Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":16338,"date":"2018-12-17T11:11:22","date_gmt":"2018-12-17T11:11:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=16338"},"modified":"2018-12-17T11:11:27","modified_gmt":"2018-12-17T11:11:27","slug":"axsaabta-soomaalida-magac-fiican-fiiro-laaan-faallo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/12\/17\/axsaabta-soomaalida-magac-fiican-fiiro-laaan-faallo\/","title":{"rendered":"AXSAABTA SOOMAALIDA: Magac fiican & fiiro la’aan (Faallo)"},"content":{"rendered":"\n

(Hadalsame) 17 Dis 2018 <\/strong>– Dalka Somalia oo iminka nus qarni ka badan dowladnimo aan wax badan laga fahamsanayn la daalaa dhacaysa ayaa kaddib 40 sanadood oo iska daba wareeg ah waxaa ka muuqda ifafaalo iyo saasaan aad is leedahay dadku dhankii samaa ayay u socdaan.<\/p>\n\n\n\n

Yeelkeede, waxaa geeddi socodkaas mar kasta xagal daacinaya oo dib u dhigaya isla siyaasadihii laga soo daaley ee middi middi ku taagta ku dhisnaa, kuwaasoo ay dalka uga khasaarto waqti iyo tamar badani.<\/p>\n\n\n\n

Marka laga soo tago inuu khaladaad badani ka jiro dhanka dowlad kasta oo Somalia soo marta, halka dhinac ee isagu khaladba ku dhisan waa qaybta mucaaradadda oo kaliya ku salaysan aragti ah ”kursigaasaan caashaqay”, ”booska hebel isii” iyo ”ninka geedka saaran aan isla ridno” ay deeto xigeeyso inaan heshiis lagu ahayn midkii lagu bedeli lahaa iyo wixii la qaban lahaa.<\/p>\n\n\n\n

Marka aad eegto axsaabta iminka laga yabyabayo Somalia kulligood waxay ka siman yihiin hal arrin waana inay magacyo qurux badan sitaan balse ma laha aragti fog iyo xitaa xeerin dal iyo dad ka fikireeysa, marar badan waxaad is oranaysaa xitaa ma fahamsana sababta ay u dhisan yihiin iyo qiyamka ay joogaan ka xisbi qaran ahaan, marka aad aragto iyagoo iska taageeraya waxyaabo ay mucaaradad moodayaan balse halis ku ah aasaaska qarannimo ee umadda.<\/p>\n\n\n\n

Waxaad arkaysaa inaysan ka dhowrsanayn kala qaybinta umadda iyagoo siyaasaddooda ku dhisa shakhsi hebel umadana u tusaya in dowladnimadu qof tahay ee aysan qaran ahayn, marar badan weliba iyadoo la adeegsanayo xarko daxalaystay oo qabyaaladeed, waxaad kaloo arkaysaa inaysan dhaliilin eedaha muuqda ee dowladda, isla markaana keenin hindisayaal cusub oo waxqabad waayo iyagoo xitaa mucaarad ah ayay dowladda gacan siin karaan taasoo ay ku kasban karaan sumcad iyo shacbiyad ka badan midda ay ku heli karaan muranka iyo mardadabaanka ay sufahada ku kicinayaan 24\/7.<\/p>\n\n\n\n

Maqaal dheer oo ay BBC-du ka qortay Madaxwaynaha Rwanda, Paul Kagame, wuxuu qoraagu is barbardhigay fogaan aragga ninkan oo markii uu xilka ku fariistay jeer ay xasaraddii ugu ba’nayd ee dhanka sinjigu dalkiisa ka oogan tahay la yimid aragti ah ”waxaan wada nahay Banyarwanda [yacni Rwandese]” taasoo keentay inay dadkii la yaabaan oo u arkaan nin khiyaali ku nool.<\/p>\n\n\n\n

Maya, khiyaali kuma noolayne wuxuu doonayay inuu dalkiisa dib u celiyo 180 decree si uu u abuuro Rwanda uu maanta qof kastaahi qirsan yahay oo ka dhisan isla lafihii, jirkii, naftii, dadkii, dalkii, sinjiyadii iyo qoowmiyadihii milyan ku dhowaadka iska diley 1994-kii, sababtuna wax kale maahane waa fahmo iyo fiiro ku jirta.<\/p>\n\n\n\n

Ha yeeshee, waloow uu yahay ninka dalkiisa oo dhulka yaalla u birbiriyay jidkii ay qaadeen shabeellaha Aasiyada fog sida Japan, South Korea, Singapore, Malaysia iwm, asxaab badan oo mucaarad ihi waxay kaliya magaciisa la xiriiriyaan inuu yahay kali talis wayn, waana midda keentay inuu Kagame mucaaradada Afrikaan ku tilmaamo ”mid foowdo uun u taagan”, hal tusaale waxaa dhanka Soomaalida ugu filan jabhadihii dalka qabsaday kaddib taliskii caskariga ahaa iyo waxqabadkoodii halka uu ku dambeeyay.<\/p>\n\n\n\n

Dabcan, si guud mucaaradaddu maaha wax xun oo waa qayb loo baahan yahay si miisaan loo saaro awoodda dowladda markaa jirto, balse haddii ay mas’uuliyad iyo maskax fayoow waydo waxay kaliya noqonaysaa qodax hor taagan qarannimada.<\/p>\n\n\n\n

Waxaa Qoray: <\/strong>Maxamed Xaaji<\/p>\n\n\n\n

Hadalsame Media<\/strong>
<\/p>\n\n\n\n


<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Dis 2018 – Dalka Somalia oo iminka nus qarni ka badan dowladnimo aan wax badan laga fahamsanayn la daalaa dhacaysa ayaa kaddib 40 sanadood oo iska daba wareeg ah waxaa ka muuqda ifafaalo iyo saasaan aad is leedahay dadku dhankii samaa ayay u socdaan. Yeelkeede, waxaa geeddi socodkaas mar kasta xagal daacinaya oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16339,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/bb-3.jpg?fit=1200%2C600&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-4fw","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16338"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16338"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16340,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16338\/revisions\/16340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16339"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}