Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":12593,"date":"2018-10-17T14:35:10","date_gmt":"2018-10-17T13:35:10","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=12593"},"modified":"2018-10-17T14:44:59","modified_gmt":"2018-10-17T13:44:59","slug":"sawirro-carruurta-halgamayaasha-hala-gacan-qabto-qorma-u-baahan-in-laga-jawaabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/10\/17\/sawirro-carruurta-halgamayaasha-hala-gacan-qabto-qorma-u-baahan-in-laga-jawaabo\/","title":{"rendered":"SAWIRRO: Halla gacan qabto carruurta halgamayaasha! (Qorma u baahan jawaab)"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n

(Muqdisho) 17 Okt 2018<\/strong><\/span> – Cadaalad, Sinnaaan, Midnimo, iyo Horumar ayaa hal hays u ah Mudane kasta oo xil ka doonaya shacabka Soomaaliyed, min Madaxweyne ilaa guddoomiye degmo, ma jiro masuul aan laga maqlin erayadaas, laakiin su\u2019aashu waxay tahay mala fuliyey mise?.<\/p>\n

Su\u2019aasha kale waxay tahay, maxay madaxdeenu u eegi la\u2019yihiin hareeraha marka ay meel booqdaan? Waxaan ugu gol leeyahay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxa uu khudbad ka jeediyey baroordiiqda 14-kii Octobar oo ka dhacday Isgoyska Soobe.<\/p>\n

Marka laga yimaado dhimashada iyo dhaawaca soo gaarey shacabkii halkaas ka dhowaa waxaa meesha ku baaba\u2019ay daaro waaweyn. Daartii Soobe waa la dayactiray, Xarunta Hay’adda Iida waa la dayactiray, Safaari Hotel waa la dayactiray, Hotel Fatxi waa la dayactiray, Dhismihii danwadaagta oo ay hadda Bisha Cas degan tahay dayactirkiisu waa socdaa, maxaa ku dhacay labada guri ee u dhexeeya Hoteeladda Safaari iyo Fatxi?<\/p>\n

Labada guri mid waxaa leh reer Dheere Xaaji Dheere oo ka mid ahaa Aasaasayaashii SYL waana kan Hoteelka fatxi ku dheggan waxay waayeen dhaqaale ay ku dayactiraan, Alla ha u sahlo, Aamiin. Kan kale ee Hoteel Safaari ku dhegan ee laamyeeriga gaduudan ku waareegsan yahay waxaa iska leh Timiro Cukaash oo ka mid aheyd Hablihii aadka u taageeri jirey SYL. Waa Haweeneydii Xabsiga ku umushay kaddib markii loo xiray arrimo SYL la xiriirta, waxaa lagu neynaasi jirey Haweeneydii ninkeeda ka magac dheereyd.<\/p>\n

Maxaa hor taagan in la dayactiro?<\/strong><\/p>\n

Sida aan wararka ku helayo waxaa hor taagan oo diidey in la dayactiro guriga ka dambeeya oo ay leedahay gabar uu dhalay nin ka tirsanaa golohii sare ee kacaanka, gurigaas wadadiisa weyni waxay ku taalaa dhabarka dambe ee Hotel Safaari. Milkiilaha gurigaas oo gabar ah waxa ay hadda irid weyn ka dooneysaa laamiga afkiisa hore oo haddii sidaa la sameeyo waxaa la jejebinayaa qeyb ka mid ah guriga Timiro Cukaash.<\/p>\n

Wararka aan helayo waxay sheegayaan in hadda ka hor intii ay talineysey, dowladdii Maxamed Siyaad, lagu murmay arrinta maanta taagan oo xabsiga loo taxaabay Timiro Cukaash, taasoo aakhirkii keentay in Gabadha guriga dambe leh lagu maslaxo in la siiyo maalgashiga Hoteel Taleex oo ka soo horjeedey Carwada taasuna waxay qaboojisey xiisaddii gurigaas, waxaana loo xukumay Timiro Cukaash, laakiin markii dambe waxaa gabadha guriga dambe leh loo ogolaaaday in laamiga laga siiyo jid hal Mitir ah si martida laamiga ka imaneysa guriga uga soo galaan.<\/p>\n

14-kii Octobar 2017 waxaa Isgoyska Soobe ka dhacay qaraxii Xanuunka badnaa oo baabi\u2019iyey daarihii halkaas ku yiiley, markii ay dhibaatadu timid gabadhii waxay dacwad ku soo oogtey guriga Timiro Cukaash waxayna maxkamadda geysey kiiskaas iyadoo ku doodeysa iney jid weyn ka dooneyso Laamiga oo ay xaq u leedahay.<\/p>\n

Biyadhaca sheekadeyda<\/strong><\/p>\n

Ujeedkeygu waxa uu yahay cadaalad darrada aan leexleexadka laheyn ee aan caadeysaney oo aan ku doodi karo iney halkaas na dhigtay, waxaan kaloo uga golleeyahay goobta waxaa tegey Ra\u2019iisul Waraaraha Soomaaliya Mdane Xasan Cali kheyre, dhabarkiisa ayey mashaqadu ka muuqataa oo ma ahan wax la arki waayo. Maadaama uu Kheyre masuul ka yahay Xukuumadda Soomaaliya, kana mid yahay Madaxda Qaranka Soomaaliya, Su\u2019aasheydu waxay tahay sababta uu isu weydiin la\u2019yahay dhibaatada iyo diifta ka muuqata guryaha qaraxa ku baabi\u2019iy oo dhabarkiisa ka muuqda, oo midkood xoog lagu doonayo in qeyb dhulkiisa ka mid ah laga dhaco, midna uu awoodi waayey inuu gurigiisa dayactirto.<\/p>\n

Gabagabdii waxaa ila habboon, in Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo kaashanaya madaxda kale ee qaranka sida Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ay dayactiraan guriga Reer Dheere Xaaji Dheere ayna rakaatada {isbaarada} ka qaadaan guriga Timara Cukaash.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\"Image<\/div>\n
\"Image<\/div>\n
W\/Q:- C\/Naasir Iidle<\/strong><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
\n
Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/form>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 17 Okt 2018 – Cadaalad, Sinnaaan, Midnimo, iyo Horumar ayaa hal hays u ah Mudane kasta oo xil ka doonaya shacabka Soomaaliyed, min Madaxweyne ilaa guddoomiye degmo, ma jiro masuul aan laga maqlin erayadaas, laakiin su\u2019aashu waxay tahay mala fuliyey mise?. Su\u2019aasha kale waxay tahay, maxay madaxdeenu u eegi la\u2019yihiin hareeraha marka ay meel […]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":12595,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/44346251_2153898941338485_8528304134879707136_n.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-3h7","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12593"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12593"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12593\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12604,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12593\/revisions\/12604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12595"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12593"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12593"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12593"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}