Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":17469,"date":"2019-01-01T11:47:22","date_gmt":"2019-01-01T11:47:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=17469"},"modified":"2019-01-01T11:47:29","modified_gmt":"2019-01-01T11:47:29","slug":"baro-6-qaybood-oo-jirkaaga-ka-mid-ah-balse-aan-wax-kuu-qaban-qaybtii-1-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/01\/01\/baro-6-qaybood-oo-jirkaaga-ka-mid-ah-balse-aan-wax-kuu-qaban-qaybtii-1-aad\/","title":{"rendered":"Baro 6 qaybood oo jirkaaga ka mid ah balse aan wax kuu qaban! (Qaybtii 1-aad)"},"content":{"rendered":"\n
(Hadalsame) 01 Jan 2018 <\/strong>– Waxaa jira xubno ka mid ah kuwa jirkaaga oo aan wax shaqo ah u qaban jirka insaanka (vestigial organs), kuwaasoo caadiyan cabbir ahaan ka yar kuwa kale. <\/p>\n\n\n\n Xubnahan shaqo la’aanta ah ee aysan jirin wax ay ku tooran yihiin marka wax laga eego dhanka qaab dhismeedka jirka iyo shaqada xubnihiisa ayaaba mararka qaar dhib keeni kara gaar ahaan haddii ay jiradaan iyadoo aysan jirin dheef lagu qabo, sida ay qabaan culimada caafimaadku, waloow ay u badan tahay inay jiraan wax aynaan ogayn oo uu ALLE ogyahay.<\/p>\n\n\n\n XUBNAHAA\/QAYBAHAASI WAXAY KALA YIHIIN:<\/strong><\/p>\n\n\n\n Iminka bal aanu mid mid u dul istaagno si aannu iskugu dayno in aannu si faahfaahsan u aragno waxa ay qabtaan, haddiiba ay jiraan inay wax ku tooran yihiin. <\/p>\n\n\n\n 1 – Raaraca hoose ee mindhicirka (Appendix) <\/strong><\/p>\n\n\n\n Xubintani waxay ku taallaa is goyska Mindhicirrada yar iyo kuwa waawayn, taasoo keenaysa inay dad badani iska dhaadhiciyaan inay jirto howl uu u qabto geeddi socodka hannaanka dheefshiidka, yeelkeede, wax shaqo ah oo uu qabtaa ma jirto haba yaraatee. <\/p>\n\n\n\n Shaqada ugu wayn ee uu appendix-ku qabto waa inuu caawiyo dheefshiidka xayawaanka dhir daaqa ah (herbivorous), waana sababta uu muhim ugu yahay laf-dhabarleeyda coowska cunta. Yeelkeede, wax ku ool uma aha insaanka ilaa iminka inta la ogyahay.<\/p>\n\n\n\n