Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":13251,"date":"2018-10-27T16:15:04","date_gmt":"2018-10-27T15:15:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=13251"},"modified":"2018-10-27T16:15:04","modified_gmt":"2018-10-27T15:15:04","slug":"sawirro-maxaa-looga-hadlay-shirka-kooxda-xiriirka-soomaaliya-ee-ururka-oic-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/10\/27\/sawirro-maxaa-looga-hadlay-shirka-kooxda-xiriirka-soomaaliya-ee-ururka-oic-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"SAWIRRO: Maxaa looga hadlay shirka kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka OIC oo ka dhacay Muqdisho?"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 27 Okt 2018<\/strong> <\/span>– Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ku tilmaamay Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka OIC mid taariikh ah.<\/p>\n

Shirka waxaa ka soo qeybgalay 11-dal oo 14-dal ka mid ah iskaashiga Islaamka u qaabilsanyihiin taakuleynta Soomaaliya.<\/p>\n

Mr. Cawad ayaa sheegay in Shirka uu hadal ka jeediyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku dheeraaday ka hadalka horumarka Soomaaliya gaartay iyo taageerada ay ka fileyso dalalka Islaamka.<\/p>\n

\u201c Shirku si fiican ayuu u dhacay waxaa shir-guddoomiye ka ahaa Dowladda Qadar,oo uu goob joog ahaa Wasiiru dowlahooda arrimaha dibadda,waxaana kooxdaan loo yaqaano xiriirka Soomaaliya ee Ururka OIC guddoomiye u ah Qadar,martidu waxay ka mahad naqeen soo dhoweyntii diirneyd ee loo fidiyay,shirku wuxuu ku soo gaba-gaboobay inuu ka soo baxo dhambaal nurxurkiisu ahaa in dalalka iskaaskiga islaamka ay adkeeyaan midnimada dalka Soomaaliya iyo Qaranimada dadka Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri Wasiir Cawad.<\/p>\n

Wasiirka ayaa sheegay in waxyaabaha shirka ka soo baxay qeyb ka tahay in Soomaaliya laga garab istaago dhanka horumarka ee loo qaadayo dhinaca Dowladnimada,dhanka gargaarka bini-aadanimo.<\/p>\n

Shirkan ayaa waxaa lagu qiray in Xukuumadda Soomaaliya ay ku talaabsatay horumar la taaban karo gaar ahaan dhinacyada amniga, siyaasadda iyo waliba arrimaha Bulshada.<\/p>\n

Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka iskaashiga Islaamka ayaa ka kooban Dalalka kala ah:- Azerbaijan, Brunei, Djibouti, Egypt, Gabon, Iran, Kuwait, Malaysia, Pakistan, Qatar, Saudi Arabia, Sudan, Turkey, UAE iyo Yemen, waana markii ugu horreysay ee ay Soomaaliya marti geliso shir caynkan oo kale ah tan iyo xilligii la asaasay Ururkan 1972-kii, balse shirkii ururka Islaamka ayaa hore loogu qabtay Magaalada Muqdisho sanadkii 1969-kii markaasi oo ay wada aas-aaseen allaha u wada naxaristee Madaxweyne C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke iyo Boqorkii Sacuudiga ee Xilligaasi Boqor Feysal Aala Sacuud.<\/p>\n

\"\"<\/figure>\n
\"\"<\/figure>\n
\"\"<\/figure>\n
\"\"<\/figure>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 27 Okt 2018 – Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ku tilmaamay Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka OIC mid taariikh ah. Shirka waxaa ka soo qeybgalay 11-dal oo 14-dal ka mid ah iskaashiga Islaamka u qaabilsanyihiin taakuleynta Soomaaliya. Mr. Cawad ayaa sheegay in Shirka uu hadal ka jeediyay Ra\u2019iisul […]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":13252,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/RW-Somalia-Xassan-Cali-Khayre-oo-furay-shirka-ururka-iskaashiga-Islaamka-oo-Muqdisho-lagu-qabtay-Cali-Ducale-10.jpg?fit=5472%2C3648&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-3rJ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13251"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13251"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13253,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13251\/revisions\/13253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}