Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":100633,"date":"2023-12-05T09:28:03","date_gmt":"2023-12-05T09:28:03","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=100633"},"modified":"2023-12-05T09:28:03","modified_gmt":"2023-12-05T09:28:03","slug":"lix-tillaabo-oo-dabiici-ah-oo-aad-uga-hortegi-karto-inay-kelyahaagu-sidaa-u-ekaadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/12\/05\/lix-tillaabo-oo-dabiici-ah-oo-aad-uga-hortegi-karto-inay-kelyahaagu-sidaa-u-ekaadaan\/","title":{"rendered":"Lix tillaabo oo DABIICI ah oo aad uga hortegi karto inay kelyahaagu sidaa u ekaadaan"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 05 Dis 2023<\/strong><\/span> \u2013 Kelyo xanuunka waa xaalad caafimaad oo taxadarkeeda leh, taas oo malaayiin qof ay u dhintaan sannad kasta. Hadaba waxaa jira dawooyin guri oo ka hortag iyo dawaba u noqon karo kilyo xanuunka.<\/p>\n

Qormadaan waxaan ku soo gudbinaynaa dawooyinka dabiiciga ah ee loo isticmaalo in lagu maareeyo kilyo xanuunka. Sii akhri si aad wax badan uga ogaato.<\/p>\n

1. Cunnooyinka kilyaha uroon<\/strong><\/h3>\n

Qaadashada cunnooyinka kilyaha uroon waxay muhiim u tahay maaraynta kilyo xanuunka.
\nCunnooyinkan ku darso cunnooyinkaaga maalinlaha ah.<\/p>\n

    \n
  • Miraha beeriska:<\/strong>\u00a0miraha farawlaha (strawberries),\u00a0blue berries, iyo raspberries waxa ay hodan ku yihiin maadooyinka sunsaarista kuwaas oo kilyaha ilaaliya.<\/li>\n<\/ul>\n
      \n
    • Kaabajka:<\/strong>\u00a0Waxaa ku badan maadooyinka loo yaqaanno \u201cphytochemicals\u201d kuwaas oo burburiya xididada xorta ah (free radicals).<\/li>\n
    • Barbarooniga guduudan:<\/strong>\u00a0waxaa ka buuxa fiitaminnada A, C, iyo B.
      \nKhudradda loo yaqaanno cauliflower:\u00a0<\/strong>waxa ay taageertaa shaqada kilyaha maadaama ay xambaarsan tahay nafaqooyin kala duwan.<\/li>\n
    • Kalluunka:<\/strong>\u00a0Noocyadiisa salmon, mackerel iyo tuunaha waxaa laga helaa dufannada muhiimka ah ee omega-3.<\/li>\n
    • Ukunta qeybta cad:<\/strong>\u00a0waxaa laga helaa barootiinta noocyadeeda ugu tayada fiican.<\/li>\n
    • Toonta:<\/strong>\u00a0waxaa ku jira maadooyinka liddiga ku ah hurka kuwaas faaido u leh caafimaadka kilyaha.<\/li>\n<\/ul>\n

      2. Shaaha sunsaarista (detox tea)<\/strong><\/h3>\n

      Shaaha sunsaarista waxa uu sunta ka nadiifiyaa kilyaha waxaana uu taageeraa kilyaha.<\/p>\n

      Waxaa loo baahan yahay:<\/strong><\/p>\n

        \n
      • 1 qaado oo miraha cabsarta (corriander seeds),<\/li>\n
      • 1 qaado oo xawaash dhuudhuub ah<\/li>\n
      • 4 koob oo biyo ah<\/li>\n<\/ul>\n

        Habka diyaarinta:<\/strong><\/p>\n

          \n
        • Digsi ku karki biyaha<\/li>\n
        • Ku dar miraha cabsarta iyo xawaash dhuudhuubka. Muddo 5 illaa 10 daqiiqo karkari karkari.<\/li>\n
        • Miir oo cab maalin kasta.<\/li>\n<\/ul>\n

          3. Cabitaanka liin dhanaanta iyo kabsar caleenta:<\/h3>\n

          Waxaa loo baahan yahay<\/strong><\/p>\n

            \n
          • Biyaha 1 xabbo oo liin dhanaan ah<\/li>\n
          • Cantoobo kabsar caleen fresh ah.<\/li>\n
          • 1 Koob oo biyo ah<\/li>\n<\/ul>\n

            Habka diyaarinta:<\/strong><\/p>\n

              \n
            • Isku shiid cabitaanka liin dhanaanta, kabsar caleenta iyo biyaha.<\/li>\n
            • Ku darso malab hadii aad doonayso<\/li>\n
            • Si joogto ah u cab cabitaankan<\/li>\n<\/ul>\n

              4. Toon iyo sinjibiil<\/strong><\/h3>\n

              Toonta iyo sinjibiishu labaduba waa sunsaareyaal dabiici ah. Ku darso cunnooyinka kala duwan si aaf u dheefsato faaidadooda.<\/p>\n

              5. Biyo cabista<\/strong><\/h3>\n

              Biyo oo cabista oo la badsado waxa ay muhiim u tahay shaqada kilyaha. Ku dedaal inaad cabto 8 illaa 10 koob oo biyo ah maalin kasta, si ay u caawiyaan qashin saarka kilyaha islamarkaana aad uga hortagto dhagaxaanta kilyaha ku samaysma.<\/p>\n

              6. Xadid milixda<\/strong><\/h3>\n

              Milixda badan waxa ay dhaawici kartaa kilyahaaga. Si aad u yareyso milixda ka dheerow cunnooyinka warshadaysan, kuna beddelo cunnooyinka freshka ah iyo rashinka guriga lagu diyaariyay. Tani waa mid ka mid ah hababka aad si degdeg ah ugu kobcin karto caafimaadka kilyahaaga.<\/p>\n

              FG:\u00a0<\/strong>Dawooyinkan kor ku xusan ma ahan kuwa loogu talo galay in looga kaaftoomayo dawada dhakharka. Dawada iyo talada dhakhtarka ayaa mar kasta ka tixgelin mudan dawooyinkan.<\/p>\n

              Adiga oo qaadanaya dawada dhakhtarka ayaad isticmaali kartaa dawooyinkan dabiiciga ah.<\/p>\n

              Daryeel Magazine<\/p>\n

              Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

              (Hadalsame) 05 Dis 2023 \u2013 Kelyo xanuunka waa xaalad caafimaad oo taxadarkeeda leh, taas oo malaayiin qof ay u dhintaan sannad kasta. Hadaba waxaa jira dawooyin guri oo ka hortag iyo dawaba u noqon karo kilyo xanuunka. Qormadaan waxaan ku soo gudbinaynaa dawooyinka dabiiciga ah ee loo isticmaalo in lagu maareeyo kilyo xanuunka. Sii akhri […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":100634,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Untitled-19.png?fit=962%2C642&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-qb7","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100633"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100633"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100635,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100633\/revisions\/100635"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}