Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":17433,"date":"2019-01-01T05:38:37","date_gmt":"2019-01-01T05:38:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=17433"},"modified":"2019-01-01T05:38:40","modified_gmt":"2019-01-01T05:38:40","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-meelmariyey-miisaaniyadda-dowladda-ee-sanadka-2019","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/01\/01\/madaxweyne-farmaajo-oo-meelmariyey-miisaaniyadda-dowladda-ee-sanadka-2019\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo meelmariyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019"},"content":{"rendered":"\n

(Muqdisho) 01 Jan 2019<\/strong> – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n

Madaxwenaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaannada Golaha \nShacabka sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadka dastuuriga ah \nee kaga aaddanaa qiimeynta iyo gorfeynta miisaaniyadda sannadlaha ah ee \nDowladda oo ay ku ansixiyeen cod aqlabiyad leh.<\/p>\n\n\n\n

Madaxweyne Farmaajo oo dul-istaagay kororka \nmiisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faray Xukuumadda in ay\n xoogga saarto dardargelinta adeegyada bulshada, kobcinta fursadaha \nshaqo ee dhallinyarada iyo xaqiijinta amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n

\u201cKobaca dakhliga dalka waxa uu markhaati ka yahay \nmiro-dhalka qorsheyaasha ku qotoma ladagaallanka musuqmaasuqa, sidaas \ndarteed waa in isbeddel muuqda aan ka sameyno dhinacyada adeegga \nbulshada, amniga iyo hirgelinta kaabeyaasha dhaqaalaha, si dadkeennu ay u\n helaan nolol wanaagsan.\u201d<\/p>\n\n\n\n

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa tilmaamay in \nmiisaaniyaddani ay ka markhaanti kacayso dadaalka wadajirka ah ee \nshacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay ugu jiraan dib-u-dhiska dalkooda.<\/p>\n\n\n\n

\u201cMiisaaniyaddan qaybta ugu badan waxa ay ku suntan tahay\n dakhligeenna gudaha, taas oo muujinaysa kartideenna iyo sida ay nooga \ngo\u2019an tahay in dalkeennu uu la jaanqaado dalalka kale ee caalamka, isla \nmarkaana uu gaaro maqaamka iyo maamuuska uu mudan yahay.\u201d<\/p>\n\n\n\n

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhaqaalyahannada Soomaaliyeed diyaarinta iyo jaangoynta miisaaniyad waxtar u leh dadka iyo dalka.<\/p>\n\n\n\n

Hadalsame Media<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 01 Jan 2019 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa qiimeynta iyo gorfeynta miisaaniyadda sannadlaha ah ee […]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":17374,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Farmaajo-gg.jpg?fit=952%2C525&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-4xb","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17433"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17433"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":17434,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17433\/revisions\/17434"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}