Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":100987,"date":"2023-12-15T10:58:39","date_gmt":"2023-12-15T10:58:39","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=100987"},"modified":"2023-12-15T10:58:39","modified_gmt":"2023-12-15T10:58:39","slug":"caleentani-waxay-leedahay-caafimaad-aan-caadi-ahayn-qaababka-ugu-fiican-ee-loo-isticmaalo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/12\/15\/caleentani-waxay-leedahay-caafimaad-aan-caadi-ahayn-qaababka-ugu-fiican-ee-loo-isticmaalo\/","title":{"rendered":"Caleentani waxay leedahay caafimaad aan caadi ahayn (Qaababka ugu fiican ee loo isticmaalo?)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 15 Dis 2023<\/strong><\/span> \u2013 Caleenta Koostada waxaa lagu tiriyaa cunnooyinka ugu caafimaadka badan sababtoo ah waxaa ka buuxa faytamiinno, macdano iyo walxaha jidhka sunta kaa saara.<\/p>\n Waa khudrad kulansatay nafaqo kala duwan oo qeyb kasta oo jidhka ka mid ah wax u tarta, waxaa ka buuxa faytamiin A, Faytamiin C, Faytamiin E, Faytamiin K, folic acid, kalsiyaam, magnesium, potassium iyo xadiid. Waxaa kaloo laga helaa maadooyinka lutein, zeaxanthin, quercetin iyo nitrate kuwaas oo caafimaadka faaido u leh.<\/p>\n Hadaba Daryeel Magazine waxa uu halkaan ku xusayaa qaar ka mid ah faaidooyinka waa wayn ee laga helo caleenta koostada ee cilmi baadhis ahaan la hubiyay.<\/p>\n Koostada waxaa ku jira xaddi fiican oo maadada \u201cnitrate\u201d ah, maadadani waxa ay wanaajisaa wareegga dhiigga, waxa ay dejisaa dhiigga karka waxayna yareysaa halista wadne xanuunka. Daraasad la sameeyay waxaa lagu arkay in faytamiinnada, macdanaha iyo walxaha sun saarista ee ku jira koostada ay sare u qaadaan caafimaadka wadnaha.<\/p>\n koostadu waa khudrad hodan ku ah macdanta xadiidka qofka joogteeyana isma arkaan xanuunka dhiig yarida khaasattan nooca ka dhasha xadiid yaraanta<\/p>\n Caleenta koostada waxaa ku badan maadooyinka \u201clutein\u201d iyo \u201czeaxanthin\u201d oo uroon caafimaadka indhaha kuwaas oo yareeya halista caadka indhaha fuula iyo xanuunka macular degeneration. Waxay kaloo khudraddani qani ku tahay faytamiinka A oo kordhiya awoodda aragga.<\/p>\n Koostadu waxa ay caawisaa awood siinta difaaca jidhka, waxayna ka hortagtaa jeermisyada dhibaatada badan ee soo weerara hab-dhiska difaaca jidhka.<\/p>\n Koostadu waxa ay adkaysaa lafaha maadaama ay xambaarsan tahay waxyaabaha ay lafuhu u baahan yihiin sida faytamiin K iyo kalsiyaam, waxayna ka hortagtaa cudurka lafo beelka.<\/p>\n Koostadu waxay u roontahay dheefshiidka, waxay ka hortagtaa calool istaagga, waxay kaloo u roontahay dadka qaba gaaska.<\/p>\n Koostada u wanaagsan tahay hooyooyinka uurka leh maxaa yeelay waxaa ku badan maadada \u201cfolic acid\u201d oo caawisa korriimada uurjiifka kana hortagta inuu cillad ku dhasho haddii maadadaan ay jidhka ku yaraato, sidaas awgeed hooyooyinka uurka leh waxaa lagula dardaarmaa inay ku dedaalaan cunista koostada si ay uga helaan faytamiinno ku filan koriimada uurjiifka.<\/p>\n Koostadu waxay kordhisaa xakamaynta xanuunka macaanka sababtoo ah waxaa ku jira asiidhka \u201calpha-lipoic\u201d oo hoos u dhiga heerka sonkorta dhiigga, kordhiyana shaqada iyo firfircoonida hormoonka insulin.<\/p>\n Walxaha \u201cphytonutrients\u201d ee laga helo koostada waxa ay jidhka ka nadiifiyaan qashinka iyo sunta. Tani waxay yareysaa caabuqa iyo halista cudurrada.<\/p>\n Faytaamiinnada A, C iyo E ee laga helo koostada waxay uroon yihiin caafimaadka maqaarka iyo timaha<\/p>\n faytamiinka A waxa uu tinta iyo maqaarka ka ilaaliya qallaylka, waxaana uu dib u dhigaa soo shaac bixidda caalamadaha gabowga.<\/p>\n Dhinaca kale, faytamiin C waxa uu ka qayb qaataa soo saarista barootiinta \u201ccollagen\u201d waxaana uu maqaarka ka ilaaliyaa dhaawaca fallaadhaha cadceeda. Halka Faytamiin E uu dhalaal siiyo maqaarka iyo timaha.<\/p>\n Waxaa intaas dheer, macdanta xadiidka oo jidhka ku yaraataa waxa ay ka mid tahay sababaha ugu badan ee keena timo daadashada waxaana looga hortagi karaa in lagu dedaalo cunnoooyinka hodanka ku ah macdanta xadiidka sida koostada.<\/p>\n Koostada waxaa ku jirta maadada loo yaqaanno \u201coxalate\u201d oo ka qayb qaadata samaysanka dhagaxaanta kilyaha, sidaas awgeed isticmaalkeeda oo aad loo badsado waxa ay kordhisaa halista dhagaxaanta kilyaha ku samaysma.<\/p>\n Dadka qaata dawooyinka dhiigga jilciya waa inay ka fogaadaan isticmaalka koostada maadaama uu ku badan yahay faytamiinka K oo door wayn ka ciyaara guntamaha dhiigga.<\/p>\n Koostada cabitaan ahaan ayaa loo cabbi karaa, waxaa lagu dhex shiidan karaa furuutka iyo khudradda kala duwan sida muuska, timirta, tufaaxa, afakaadhada, kaarootada iwm.<\/p>\n Waa in koostada lagu uumiyaa biyo ee lama karkariyo, haddii la karkariyo waxaa ka dhinta nafaqada ay xambaarsan tahay, markii la uumiyo, dheecaanka ay dhashana lama daadiyo oo koostada ayaa suugo looga dhigtaa, si aysan kuu dhaafin nafaqooyinka ay xambaarsan tahay.<\/p>\n Daryeel Magazine<\/p>\n Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":" (Hadalsame) 15 Dis 2023 \u2013 Caleenta Koostada waxaa lagu tiriyaa cunnooyinka ugu caafimaadka badan sababtoo ah waxaa ka buuxa faytamiinno, macdano iyo walxaha jidhka sunta kaa saara. Waa khudrad kulansatay nafaqo kala duwan oo qeyb kasta oo jidhka ka mid ah wax u tarta, waxaa ka buuxa faytamiin A, Faytamiin C, Faytamiin E, Faytamiin K, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":100988,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/s-43.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-qgP","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100987"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100987"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100989,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100987\/revisions\/100989"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100988"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}Caafimaadka wadnaha<\/strong><\/h3>\n
Kahortagga dhiig yarida<\/strong><\/h3>\n
Caafimaadka indhaha<\/strong><\/h3>\n
Difaaca jidhka<\/strong><\/h3>\n
Caafimaadka lafaha<\/strong><\/h3>\n
Dheef-shiidka<\/strong><\/h3>\n
Caafimaadka uurka<\/strong><\/h3>\n
Xakamaynta cudurka macaanka<\/strong><\/h3>\n
Sunsaarista<\/strong><\/h3>\n
Maqaarka iyo timaha<\/strong><\/h3>\n
Waa maxay khasaaraha koostadu?<\/strong><\/h2>\n
Sidee cabitaan looga sameeyaa?<\/strong><\/h2>\n
Sidee loo kariyaa koostada?<\/strong><\/h2>\n