Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":1213,"date":"2018-06-08T11:19:23","date_gmt":"2018-06-08T10:19:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=1213"},"modified":"2018-06-08T11:24:52","modified_gmt":"2018-06-08T10:24:52","slug":"ina-salmaan-oo-soo-laabtay-amiirkii-la-laaa-ee-sucuudiga-oo-shaashadaha-kasoo-muuqday-dhibaato-uu-durba-u-gaystay-dhaqaalaha-sucuudiga-oo-soo-baxay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/06\/08\/ina-salmaan-oo-soo-laabtay-amiirkii-la-laaa-ee-sucuudiga-oo-shaashadaha-kasoo-muuqday-dhibaato-uu-durba-u-gaystay-dhaqaalaha-sucuudiga-oo-soo-baxay-sawirro\/","title":{"rendered":"INA SALMAAN OO SOO LAABTAY: Amiirkii la la’aa ee Sucuudiga oo shaashadaha kasoo muuqday & dhibaato uu durba u gaystay dhaqaalaha Sucuudiga oo soo baxday! + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Geneva) 08 Juun 2018<\/span> – <\/strong>Waxaa shalay fagaarayaasha dib uga soo muuqday ninka leh dhaxalka Boqortooyada Sucuudiga oo la la’aa tan iyo horraantii bishii Abriil, balse maalgelinta tooska ah ee Sucuudiga ayaa si wayn hoos ugu dhacday tan iyo markii uu soo muuqday dhaxal-sugaha dalkaasi Amiir Mohammed bin Salman oo la yimid wax uu ku sheegay ajende dib u habayn dhaqaale ah oo ballaaran, sida ay faafinayso QM.<\/p>\n

Maalgelinta tooska ah (FDI) ee Sucuudiga ayaa kasoo dhacday $7.5 bilyan oo ay ahayd 2016, iyadoo haatan hoos ugu dhacday $1.4 bilyan oo qura sanadkan, iyadoo tusaale ahaan 2012 ahayd $12.2 bilyan oo doollar, sida ay daabacday hay’adda QM ugu qaybsan ganacsiga iyo horumarinta ee UNCTAD.<\/p>\n

Fashilkan Sucuudiga ka qabsaday soo jiidashada maalgelinta caalamiga ah, ee ay keentay hubaal la’aanta ka muuqata mustaqbalka siyaasadda dalkaasi ee dhalatay markii uu soo baxay Amiir Maxamed, ayaa Sucuudiga ka gadaal marisay dalal yar yar oo gobolka ku yaalla sida Cumaan iyo Urdun oo kala helay $1.9 bilyan iyo $1.7 bilyan sida ay u kala horreeyaan, marka ay timaaddo maalgeinta tooska ah.<\/p>\n

Sucuudiga ayaa sidoo kale ka dhacay doorkiisii ahaa inuu ka mid ahaa dalalka ugu waawayn ee soo jiita maalgelinta caalamiga ah ee lagu sameeyo Galbeedka Aasiya oo dhan, isagoo kasoo dhacay 15.5% oo uu ahaa 2012-16 haatanna kusoo koobmay 5.6%.<\/p>\n

Yeelkeede, dalalka deriska la ah Sucuudiga sida Imaaraatka Carabta (UAE) ayaa ka duceeyay dib u dhaca Sucuudiga, isagoo laba laab ka badan kordhiyay saamigiisa oo ahaa 19% 2012, haatanna noqday 41%.<\/p>\n

Xitaa Qadar, oo ah dal yar oo ku jira go’doomin dhaqaale oo uu horseed ka yahay isla Sucuudiga, tan iyo Juun-tii hore, ay kasoo ruqaansaday $774 milyan 2016 isagoo haatan usii dhow bilyanka waana $986 milyan.<\/p>\n

\n

In our second home, KSA, my brother Mohammed bin Salman & I witnessed the 1st meeting of the Saudi-UAE Coordination Council, which represents our aspirations for the future & reflects our vision, brotherhood & common destiny. It heralds a stronger, more prosperous future. pic.twitter.com\/Dyx8KlWkpN<\/a><\/p>\n

\u2014 \u0645\u062d\u0645\u062f \u0628\u0646 \u0632\u0627\u064a\u062f (@MohamedBinZayed) 6 juni 2018<\/a><\/p><\/blockquote>\n