Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":12216,"date":"2018-10-12T08:42:20","date_gmt":"2018-10-12T07:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=12216"},"modified":"2018-10-12T08:42:39","modified_gmt":"2018-10-12T07:42:39","slug":"hooyo-wax-baratay-waa-umad-wax-baratay-sheekadan-ayaana-u-daliil-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/10\/12\/hooyo-wax-baratay-waa-umad-wax-baratay-sheekadan-ayaana-u-daliil-ah\/","title":{"rendered":"Hooyo wax baratay waa umad wax baratay, sheekadan ayaana u daliil ah!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 12 Okt 2018<\/strong> <\/span>– Maalin ayuu wiilkan yari ee sawirkiisu halkan ka muuqda waxuu ka soo noqday iskuulka ama dugsigii uu wax ka baranayey, dabeedna waxuu u dhiibay hooyadii waraaq yar oo looga soo dhiibay dugsiga. Waxa uu waydiiyay hooyadii waxa Ku qoran waraaqda.<\/p>\n

Waxaa hooyadii indhaheedii iska soo buuxiyay illmo, waxayna Ku tiri, waxaa Ku qoran “ilmahaagu wuu maskax badanyahay, dugsigana uma qalmo qof sidan u maskax badan inuu dhigto. Inagu malihin dugsiyo dabooli kara waxbarashadiisa, sidaa darteed waxaanu kaa rajaynaynaa inaad guriga wax ugu dhigtid”.<\/span><\/p>\n

\n

Hooyadii waxay bilowday inay guriga wax ugu dhigto. Isaguna waxa uu Ku iibin jiray jaraa’idada goobaha tareenka laga raaco, si uu hooyadii u caawiyo.<\/p>\n

Sanado kadib waxaa dhimatay hooyadii. Wixii intaa ka danbeeyay, kaligii ayaa is waday, wuxuu noqday mid aduunka wax cusub ku soo kordhiyay.<\/p>\n

Maalin ayaa wuxuu furay qasnadii hooyadii ee qadiimiga ahayd, waxaanu ka helay warqadii, barigii dugsiga looga soo dhiibay, ee hooyadii u akhriday. Waxaa Ku qornaa sidan ” wiil kaagu wuu fahan xunyahay,! Sidaa darteed uma oglaanayno inuu sii dhigto dugsigan”. Aad ayay u saamaysay warqadani. Waxa uu Ku qoray buugiisii xasuus qorka sidan “waxa aan ahaa qof fahankiisu hooseeyo, laakiin hooyaday ayaa iga dhigtay qofkii ugu maskaxda badnaa qarniga”.<\/p>\n

Wiilkan yari wuxuu ahaa Thomas Edison oo u dhashay dalka Mareykanka waana ninkii sameeyay layrka ama nalka.<\/p>\n

Waxaa halkaa inooga baxay faa’iidada hooyada wax baratay ay u leedahay ubad keeda iyo bulshadaba, waynakaa aan waxyar ka maarmi Karin nalka ama layrka.<\/p>\n

Haweenka somaaliyeed ha lagu dhiiri galiyo aqoonta tan diinta iyo tan maadigaba.<\/p>\n

Xigasho:<\/strong> Xaashi Yuusuf Xaashi<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 12 Okt 2018 – Maalin ayuu wiilkan yari ee sawirkiisu halkan ka muuqda waxuu ka soo noqday iskuulka ama dugsigii uu wax ka baranayey, dabeedna waxuu u dhiibay hooyadii waraaq yar oo looga soo dhiibay dugsiga. Waxa uu waydiiyay hooyadii waxa Ku qoran waraaqda. Waxaa hooyadii indhaheedii iska soo buuxiyay illmo, waxayna Ku tiri, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12217,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/b-95.jpg?fit=860%2C616&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-3b2","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12216"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12216"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12219,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12216\/revisions\/12219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12217"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}