Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":17554,"date":"2019-01-02T11:15:46","date_gmt":"2019-01-02T11:15:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=17554"},"modified":"2019-01-02T11:28:26","modified_gmt":"2019-01-02T11:28:26","slug":"baro-6-qaybood-oo-jirkaaga-ka-mid-ah-balse-aan-wax-kuu-qaban-qaybtii-2-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/01\/02\/baro-6-qaybood-oo-jirkaaga-ka-mid-ah-balse-aan-wax-kuu-qaban-qaybtii-2-aad\/","title":{"rendered":"Baro 6 qaybood oo jirkaaga ka mid ah balse aan wax kuu qaban! (Qaybtii 2-aad)"},"content":{"rendered":"\n

(Hadalsame) 02 Jan 2019 <\/strong>– Waxaa jira xubno ka mid ah kuwa jirkaaga oo aan wax shaqo ah u qaban jirka insaanka (vestigial organs), kuwaasoo caadiyan cabbir ahaan ka yar kuwa kale. <\/p>\n\n\n\n

Xubnahan shaqo la’aanta ah ee aysan jirin wax ay ku tooran yihiin marka wax laga eego dhanka qaab dhismeedka jirka iyo shaqada xubnihiisa ayaaba mararka qaar dhib keeni kara gaar ahaan haddii ay jiradaan iyadoo aysan jirin dheef lagu qabo, sida ay qabaan culimada caafimaadku, waloow ay u badan tahay inay jiraan wax aynaan ogayn oo uu ALLE ogyahay.<\/p>\n\n\n\n

XUBNAHAA\/QAYBAHAASI WAXAY KALA YIHIIN:<\/strong><\/p>\n\n\n\n

  1. Raaraca hoose ee mindhicirka (Appendix)<\/li>
  2. Goows Caqliyeedka (Wisdom Teeth)<\/li>
  3. Timaha jirka ama Body hair (Arrector Pili)<\/li>
  4. Daba qanaanta ama Tailbone (Coccyx)<\/li>
  5. Ibta naasaha labka (Male nipples)<\/li>
  6. Meesha guduudan ee gasha isha ee ku taalla laba gees ee isha ama Third eyelid (Plica semilunaris)<\/li>
  7. <\/li><\/ol>\n\n\n\n

    Iminka bal aanu mid mid u dul istaagno si aannu iskugu dayno in aannu si faahfaahsan u aragno waxa ay qabtaan, haddiiba ay jiraan inay wax ku tooran yihiin. <\/p>\n\n\n\n

    2. Goows Caqliyeed (Wisdom Teeth)<\/h2>\n\n\n\n

    Waloow mararka qaar ee uu jirrado dhib aad u wayn laga maro in la iska bixiyo misna xanuunkaa waxaanba ka yarayn marka aad ogaato inuusan shaqo wax ku ool ah oo uu kuu qabtaa aysan jirin.<\/p>\n\n\n\n

    Waxay culimada raadadka dadkii hore ku doodaan in Gows Caqliyeedku uu ka mid yahay waxyaabaha ka haray awoowayaashii hore oo aad uga qal waynaa dadka casrigan nool, sida ay qabaan, balse waxay sheegeen in markii uu dhacay tadawur muddo dheer soo socdey oo ay insaanku noqdeen dad aad uga yar yar sidii ay mar ahaan jireen uu goowskaasi ka mid yahay xubnaha weli taagan, balse wax adeeg ah kuma toorna maadaama ay dadka iminka jiraa ka qal yar yihiin kuwii hore.<\/p>\n\n\n\n

    Dood kale waxay sheegaysaa in dadkii hore ay muddo dheer noolaan jireen oo deeto marka ay ilkaha iyo goowsaha kale ka dhamaadaan ay Gows Caqliyeedka wax ku cuni jireen ama ay ilkuhu dhaqse uga dhici jireen oo uu isagu u hari jirey. Si kastaba, waxaa la isku raacay in farsamo ahaan aanu qofka wax muuqda u qabanin.<\/p>\n\n\n\n

    La soco qaybta 3-aad…<\/strong><\/p>\n\n\n\n

    Hadalsame Media<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

    (Hadalsame) 02 Jan 2019 – Waxaa jira xubno ka mid ah kuwa jirkaaga oo aan wax shaqo ah u qaban jirka insaanka (vestigial organs), kuwaasoo caadiyan cabbir ahaan ka yar kuwa kale. Xubnahan shaqo la’aanta ah ee aysan jirin wax ay ku tooran yihiin marka wax laga eego dhanka qaab dhismeedka jirka iyo shaqada xubnihiisa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17471,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/bb.jpg?fit=1200%2C600&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-4z8","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17554"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17554"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17559,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17554\/revisions\/17559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}