Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":16266,"date":"2018-12-16T10:52:59","date_gmt":"2018-12-16T10:52:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=16266"},"modified":"2018-12-16T10:53:26","modified_gmt":"2018-12-16T10:53:26","slug":"maxaan-ku-dhaartay-xildhibaan-malabsade","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/12\/16\/maxaan-ku-dhaartay-xildhibaan-malabsade\/","title":{"rendered":"Maxaan ku dhaartay & xildhibaan Malabsade!?"},"content":{"rendered":"\n

(Hadalsame) 16 Dis 2018<\/strong> – “Wax walba iyagaa isla raba\u2026, ma iyagaan weligeen u xayirnaanaynaa\u2026? Hadda xoogaa rajaan qabnaa oo rag badan ayaan saaka isu keennay\u2026, in kastoo aan dadkaan la isku hallayn karin\u2026, bal aan eegno galabta markii la isu soo noqdo sida wax noqdaan.”<\/p>\n\n\n\n

Dhawr maalmood ka dib markii \nla dhaariyey, ayuu xildhibaan Malabsade taleefan kula xiriiray rag ay \nqaraabo yihiin oo Yurub ku maqan aadna uu ula socodsiinayey wixii soo \nkordha maadaama lagu jiro maalmo adag oo la magacaayo wasiirro iyo xubno\n kale oo dawladeed. Maalmahaan hurdadu waa ku yar tahay xildhibaanka, \ndhawrka saacadood ee uu seexdana waxaa hurdada ka qasa riyo iyo qaraw \nbaas oo doodihii maanta iyo xisaabihii berri uu la shir tegi lahaa ku \nsaabsan. Sidii caadiga u ahayd wax uma cuno oo dhawr kiilo ayaa jirkiisa\n ka dhacay, laakiin waxaas oo dhan wuxuu isku illawsiiyaa rajada u soo \nmuuqata inuu mar uun darajo dawladeed qabto.<\/p>\n\n\n\n

Taleefanadu ma kala \njoogsadaan. Dhawr qaaradood dad kala jooga ayuu si joogto ah ula \nsocodsiiyaa meesha wax marayaan. Arrimuhu waxay isu bedelayaan \nsaacad-saacad, is bahaysiyadu waxay ku dhismaan dhawr maalmood waxayse \nku burburaan daqiiqado. Mooshinada iyo sharciyada la dejiyaa waxay ka \nbilawdaan baarlamaanka dhexdiisa waxayna ku dhamaadaan baarlamaanka \ndhexdiisa. Baarlamaanka dibeddiisa waxaa xukuma ummado kale oo qalaad. \nWaddanku isuma furna oo nabad ma wada aha. Talada Soomaalidu gacantooda \nkuma wada jirto. Laakiin taasi uma muuqato Xildhibaan Malabsade iyo \nraggiisa. Waxaase si fiican ugu muuqda in uu qabaa’ilka Soomaaliyeed \nxaqiisa ka soo dhacsado oo aan cadkiisa nin kale qaadan. Meel fog ayuu \nwax ka dareemaa oo hadduu arko dhawr xildhibaan oo meel wada taagan \nwaxay ku abuurtaa shaki iyo seexan-waa. Habeenkaas oo dhan wuxuu ka \nshaqeeyaa sidii uu nimankaas qorshaha ay maleegayaan uga hortegi lahaa.<\/p>\n\n\n\n

\n Caruurtii iyo hooyadood waqti uu kula hadlo oo fiican ma hayo. Islaantu\n markay caruurta iyo dayacnaantooda ka soo hadasho wuxuu ugu jawaabaa \ninuu hawlo ka muhiimsan hayo oo uu ‘ummad’ u shaqaynayo.<\/p>\n\n\n\n

Galab uu yimi makhaayad ayuu daawaday cajalad ku saabsan shirkii xildhibaanimada loogu doortay. Waaba wax ku cusub. Xoogaa markii uu daawaday ayaa waxaa cajaladdii ka soo muuqday isagii oo la dhaarinayo ” Waxaa igu wallaahi ah\u2026. Billaahi\u2026. Tallaahi\u2026 Soomaalinimo \u2026\u2026 Caddaalad \u2026. Islaam\u2026”<\/p>\n\n\n\n

Dhidid ayaa ku soo joogsaday, Jahwareer ayuu dareemay\u2026, saacad ka badan ayuu fadhiyey makhaayaddii isagoo keligiis hoos isula hadlaya. Shaahii loo shubay wuu illaaway oo hortiisa ayuu ku qaboobay. “Kala fogaa wixii aan u dhaartay iyo waxa aan hadda ku dhex jiro!?” wuxuu isu keeni waayey xilkii uu u dhaartay iyo wixii uu siddeedii bilood ee la soo dhaafay ku mashquulsanaa. Wuxuu ogaadey in markii uu doorashada baarlamaanka soo gelayey ay dhaartu ahayd waxa ugu weyn ee hor yaalley, laakiin hadda ay noqotay waxa ugu fudud ee uu dhaqso u illaaway.<\/p>\n\n\n\n

Galabtaas oo dhan\n wuxuu is weydiinayey meesha laga keenay in dadka xilka qaadaya la \ndhaariyo, ma quraankaa sheegay, ma nebigeenii (CSWS) ayaa dardaarmay, ma\n Soomalidaa caado u lahayd mise dhaqan qalaad bay nooga timi.<\/p>\n\n\n\n

Malabsade xasuustii dhaartiisu waxay ku sii abuurtay murugo cusub iyo inuu isagii is garan waayo. Xoogaa markuu is canaanto ayuu hadana is lahaa “keligey maxaa i xanuujinaya? Xubnaha baarlamaanka oo dhan soow kuwaas danahooda iyo dano aan Soomaalidu shaqo ku lahayn dhex boodaya\u2026, soow kuwa heshiiskii loogu yeeraba iska saxiixaya\u2026, soow maaha kuwa qabaa’ilkooda u hadlaya oo aan Soomalinimo dan ka lahayn\u2026?”<\/p>\n\n\n\n

Laakiin in yar ka dib ayuu hadana dib isu canaananayey oo isu miisaamayey bal in isaga iyo raga la midka ahi ay is daba qaban karaan oo, siday ku dhaarteen, ay colaadda joogtada ah qaboojin karaan ama maatada qaxsan ee xerayaha qaxootiga ku maqan caymin karaan. Mar-marka qaar wuxuu ku fekerayey siduu is bedel uga bilaabi lahaa baarlamaanka, bal in dhaartoodii la xasuusiyo xubnaha, mar-marna waxaa u muuqanaysay in arrin alifka ka xumaatay aan albaqra laga sixi karin \u2013 dhaar aan markii horena laga fiirsan, markii dambena la ilaalin inay cuquubo keentay.<\/p>\n\n\n\n

Ugu dambayn wuxuu ku tashaday bal in uu cajaladii makhaayada ka soo qaado oo uu baarlamaanka ka dhex shido, bal in dadka meesha la joogaa ay dareenkiisoo kale ku dhaliso oo ay markaas si wadajir ah is bedel u bilaabaan.<\/p>\n\n\n\n

Waxaa Qoray: <\/strong>Cabdulqaadir Diiriye
<\/p>\n\n\n\n

Hadalsame Media<\/strong>
<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Dis 2018 – “Wax walba iyagaa isla raba\u2026, ma iyagaan weligeen u xayirnaanaynaa\u2026? Hadda xoogaa rajaan qabnaa oo rag badan ayaan saaka isu keennay\u2026, in kastoo aan dadkaan la isku hallayn karin\u2026, bal aan eegno galabta markii la isu soo noqdo sida wax noqdaan.” Dhawr maalmood ka dib markii la dhaariyey, ayuu xildhibaan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":16267,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/b-89.jpg?fit=259%2C194&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-4em","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16266"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16266"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16269,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16266\/revisions\/16269"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/16267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}