Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":14342,"date":"2018-11-15T08:48:28","date_gmt":"2018-11-15T08:48:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=14342"},"modified":"2018-11-15T08:48:28","modified_gmt":"2018-11-15T08:48:28","slug":"qiso-qiime-badan-wuxuu-raajicinayay-geerideeda-balse-isagaa-kahor-rawaxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/11\/15\/qiso-qiime-badan-wuxuu-raajicinayay-geerideeda-balse-isagaa-kahor-rawaxay\/","title":{"rendered":"QISO QIIME BADAN: Wuxuu raajicinayay geerideeda balse isagaa kahor rawaxay!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 15 Nof 2018<\/strong> <\/span>– Jeanne Louise Calment waa Haweenay asal ahaan u dhalatay dalka Faransiiska taasi oo inta la ogsoon yahay ah qofkii ugu da\u2019da waynaa taariikhda dalkaasi iyadoo uu cimrigeeda gaaray 122 sano iyo 164 maalmood.<\/p>\n

Jeanne waxa ay ku nooleyd Guri weyn oo ay iyada leedahay kaasi oo ku yaallay bartamaha magaalada Paris halkaas oo ay kula nooleyd Gabadheeda iyo wiilka ay dhashay Gabadheeda oo ah labada qofood ee had iyo jeer ka caawiyo waxyaabaha quseeyo baahideeda gaarka ah.<\/p>\n

Waloow ay Jeanne u soo joogtay waayo badan ayaa haddana waxyaabaha qariibka ah ee laga diiwaan geliyay taariikh nololeedkeeda oo gebi ahaanba ah mid aan la soo koobi karin waxaa kamid ah heshiiskii dhex maray iyada iyo nin Garsoore ah markii ay Jeanne jirtay da\u2019da 90-ka sano, kaasi oo dhigayo in ninka Garsooraha ah uu Bil kastaba siiyo Jeanne Lacag dhan 2,500, Dolar balse taasi beddelkeeda uu qaato hantida ay Jeanne leedahay marka ay nafta ka baxdo maadaama uu u arkay in ay cajuuso tahay oo aysan waqti badan noolaan karin.<\/span><\/p>\n

\n

Caadiyan waa uu qabsoomay heshiiskii lagu ballamay oo weliba lagu kala saxiixday siffo sharci ah taasi oo u saamaxday Jeanne in ay billaawdo uruursiga lacagtaasi, laakiin 30 sano kadib waxaa dhacday in ninkii Garsooraha ahaa uu sameeyay xisaab xir kor u dhaaftay labo jibaar qiimaha uu Gurigaasi ka joogo suuqa xilli ay Jeanne tahay mid nafta baaqi ku ah oo xittaa awood u leh in ay howlaheeda gaarka ah u qabsato si madax banaan.<\/p>\n

Ugu dambeyntii Garsooraha laf ahaantiisa ayaa geeriyooday maalmo kadib markii ay Jeanne u dabaal degtay sanad guuradii 122-aad ee ka soo wareegatay dhalashadeeda waxaana halkaasi ku soo idlaaday dhaxalkii faa\u2019iido doonka ahaa ee lagula wareegi lahaa gurigii qasrigii ahaa ee ay laheyd Jeanne.<\/p>\n

Isku soo wada duuboo, nuxurka ku jiro sheekada waxa uu yahay in aadan marnaba faa\u2019iido ka raadinin dhimashada qof kale oo ay ajashiisa ku jirto Gacanta Rabbiga weyn ee abuuray Aadanaha oo dhan maxaa yeelay cidna ma ogaan karto midka labadiina ku horreyn doono dhimashada ama geerida.<\/p>\n

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.<\/p>\n

Waxaa Diyaariyay:<\/strong> Abdiqani Gaarane Barre (Dufle)<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 15 Nof 2018 – Jeanne Louise Calment waa Haweenay asal ahaan u dhalatay dalka Faransiiska taasi oo inta la ogsoon yahay ah qofkii ugu da\u2019da waynaa taariikhda dalkaasi iyadoo uu cimrigeeda gaaray 122 sano iyo 164 maalmood. Jeanne waxa ay ku nooleyd Guri weyn oo ay iyada leedahay kaasi oo ku yaallay bartamaha magaalada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14343,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/b-15.png?fit=586%2C244&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-3Jk","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14342"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14342"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14344,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14342\/revisions\/14344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14343"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}