Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":11153,"date":"2018-09-27T08:52:22","date_gmt":"2018-09-27T07:52:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=11153"},"modified":"2018-09-27T08:52:22","modified_gmt":"2018-09-27T07:52:22","slug":"isku-maan-diin-wuxuu-diidey-inuu-dharka-u-dhaqo-ninkii-isaga-iska-lahaa-kaddib-markii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/09\/27\/isku-maan-diin-wuxuu-diidey-inuu-dharka-u-dhaqo-ninkii-isaga-iska-lahaa-kaddib-markii\/","title":{"rendered":"ISKU MAAN DIIN: ”Wuxuu diidey inuu dharka u dhaqo ”ninkii isaga iska lahaa” kaddib markii…”"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 27 Sebt 2018<\/strong><\/span> – Qofka haysta aragti uu ku ababay laakiin aan si hubaal iyo cilmi ah u adkaysan karin, markuu tago meel aan laga rumaysnay aragtidaas waxaa yimaada iskudhac aragtiyeed oo natiijo cusub ka dhalato.<\/p>\n

ARAG LABADAN ARRIMOOD:
\n<\/strong><\/p>\n

1. Dhallinyaro Soomaali ah ayaa ka shaqayn jirey Liibiya. Waxaa la shaqeeya koox kale oo ka timi waddanka Mauritania oo isugu jira kuwo cadcad (asalkoodu Carab yahay) iyo kuwo madmadaw. Mid madaw ah ayaa ka xirfad sarreeya kana mushahar badan kuwa kale laakiin maalinta Jimacaha ah wuxuu maryaha u dhaqaa mid kale oo cad.<\/span><\/p>\n

\n

Soomaalidii arrintaas waa fahmi waayeen. Waxay u tageen kii madoobaa bal inuu fahamsiiyo waxa meesha ka socda. Wuxuu yiri ninka aan dharka u dhaqo waa ‘Mawlahaygii’ marka inaan u adeego waa igu waajib. Soomaalidii yaab ayaa la tusay oo waxay fahmi waayeen ereyga ‘Mawle’ oo ay u haysteen in Ilaahay keliya la yiraahdo ‘Mawle’. Ninkii madoobaana yaab ayaa la tusay waayo wuxuu u haystey adduunka inaanu joogin nin madaw oo aan ‘Mawle’ lahayn .<\/p>\n

Wax sheeko socotaba, wiilkii madoobaa maalintii dambe wuu diiday inuu dharkii dhaqo. Warkii ayaa gaaray dhulkii ay ka yimaadeen. Aabihiis ayaa u soo qoray warqad uu ku canaananayo oo leeyahay waa i soo gaartay inaad caasi noqotay oo aad mawlahaagii dharkii u dhaqi weydey. Isaguna waa ku adkaystay inaanu dhar dambe dhaqin. Qolyihii Soomaalida ahaa waxay ii sheegeen in markay u tahriibeen Yurub ay sii kexeeyeen wiilkii oo weliba magciisii gadaal ka raaciyeen kii qabiilkooda!<\/p>\n

2. Aqoonyahan la yiraahdo Daniel Everett oo ku takhasusay cilmiga Afafka ahaana wadaad Kirishtaan ah oo fidiya diinta Masiixiga ayaa u tegey qabiil ku nool kaymaha Amazonka oo la yiraahdo Piraha. Muddo ayuu la noolaa oo afkoodii ayuu bartay ka dibna wuxuu ugu yeeray diintii Masiixiga. Sheekooyiinkii uu u sheegayey ayey fahmi waayeen oo su’aalo ka keeneen. Su’aashii la weydiiyaba isagii ayey shaki ku abuurtay. ugu dambayn isagii ayaa isaga baxay diintii Masiixiga.<\/p>\n

In magaciisa gadaal Piraha laga raaciyo ayaa malaha habboonayd?<\/p>\n

Waxaa Diyaariyay:<\/strong> Cabdulqaadir Diiriye<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 27 Sebt 2018 – Qofka haysta aragti uu ku ababay laakiin aan si hubaal iyo cilmi ah u adkaysan karin, markuu tago meel aan laga rumaysnay aragtidaas waxaa yimaada iskudhac aragtiyeed oo natiijo cusub ka dhalato. ARAG LABADAN ARRIMOOD: 1. Dhallinyaro Soomaali ah ayaa ka shaqayn jirey Liibiya. Waxaa la shaqeeya koox kale oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":11154,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/b-218.jpg?fit=780%2C438&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-2TT","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11153"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11155,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11153\/revisions\/11155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}