Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":17699,"date":"2019-01-04T14:48:14","date_gmt":"2019-01-04T14:48:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=17699"},"modified":"2019-01-04T14:48:45","modified_gmt":"2019-01-04T14:48:45","slug":"baro-6-qaybood-oo-jirkaaga-ka-mid-ah-balse-aan-wax-kuu-qaban-qaybtii-4-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/01\/04\/baro-6-qaybood-oo-jirkaaga-ka-mid-ah-balse-aan-wax-kuu-qaban-qaybtii-4-aad\/","title":{"rendered":"Baro 6 qaybood oo jirkaaga ka mid ah balse aan wax kuu qaban! (Qaybtii 4-aad)"},"content":{"rendered":"\n

(Hadalsame) 04 Jan 2019 <\/strong>– Waxaa jira xubno ka mid ah kuwa jirkaaga oo aan wax shaqo ah u qaban jirka insaanka (vestigial organs), kuwaasoo caadiyan cabbir ahaan ka yar kuwa kale. <\/h4>\n\n\n\n

Xubnahan shaqo la’aanta ah ee aysan jirin wax ay ku tooran yihiin marka wax laga eego dhanka qaab dhismeedka jirka iyo shaqada xubnihiisa ayaaba mararka qaar dhib keeni kara gaar ahaan haddii ay jiradaan iyadoo aysan jirin dheef lagu qabo, sida ay qabaan culimada caafimaadku, waloow ay u badan tahay inay jiraan wax aynaan ogayn oo uu ALLE ogyahay.<\/p>\n\n\n\n

XUBNAHAA\/QAYBAHAASI WAXAY KALA YIHIIN:<\/strong><\/p>\n\n\n\n

  1. Raaraca hoose ee mindhicirka (Appendix)<\/li>
  2. Goows Caqliyeedka (Wisdom Teeth)<\/li>
  3. Timaha jirka ama Body hair (Arrector Pili)<\/li>
  4. Daba qanaanta ama Tailbone (Coccyx)<\/li>
  5. Ibta naasaha labka (Male nipples)<\/li>
  6. Meesha guduudan ee gasha isha ee ku taalla laba gees ee isha ama Third eyelid (Plica semilunaris).<\/li><\/ol>\n\n\n\n

    Iminka bal aanu mid mid u dul istaagno si aannu iskugu dayno in aannu si faahfaahsan u aragno waxa ay qabtaan, haddiiba ay jiraan inay wax ku tooran yihiin. <\/p>\n\n\n\n

    4. Lafta daba-qanaana. Tailbone (or Coccyx)<\/strong><\/p>\n\n\n\n

    Waloow aynaan xubintan aad u qaadaa dhigin, misna dadka aaminsan inuu jiro tadawur ku dhacay qaab dhismeedka jirka insaanka ayaa ku dooda inay mar ahayd sayn caadi ah oo ay miisaan ahaan u adeegsadaan awoowayaashii hore ee uu abnaqeennu kasoo tafiirmay. Wax la taaban karo oo ay taa ku caddayn karaanse ma jiraan.<\/p>\n\n\n\n

    Yeelkeede, lafta daba-qanaantu (The tailbone (coccyx) waxay ku taallaa halka uu ku dhamaado xangulluhu marka dhanka maskaxda laga yimaado.<\/p>\n\n\n\n

    Haddii aannu ku noqonno qolada aaminsan tadawurka, waxay qabaan in ay xubintani muhim u ahayd miisaanka iyo xitaa noolaanshaha dadkii hore, balse ay markii dambe iska baaba’day.<\/p>\n\n\n\n

    Yeelkeede, iminka waxay culimada yaqaanna cilmiga dhismaha jirka (anatomy) ay ku doodayaan in aanay xubintaati lahayn wax shaqo ah oo muuqda, balse laga yaabee inay miisaanto miskaha ama ay shaqo kale haysato, waayo markasta waxaan ka amba qaadaynaa sida uu Ilaahay u yiri inuusan waxba u abuurin ciyaar ciyaar. <\/p>\n\n\n\n

    La soco qaybtii 5-aad…<\/strong><\/p>\n\n\n\n

    Waxaa Diyaariyay: <\/strong>Maxamed Xaaji<\/p>\n\n\n\n

    Hadalsame Media<\/strong><\/p>\n\n\n


    \n
    \n<\/p>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

    (Hadalsame) 04 Jan 2019 – Waxaa jira xubno ka mid ah kuwa jirkaaga oo aan wax shaqo ah u qaban jirka insaanka (vestigial organs), kuwaasoo caadiyan cabbir ahaan ka yar kuwa kale. Xubnahan shaqo la’aanta ah ee aysan jirin wax ay ku tooran yihiin marka wax laga eego dhanka qaab dhismeedka jirka iyo shaqada xubnihiisa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17700,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/bb-7.jpg?fit=1200%2C600&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-4Bt","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17699"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17701,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17699\/revisions\/17701"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}