Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":100935,"date":"2023-12-13T18:49:57","date_gmt":"2023-12-13T18:49:57","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=100935"},"modified":"2023-12-13T18:49:57","modified_gmt":"2023-12-13T18:49:57","slug":"dowladda-uk-oo-markii-ugu-horreeysey-85-sano-kaddib-bbc-u-furtay-xarunta-sirdoonka-maxaa-la-qarinayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/12\/13\/dowladda-uk-oo-markii-ugu-horreeysey-85-sano-kaddib-bbc-u-furtay-xarunta-sirdoonka-maxaa-la-qarinayey\/","title":{"rendered":"Dowladda UK oo markii ugu horreeysey 85 sano kaddib BBC u furtay Xarunta Sirdoonka (Maxaa la qarinayey?)"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 13 Dis 2023<\/strong><\/span> \u2013 Meelaha Ka baxsan magaalada Milton Keynes, waqooyi galbeed ee London, waxaa ku yaalla beer lagu ilaaliyo shan wareeg oo silig ah sababtoo ah waa warshad wax soo saar oo aan caadi ahayn.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Albaabka warshaddan ayaan waligeed saxaafada loo furin 85-tii sano ee la soo dhaafay. Aragtida hore ee soo gelitaanka, waxyaalaha u muuqda inay ka socdaan Xarunta waa howlo maalmeed.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Laakin xagga dambe waxaa ka socda arrin kale – waa jabiyayaasha lambar sireedka (xaliyeyaasha furaha sirta ah) sida Alan Turing, qolalka qufulan iyo aaladaha sirta ah sida filimada James Bond.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Galitaanka gaarka ah<\/h2>\n<\/div>\n
\n
Waa maxay sababta loo adkeeyay ammaanka halkaas? Alaabtan ma waxaa loo sameeyay basaasiinta Ingiriiska si daaha looga rogo shaqadooda qarsoon?<\/p>\n<\/div>\n
\n
BBC waxay heshay fasax gaar ah oo ay ku booqan karto meshaas, waxaana laga reebay dhamaan taleefannada, hawlwadeennada amniga ayaana wariyeyaasha BBC la socday intii ay halkaa joogeen.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Booqashada halkaas waxay ina siinaysaa aragti ah waxa gudaha ka socda iyadoo xaruntan isgaarsiinta ee HMGCC ay u muuqato inay hesho la-bahwadaag cusub.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Runtii waxaan ku adkeynay dadka inay nala xiriiraan taasina waxay ahayd hab aad u wanaagsan oo wax loo qabto marka ay noqoto taariikhdayada,” ayuu yiri George Williamson, madaxa fulinta ee warshadda.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Laakin wuxuu sheegay in hadda la joogo waqtigii wax laga bedeli lahaa, xitaa haddii ay u muuqato ‘wax yaab leh’. Meeshu waxay u eg tahay dhismo warshadeed oo leh dhismayaal aan qoraal lahayn.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxayna shaqaalaysaa injineero, khubaro ku xeel dheer Fiisigiska, kimistariga, naqshadeeyeyaal iyo kuwo kale oo takhasus leh. Tani waxaa uu ku sifeeyay ereyo aan caddayn oo ah ‘isku dhafka farshaxanka iyo injineernimada’.<\/p>\n<\/div>\n