markii ugu horreeysey hoos u dhacay.<\/p>\n

Dubai oo aan ahayn mid ku tiirsan saliidda, waa imaaradda ugu caansan Imaaraatka waxayna ka macaashtaa ganacsiga, maalgelinta iyo dalxiiska, balse waloow uu halkaa xukumo Maxamed Bin Rashiid Al Makhtuum, caasimaddu waa Abuu Dabeey oo ay kasoo baxaan go’aamada dowladda dhexe.<\/p>\n

Imaaraatka oo sanadihii dambe lasoo baxay siyaasad hujuumi ah oo ay ku wajahayeen dalal badan oo gobolka ah ayay taasi keentay inay dhigaha kala qaataan dalal ay ka mid yihiin Qadar iyo kuwo aysan isku fiicnayn sida Iiraan iwm, taasoo keentay inay Dubai ka guuraan sharikaad fara badan iyo ashkhaas ay marin u ahayd oo maal badan haysta.<\/p>\n

Tusaale ahaan, dekedda Dubai ugu wayn ee Jebel Cali ayaa waxaa ka wareegey badeecooyin badan oo u kala gooshayey Qadar iyo Iiraan, halka dayuuradda Qadar Airways ay gebi ahaanba u gooysey, iyadoo ay ganacsiyada Qadar u socda ay iminka ku hakadaan Cumaan.<\/p>\n

Taasi waxay ka dhigan tahay inay Dubai wayday laba ka mid ah jaalalkeedii ganacsi ee ugu waawaynaa.<\/p>\n

Hoos ka daawo…<\/strong><\/p>\n