Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":1049,"date":"2018-06-06T11:16:14","date_gmt":"2018-06-06T10:16:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=1049"},"modified":"2018-06-06T11:16:14","modified_gmt":"2018-06-06T10:16:14","slug":"tirakoob-cusub-jaamacadaha-somalia-masoo-saaraan-xirfadleeyda-uu-u-baahan-yahay-dal-dib-u-dhis-u-baahan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/06\/06\/tirakoob-cusub-jaamacadaha-somalia-masoo-saaraan-xirfadleeyda-uu-u-baahan-yahay-dal-dib-u-dhis-u-baahan\/","title":{"rendered":"TIRAKOOB CUSUB: Jaamacadaha Somalia masoo saaraan xirfadleeyda uu u baahan yahay dal dib u dhis u baahan?"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 06 Juun 2018<\/strong> <\/span>– Hay\u2019adda Iftin Foundation ayaa soo daraasad ay ka samaysay ardaydii sanadkii 2017-kii ka soo qalinjebisay Jaamacadaha dalka, taas oo ah markii labaad ee ay hay\u2019addu ka sameyso dalka oo dhan.<\/p>\n

Daraasaddan oo ay hay\u2019adda Iftin ku howlanayd bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore waxaa ka qaybqaatay illaa 36 Jaamacdood oo ku kala yaalla 14 magaalo oo dalka ka mida kuwaas oo kala ah: Muqdisho, Boosaaso, Gaalkacyo, Garoowe, Baladweyn, Jowhar, Baydhabo, Kismaayo, marka, Qardho, Buuhoodle, Goldogob, Ceerigaabo, iyo Dhuusomarreeb.<\/p>\n

Ardayda guud ahaan sanadkii 2017 ka soo qalinjebisay Jaamacadaha dalka ayaa gaaraya illaa 11,263 arday, iyadoo tirada wiilashu ay ahaayeen 7,460 taas oo ah 66% halka tirada gabdhuhuna ay gaarayeen 3,803 taas oo ayana u dhiganta 34%.<\/p>\n

Sahankan ayaa muujinaya guud ahaan magacyada kulliyadaha ay ardaydaasi ka soo qalinjebiyeen, kuwaas oo gaaraya 25 kulliyadood. Xogta ayaa muujisay in saddexda kulliyadood ee ay ka soo baxeen ardeyda ugu badan ay kala yihiin:-<\/strong><\/p>\n

1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Maamulka Hawlaha (Business Administration) sida Accounting, Human Resources, Banking & Finance) oo tirada ka soo baxday ay gaareyso 1,732 qof taas ah 15.38%;<\/p>\n

2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Kalkaaliyennimo iyo Umulisonnimo (Nursing & Midwifery) oo ay ka soo baxeen 1,503 qof, taas ah 13.34%, iyo<\/p>\n

3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Maamulka Guud (Public Administration) oo ay ka soo baxeen 1,316 qof taas oo ah 11.68%.<\/p>\n

Halka saddexda kulliyadood<\/strong> ee ay ka soo baxeen ardeyda ugu yar ay kala ahaayeen:-<\/p>\n

1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Tirakoobka iyo Qorsheynta (Statistics & Planning) oo ay ka soo qalinjebiyeen 11 arday keliya oo u dhiganta 0.10%.<\/p>\n

2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Culuumta Siyaasadda (Political Science) oo ay ka soo qalinjebiyeen 18 arday taas oo u dhiganta 0.16%; iyo<\/p>\n

3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Saxaafadda (Journalism) oo ay ka soo baxeen 33 qof taas oo ayana u dhiganta 0.29%.<\/p>\n

Sahanku wuxuu sidoo kale eegay tirada gabdhaha iyo wiilasha ee kulliyad kasta si loo ogaado halka ay ku kala badan yihiin. Waxaa soo baxday gabdhaha ugu badan ay ka soo qalinjebiyeen saddexda kulliyadood ee kala ah:-<\/p>\n

1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Nursing & Midwifery (1,125 gabdhood);<\/p>\n

2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0Public Health (655 gabdhood) iyo<\/p>\n

3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Business Administration (370 gabdhood).<\/p>\n

Halka wiilasha ugu badan<\/strong> ay ka soo qalinjebiyeen saddexda kulliyadood ee kala ah:-<\/p>\n

1) Business Administration (1,362 wiil)<\/p>\n

2) Computer Science & IT (1,118 wiil) iyo<\/p>\n

3) Public Administration (1,048 wiil)<\/p>\n

Daraasaddan ayaa sidoo kale muujisay sida jaamacadaha dalka ugu kala badan yihiin soo-saarista ardayda jaamiciyiinta ah. 10ka jaamacadood ee ardayda ugu badan soo saaray waxay kala yihiin sida ay u kala horreeyaan:- 1) University of Somalia, 2) Jobkey, 3) East Africa, 4) Horseed, 5) Plasma, 6) Muqdisho, 7) Salaam, 8) SIMAD, 9) Somali International University SIU iyo 10) Benadir.<\/strong> Marka laga reebo Jaamacadda Bariga Afrika, 9ka kale jaamacad ee ardeyda ugu badan ay ka soo baxeen waxay ku yaallaan Muqdisho.<\/p>\n

Waxaa sidoo kale warbixinta lagu eegay sida magaalooyinka dalka ay u soo saaraan ardeyda soo dhameysa jaamacadaha. Magaalada Muqdisho ayaa magaalada ugu badan ee soo saartay qalinjebiyeyaasha ugu badan oo dhan 8,481 oo u dhigma 75.3%, waxaana ku soo xigta magaalada Boosaaso oo soo saartay 882 oo u dhiganta 7.83%, halka magaalada ugu yar ee soo saartay ay tahay magaalada Dhuusamarreb oo ay ka soo qalinjebiyeen 13 arday oo u dhigma 0.12% oo kaliya.<\/p>\n

Xafladdaan waxaa ka hadlay Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirudowlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane Craxmaan Max\u2019ud (Jaabiri), Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cismaan Macallin C\/llaahi, Agaasime ku xigeenka Maamulka ee Rugta Ganacsiga Mudane Haashim Ducaale, Xoghayaha Guud ee Ururka Jamacadaha Soomaaliyeed Mudane C\/kariin Xasan Jaamac iyo Agaasimaha Dalladda Waxbarashada ee SAFE, Mudane Craxmaan Macallin Axmed (Ablaal) iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 06 Juun 2018 – Hay\u2019adda Iftin Foundation ayaa soo daraasad ay ka samaysay ardaydii sanadkii 2017-kii ka soo qalinjebisay Jaamacadaha dalka, taas oo ah markii labaad ee ay hay\u2019addu ka sameyso dalka oo dhan. Daraasaddan oo ay hay\u2019adda Iftin ku howlanayd bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore waxaa ka qaybqaatay illaa 36 Jaamacdood oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1052,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/b-51.jpg?fit=632%2C381&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-gV","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1049"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1053,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1049\/revisions\/1053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1052"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}