Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":16864,"date":"2018-12-23T12:52:52","date_gmt":"2018-12-23T12:52:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=16864"},"modified":"2018-12-23T12:52:56","modified_gmt":"2018-12-23T12:52:56","slug":"xanuun-qisada-wiil-kale-oo-ka-mid-ahaa-dadkii-shalay-ku-shahiidey-qaraxyadii-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/12\/23\/xanuun-qisada-wiil-kale-oo-ka-mid-ahaa-dadkii-shalay-ku-shahiidey-qaraxyadii-muqdisho\/","title":{"rendered":"XANUUN: Qisada wiil kale oo ka mid ahaa dadkii shalay ku shahiidey qaraxyadii Muqdisho"},"content":{"rendered":"\n

(Muqdisho) 23 Dis 2018<\/strong> – Saaka ayaan Qabuuraha Cusbitaal Midiina kusoo Aasnay Saaxiibkay Axmed Deeq M (Leeddo).<\/p>\n\n\n\n

Alle ha kuu naxariisto Saaxiib Godkana ha kuu nuuriyo ehelkii, qaraabadii iyo anaga oo dhana Saaxiib samir iyo imaan Alle ha naga kaa siiyo,waxaad ii ahayd Saaxiib iyo walaal qaaliya oo aanan iloobi doonin.<\/p>\n\n\n\n

Aniga iyo Axmed waxaan Saaxiib dhow ahayn mudo Sanad iyo 6 Bilood ah, mudadaana waxaa aan ahayn Saaxiib aan noqonay laba Qof oo iskugu dhow waxaa na dhexmartay Axmed Shaqo iyo Saaxiibnimo gaamur ah oo aanan ku qiiyaasi karin Sanad iyo 10 Sano toona,Axmed Saaxiibo waxaan noqonay u dhigma inaan Carruurnimadii isla soo ababnay oo kale.<\/p>\n\n\n\n

Wuxuu ahaa Saaxiib Akhlaaq leh oo aan hadal badneen muran badneen, dantii yaqaana oo aan leex leex aqoon Axmed mudadaa aan saaxiibka iyo shaqo wadaaga ahayn waxaan ku sifayn karaa Inuu ahaa ruux aadane oo Alle dhankasta dhamaystir Qofeed uga dheeli tiray.<\/p>\n\n\n\n

Qofkasta oo Inaga mida wuxuu leeyahay Saaxiib ay isku dhow yihiin Nolol wadaagna yihiin Aniga sanadka iyo Bilahaa Axmed wuxuu ahaa Saaxiibka kaliya oo aan saas iskugu dhownahay oo aan Muqdisho ku wada nooleyn.<\/p>\n\n\n\n

Alle ha unaxariistee Axmed wuxuu ahaa Saaxiib dhalinyaro ah oo lahaa hadafyo Nololeed oo waa weyn qaar isaga u gaar ahaa iyo qaar jaangoyntoodu naga dhaxaysayba Axmed wuxuu ahaa Nin hore u socday Alle isaga ayaa Nolosha iyo sii jiritaankaba maamule,e.Intaas ayuu kusoo koobay Geedigii Axmed.<\/p>\n\n\n\n

Muqdisho intii aan wada joognay aniga Axmed waxaan usoo joognay Masiibooyin iyo dhibaatooyin waa weyn oo ay ku dhamaadeen Shacab Soomaaliyeed Dad hal-door ah oo badana ku baxeen.Anaguse aan ka badbaadnay.<\/p>\n\n\n\n

Marka dhib dhaco Axmed hadanaan isla joogin wuu isoo wici jiray isaga oo i leh, ”Saaxiib ma nabad qabtaa” haddii aan nabad qabo waxaan odhanayaa, ”Haa saaxiib adna, haa anna waan nabad qabaa ee is ilaali Magaalada waa qasan tahay.” Anna hadduusan isoo wicin oo dhib ka dhaco Magaalada sidaas oo kale ayaan u odhan jirey, ”Saaxiib ma nabad qabtaa hadii uu iga qabto, wuxuu odhanayaa ”haa saaxiib waa nabad qabaa” Wuxuuna ahaa Qofka koowaad ee aan waco isna saasoo kale.<\/p>\n\n\n\n

Axmed Maalmahan shaqo ayuu ku mashquulsanaa Habeen hore anoo Guriga jooga ayuu isoo wacay wuxuu dhaha xagaad joogtaa Xaafadda ayaan idhi,waan kuugu imaanayaa ayuu dhahay wuu iigu yimid wax badan ayaan wada joogne wuxuu iga qaatay Miimiri uu doonayey oo aan hore ugu soo iibiyey, kaddib waan Casho tagna wax badan ayaan sheekaysana Barnaamijyo aan sanadka cusub qaban lahayn ayaa isla meel dhigna kadib waan kala Hoyaney.<\/p>\n\n\n\n

Aroortii shalay subax aniga shaqo ayaan lahaa Jazeera ah markii aan gaadhiga KM4 ka raacayo ayaa uu Qaraxu dhacay kadib waan baxnay intii aan sii soconay ayaan wacay Axmed telkiisa wuxuu ahaa Lama heli karo Macnaha wax Hawadda ka maqan oo kale. Imuuna soo wicin, shakina ima geline waan sii socday Dan-wadaagaha Halka la dhaho marka aan marayno ayaa shaqadii nalaga Joojay Xaalad amni darteed.<\/p>\n\n\n\n

Waan soo laabanay intaas waan wacayaa wuuna ii dhacayaa Lama qabanayo. Shaki weyn ayaa i galay. Shaqadii aan halkaa u aadi lahayn waxaa loo wareejiyey dhankan Iskuulka Booliska ka dambeysa. Kaddib halkaa anigoo u dhow waxaa dhacay Qaraxa labaad Axmedna Telka ma qabanayo. Isla markaasaa shaqadii kalana nalaka joojiyey Xaalad Amni waxaana nalagu amray inaan Goobtii aan ka baxnay kusoo laabano. waan soo laabanay welina Axmed Telka ma qabanayo. Qaraxa waan ogahay in aaguu degganaa uu yahay!!.<\/p>\n\n\n\n

Markii aan soo labanay ayaan Xaafadda toos u aaday kadib waan yar nastay waxaana wacay dhowr Qof Saaxiib Garaad Yoonis Gajoome oo la degganaa Telkiisa wuu ii dhici wayay Facebook iyo Whats up ayaan ka eega ma joogaan Axmedna isla saaso kale. Telka Axmed weli waa dhacayaa!!.<\/p>\n\n\n\n

Anoo markaa garwaaqsan in uusan Axmed Nabad qabin ayaan go’aansaday inaan raadiyo meel aan ka raadiyaba. Waan diyaar garoobay kadib waxaa raadiye cid kale. Waxaan helay saaxiibkeey Faysal Saciid oo dhawaan magaalka yimi oo Axmed la degganaa Habar-wadaagna ahaayeen. <\/p>\n\n\n\n

Waxaan ka wacay Facebook Telkiisa maan hayn wuu iga qaban waayay. Waan soo baxay waan wacay hadana wuu iga qabtay.Axmed ma haysaa maadaama isaga hadalkiisa ii cadaynayo in uu nabad qabo. Wuxuu dhahay Axmed ma hayo hadaan is leenahay ka raadiya Meelaha dhawaca la geeyo. <\/p>\n\n\n\n

Waxaan aaday dhankii Qaraxyadu ka dhaceen Gaari intaa qaatay. Anoo maraya Beerta ayey dhaheen Meel Xamar Wayne ah ayaa jirta oo Dadka la dhigo Halkaasna kasoo waynay. Soo socda ayaan dhahay anna waan laabtay waxaana soo abaaray Cusbitaal Daaru-Shifa. Halkaas ayeyna wiilashan kale iigu yimaadeen waan ku wareegney waxba waan ka waynay, kaddib Cusbitaal Madiino ayaan aadnay aniga oo rejo aad u yar qaba Saaxiibada kalena ay leeyihiin Ninkaa ama dhaawac xun ayaa gaaray ama wuu dhintay!!.<\/p>\n\n\n\n

Cusbitaal Madiino ayaan galnay anoo Lugaha Naxdin awgeed i daaleen oo ay i hayso ma laabataa Xanuunka iyo dhibka murugada aan goordhow la kulmi doona ayaa ii sawiran oo meel marna farxad taalo maaha meesha aan soo galay waxaa yaallaa waa mayd iyo dhaawac Daran uun labadaasna maaha laba is dhaamaba. <\/p>\n\n\n\n

Waxay dhaheen saaxiibadii ma Qaybta Meydka ayaan ku horaynaa mise Qaybta dhaawaca. Waxaan idhi Qaybta Meydka anoo is leh hadii Meydka ku horaysaan oo ka waydeen Axmed Naxdinta way kaa degi doontaa.<\/p>\n\n\n\n

Qaybta Meydka oo ah \nmeel murugo iyo Xanuun badan ah ayaan soo gaadhnay saan usoo \ndheeraynayey waxaan madaxa iska soo taagay Saaxiibkay Axmed Meydkiisa oo\n Dadka ku yoobsan aysan aqoonsaneen.Waxaan ahaa Qofkii ugu horeeyay oo \ngaranaya.Markaa Saa u eegay ayaana Garasho xasuuseed oo caadi ah iigu \ndambaysay waxaana ku biiray Boqolaalkii Qof ee halkaa ku Murugaysnaa.!!<\/p>\n\n\n\n

Waan kuu ducaynaynaa Axmedow Saaxiib waa la wada dhimanayaa waase kala Xanuun iyo Calool xumo badan tahay Geeridu.<\/p>\n\n\n\n


Waxaa Qoray: <\/strong>Cabdirashiid Xasan Cadde<\/p>\n\n\n\n

FG: <\/strong>Geeri kasta qof ayay sidaa u xanuujinaysaa, waxaan maqalnaa tiro iyo lambarro dhintay ama dhaawacmay, laakiin dad badani ma garan karaan sida loo dareemayo qof kasta oo ka mid ah tiradaas.<\/p>\n\n\n\n

Hadalsame Media<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 23 Dis 2018 – Saaka ayaan Qabuuraha Cusbitaal Midiina kusoo Aasnay Saaxiibkay Axmed Deeq M (Leeddo). Alle ha kuu naxariisto Saaxiib Godkana ha kuu nuuriyo ehelkii, qaraabadii iyo anaga oo dhana Saaxiib samir iyo imaan Alle ha naga kaa siiyo,waxaad ii ahayd Saaxiib iyo walaal qaaliya oo aanan iloobi doonin. Aniga iyo Axmed waxaan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16866,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/b-149.jpg?fit=1440%2C1080&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-4o0","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16864"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16864"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16869,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16864\/revisions\/16869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}