Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":100921,"date":"2023-12-13T09:09:15","date_gmt":"2023-12-13T09:09:15","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=100921"},"modified":"2023-12-13T10:00:03","modified_gmt":"2023-12-13T10:00:03","slug":"sidee-somalia-loogu-yeeshay-daynta-maanta-laga-cafinayo-ee-balaayiinta-doollar-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/12\/13\/sidee-somalia-loogu-yeeshay-daynta-maanta-laga-cafinayo-ee-balaayiinta-doollar-ah\/","title":{"rendered":"Sidee Somalia loogu yeeshay daynta maanta laga cafinayo ee balaayiinta doollar ah?"},"content":{"rendered":"
\n
(New York) 13 Dis 2023<\/strong><\/span> \u2013 Magaalada Washington waxaa maanta la filayaa in looga dhawaaqo in Soomaaliya laga cafiyey deyntii sanooyinka badan lagu lahaa.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Munaasabadaas darteed ayaa waxaa halkaa u tegey madax ka tirsan dawladda Soomaaliya oo madaxweynuhu ugu horreeyo, horena waxaa u sii joogay wasiirka maaliyadda Biixi Iimaan Cige oo kulamo gogol xaar ah ka waday.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Washigton waa magaalada ay ku yaallaan xarumaha waaweyn ee bankiga adduunka iyo hay’adda IMF. Howshaas deyn cafinta ayaa soo bilaabatay 2014kii intii lagu gudo jiray muddo xileedkii hore ee madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<\/div>\n
Deynta lagu leeyahay Soomaaliya waa shan bilyan iyo labo boqol oo kun oo doolar. Waxaa la amaahday soddonkii sanno ee ugu horreeyay xornimada. Laakiin deynta ugu badan waxaa la galay intii u dhexeysay 1978dii \u2013 1990kii. Waa intii askartii xukunka boobtay ee kacaanka ay hayeen talada dalka. Waxay isugu jirtaa dhaqaale lagu fuliyay mashaariic la xiriira beeraha iyo xoolaha, iyo xitaa dhismeyaal, Iyo, qeyb la rumeysan yahay in loo adeegsaday arrimo siyaasadeed, iyo howlo ciidan iyo dano shaqsi.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Tirada ugu badan ee deynta lagu leeyahay Soomaaliya waxaa loo arkaa inay tahay lacag aruurtay oo dulsaarkeedu koroyay saddex iyo lixdankii sanno ee ugu dambeeyay. Deynta rasmiga ah waxaa lagu qiyaasayaa labo bilyan oo doolar. Inta kale waa ribo ku kordheysay sanad ba ka uu ka dambeeyay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Haddaba, yaa ku leh Soomaaliya deynta? <\/b><\/p>\n
Lacagtan deynta waxaa Soomaaliya ku leh dalal dhowr ah oo ku kala jira isbaheysiyo dhaqaale oo kala duwan. Dalalka bahoobay ee deynta leh waxaa ka mid ah kuwa ku mideysan Naadiga Baariis. Xubnaha naadigan ee deynta leh waxaa ugu horreeya Mareykanka, waxaa soo raaca Ruushka, Talyaaniga iyo Faransiiska.<\/p>\n<\/div>\n