Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":16298,"date":"2018-12-16T17:31:17","date_gmt":"2018-12-16T17:31:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=16298"},"modified":"2018-12-16T17:31:22","modified_gmt":"2018-12-16T17:31:22","slug":"xariggii-xasan-daahir-xildhibaankii-maalintaa-aaminsanaa-in-la-xiro-wuxuu-hadda-ku-doodayaa-in-rooboow-la-daayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/12\/16\/xariggii-xasan-daahir-xildhibaankii-maalintaa-aaminsanaa-in-la-xiro-wuxuu-hadda-ku-doodayaa-in-rooboow-la-daayo\/","title":{"rendered":"XARIGGII XASAN DAAHIR: ”Xildhibaankii maalintaa aaminsanaa in la xiro wuxuu hadda ku doodayaa in Rooboow la daayo!”"},"content":{"rendered":"\n


(Hadalsame) 16 Dis 2018<\/strong> – Xilli Gabal dhicii ah ayaa Diyaarad qaas ah lagu keenay Xasan Daahir Aways oo ay wehliyaan Odayaal Dhaqameed, Xildhibaano, Saraakiil Dowladeed, Madaxwaynihii Maamulkii Ximin iyo Xeeb, iyo Ciidamo Nabadsugid ah. Waxaan ahaa Wariyaha kaliya ee Gudaha u galay Garoonka, balse la iima oggolaan inaan wax cod ah iyo Muuqaal ah midna ka qaado Xasan.<\/p>\n\n\n\n

Sidoo kale waxaan dareemayay inaan la jeclaysanayn inaan soo galo Garoonka oo aan loo oggoleyn Saxaafadda,\n iyadoo dadkii Amniga u xilsaarnaa ay is waydiinayeen sidaan halkan ku \nimid. Waxaanse la soo galay Nin Masuul ah oo aan Gaadiidkiisa la \nhubinayn cidda saaran.<\/p>\n\n\n\n

In \ncabaar ah kadib ayaan qaybta VIP da ugu galay Xasan, Waxaanan waydiiyay \nSalaan kadib inuu u yaqaano, imase uusan garan, balse markaan isku \nsheegay ayuu in cabaar ah xusuus u galiyay oo uu iiga sheekeeyay Allaha u\n Naxariistee Aabahayeey oo ahaa Kornayl ka tirsanaa Ciidamada Xoogga, \nayna is garanayeen.<\/p>\n\n\n\n

Cabaar kadib ayaa waxaa Banaanka VIP da iigu \nyimid Xildhibaankii dad u xigay Xasan oo ay wehliyaan Saraakiil Amni, \nSalaan kadib wuxuu ii sheegay inaan iska tago, sababna iima sheegin, \nanna diidmo iyo oggolaansho midna ma siin, balse daqiiqado kadib Sarkaal\n Amni ayaa ii yimid oo igu wargaliyay in amar lagu siiyay in la i bxiyo,\n anna sidiisii ayaan ku soo baxay.<\/p>\n\n\n\n

Xilli Saq Dhexe ah ayaa anoo \nhurda waxaan ku kacay Taleefoon ii dhacaya, markii aan qabtay waxa uu \nahaa Yuusuf Indhacade oo ii sheegay in la soo garaacay, isaga iyo \nOdayaashii la socday, ayna doonayaan inay la hadlaan Warbaahinta, waxaan\n ku xiray Abwaan Guure oo Madax ka ahaa markaas Iddaacada Kulmiye. \nWaxaana laga qaaday waraysi.<\/p>\n\n\n\n

DULUCDA SHEEKADA<\/strong>
<\/p>\n\n\n\n

Xildhibaankii Habeenkaas i bixiyay ee wax ka go’aaminayay in la garaaco dadka doonayay inaan la xirin Xasan Daahir, walibana ku matalayay Baarlamaanka hadda waxa uu aaminsan yahay taas bil cagsigeeda oo ah inaan la xirin Muqtaar Rooobow.<\/p>\n\n\n\n

Anigu qof ahaan waxaan aaminsanahay in qof kastoo \nArgagixiso ku biiray in loo ciqaabo dambiyaduu gaystay, balse haddii \nmidkood loo arko inuu mudan yahay in la maamuuso maxaa diidaya \nkuligoodna inay helaan Maamuuskaas,?<\/p>\n\n\n\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Cabdicasiiz Afrika<\/p>\n\n\n\n

Hadalsame Media<\/strong>
<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Dis 2018 – Xilli Gabal dhicii ah ayaa Diyaarad qaas ah lagu keenay Xasan Daahir Aways oo ay wehliyaan Odayaal Dhaqameed, Xildhibaano, Saraakiil Dowladeed, Madaxwaynihii Maamulkii Ximin iyo Xeeb, iyo Ciidamo Nabadsugid ah. Waxaan ahaa Wariyaha kaliya ee Gudaha u galay Garoonka, balse la iima oggolaan inaan wax cod ah iyo Muuqaal ah […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16299,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/b-96.jpg?fit=1200%2C700&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-4eS","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16298"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16298"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16300,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16298\/revisions\/16300"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}