Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":100790,"date":"2023-12-09T10:17:55","date_gmt":"2023-12-09T10:17:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=100790"},"modified":"2023-12-09T10:44:32","modified_gmt":"2023-12-09T10:44:32","slug":"ruushka-oo-la-yimid-qorshe-uu-dagaalka-ukraine-ku-gelin-karo-dad-ay-soomaali-ka-mid-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/12\/09\/ruushka-oo-la-yimid-qorshe-uu-dagaalka-ukraine-ku-gelin-karo-dad-ay-soomaali-ka-mid-tahay\/","title":{"rendered":"Ruushka oo la yimid qorshe uu dagaalka Ukraine ku gelin karo dad ay Soomaali ka mid tahay"},"content":{"rendered":"
\n
(Moscow) 09 Dis 2023<\/strong><\/span> \u2013 Ruushka ayaa isku dayaya in uu dagaalka uu kula jiro Ukraine u shaqaaleysiiyo muhaajiriin ajaanib ah, kuwaas oo lagu soo xiray hawgal dhawaan ka dhacay xadka uu la wadaago Finland.<\/p>\n<\/div>\n
\n
BBC-da ayaa aragtay kiisas dhowr ah oo ajaanib loola cararay xero milatari oo ku taal xadka Ukraine, maalmo kadib markii lagu soo eedeeyay inay jabiyeen sharciga socdaalka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Saraakiisha Ruushka ee xeryaha lagu hayo dadka tahriibeyaasha ah ayaa ku qalqaalinaya dadkaas inay saxiixaan qandaraasyo ay qeyb uga noqonayaan ciidamada Ruushka ee ka dagaalamayo Ukraine, si ay uga badbaadaan masaafurin.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Arrinka ayaa kusoo beegmaya xilli ay sii kordheyso tirada dadka ajaanibta ah ee tahriibaya ee ku sugan xadka uu Ruushka la wadaago Ukraine.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Finland ayaa si ku meel gaar ah u xirtay dhammaan siddeedii ka mid ahaa xuduudaha Ruushka, iyadoo ku eedeysay Moscow inay soo marsiisay muhaajiriinta iyo magangelyo-doonka halkaas taasoo qayb ka ah ololaha xasillooni darrada kadib markii xukuumadda Helsinki ay ku biirtay Nato horaantii sanadkan.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Falanqaynta dhageysiyada maxkamadaha ee Karelia, oo ka mid ah saddexda gobol ee Ruushka ee xuduudka la leh Finland, ayaa muujisay in saddexdii toddobaad ee la soo dhaafay, ay 236 qof lagu xiray Ruushka iyaga oo aan haysan dal ku gal ah sax ah. Dadkaas ayaa la doonayay in la tarxiilo.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dadka la horkeenay maxkamada Karelia waxaa ka mid ah nin Soomaali ah oo 40-jir ah, kaas oo la xiray bartamihii bishii November, waxaana lagu xukumay ganaax dhan 2,000 oo ah lacagta Rubles oo u dhiganta 20 doolar iyo in la sii hayo inta musaafurinta la sugayo oo ah nidaamka caadiga ah ee uu maro qof kasta oo si sax ahaynd waddanka ku soo gala.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Cawad iyo ugu yaraan toban maxbuus oo kale oo lagu hayo xaruntii hore ee masaafurinta ee Petrozavodsk, ee caasimadda Karelia, ayaa waxaa lala soo xiriiray wakiilo ka socda militariga wax yar ka dib markii la xiray waxaana loo soo bandhigay “shaqo “. Waxaa loo ballan qaaday mushaar wanaagsan, daryeel caafimaad iyo ogolaansho ay ku joogaan Ruushka marka ay dhameystaan qandaraas ciidan oo hal sano ah.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Cawad ma ahan magaciisa saxda ah, balse BBC ayaa xaqiijisay in uu ka mid yahay dadka halkaas lagu xiray.<\/p>\n<\/div>\n