Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":14317,"date":"2018-11-14T15:52:13","date_gmt":"2018-11-14T15:52:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=14317"},"modified":"2018-11-14T15:52:13","modified_gmt":"2018-11-14T15:52:13","slug":"maxaad-ka-taqaannaa-ciyaar-tebiyaha-ugu-caansan-dunida-carabta-ee-cisaam-shawaali","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/11\/14\/maxaad-ka-taqaannaa-ciyaar-tebiyaha-ugu-caansan-dunida-carabta-ee-cisaam-shawaali\/","title":{"rendered":"Maxaad ka taqaannaa ciyaar tebiyaha ugu caansan dunida Carabta ee Cisaam Shawaali?"},"content":{"rendered":"

(Toulouse) 14 Nof 2018<\/strong><\/span> – Issam Chaouali waxa uu dhashay September 25, 1970-kii, waa 48 jir ku dhashay Toulouse oo France ka tirsan.<\/p>\n

Waa tabiyaha ugu fcn kuwa carabta, waxaana lagu naaneysaa(\u0628\u0646\u0643 \u0627\u0644\u0645\u0639\u0644\u0648\u0645\u0627\u062a), waxa uuna iminka ka howl galaa muuq baahiyaha beIN SPORTS.<\/p>\n

Chaouali oo wareysi siinayay Alghad TV gaar ahaan barnaamijka (\u0645\u0624\u062b\u0631\u0648\u0646) ayaa la weydiiyay suaalo badan, sidoo kale waxa uu ka sheekeeyay xirfadiisa tabin waxyaabo ku saabsan.<\/p>\n

\n

Chaouali ayaa la weydiiyay suaal ahayd: garoomadee ugu jecelyahay in aad si toos ah kaga tabiso cayaaraha?<\/p>\n

Issam waxa uu ku jwbay: Anfield Stadium(Liverpool) iyo La Bombonera Stadium(Boca Juniors).<\/p>\n

Chaouali ayaa la weydiiyay: kooxdee iyo xulkee ayaad ka taagertaa kubada cagta?<\/p>\n

Issam waxa uu ku jwbay: Real Madrid iyo Brazil.<\/p>\n

Chaouali ayaa la weydiiyay: Ciyaartii ugu fcneed ee aad tabiso waayahaaga bal noo sheeg?<\/p>\n

Issam ayaa ku jwbay: waxaan tabiyay in ka badan 160 final ma jirto ciyaar si gooni ah xusuus iigu reebtay, dhamaantood waxa ay ahaayeen kuwo cajiib ah.<\/p>\n

Chaouali ayaa la weydiiyay sida ay isku yihiin baraha bulshada?<\/p>\n

Issam waxa ku jwbay: inta badan waxaan isticmaalaa Facebook iyo Twitter, maalintii oo dhan waxaan ku bixiyaa waqti dhan 45 daqiiqo, waa cajiib baraha bulshada, waxaa ay iigu soo diraan taagerayasheyda qoraalo iyo muuqaalo, dhiira galin ayayna ii tahay.<\/p>\n

Chaouali waxa uu sheegay in uu ku dadaalo markasta in uu kusoo kordhiyo saaxada tabinta erayo cusub kuwaas oo marka dambe ku baaho dunida, erayada uu kusoo kordhiyay saaxada tabinta waxaa ka mid ah in Ronaldo uu ku magacaabay (\u0635\u0627\u0631\u0648\u062e \u0645\u0627\u0632\u064a\u0631\u0627 \u0643\u0628\u064a\u0631 \u0627\u0644\u0641\u0646\u0634\u0627\u0644), sidoo kale waxa uu sheegay in uu jclyhy markasta in uu ka soocnaado mucaliqiinta kale oo ciyaartooyda uu ku amaano tuducyo gabay ah oo iskagu uu tiriyo.<\/p>\n

Issam waxa uu sheegay in 20 sano oo uu ku jiray xirfada tabinta uu helay in ka badan 30 jaa’izo oo waliba uu ka helay, madax, siyaasiyiin iyo shaqsiyaad caan ka ah dunida.<\/p>\n

Waxa uu aad ugu faanay in matxafka Real Madrid iyo midka Barcelona oo ay ku keedsanyihiin goolasha ay dhaliyeen labadaas koox oo ku duuban luuqado badan in luuqada Carabiga laga xushay codkiisa oo uu yahay tabiyaha kaliyah ee carab ah ee laga helaayo keydka labadaas koox.<\/p>\n

Chaouali waa aabe leh 3 caruur ah, waxa uuna dareeseeyay luuqada Franca gaar ahaan qeybta suugaanta, waxa uuna ka wataa shahaado.<\/p>\n

Waxaa Diyaariyay:<\/strong> Bashiir Axmed<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Toulouse) 14 Nof 2018 – Issam Chaouali waxa uu dhashay September 25, 1970-kii, waa 48 jir ku dhashay Toulouse oo France ka tirsan. Waa tabiyaha ugu fcn kuwa carabta, waxaana lagu naaneysaa(\u0628\u0646\u0643 \u0627\u0644\u0645\u0639\u0644\u0648\u0645\u0627\u062a), waxa uuna iminka ka howl galaa muuq baahiyaha beIN SPORTS. Chaouali oo wareysi siinayay Alghad TV gaar ahaan barnaamijka (\u0645\u0624\u062b\u0631\u0648\u0646) ayaa la […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14320,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/b-14.png?fit=594%2C387&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-3IV","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14317"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14321,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14317\/revisions\/14321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}