Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":100369,"date":"2023-11-29T06:30:44","date_gmt":"2023-11-29T06:30:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=100369"},"modified":"2023-11-29T06:30:44","modified_gmt":"2023-11-29T06:30:44","slug":"baro-10-cunto-oo-aad-ugu-fiican-caafimaadka-kelyahaaga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2023\/11\/29\/baro-10-cunto-oo-aad-ugu-fiican-caafimaadka-kelyahaaga\/","title":{"rendered":"Baro 10 cunto oo aad ugu fiican caafimaadka KELYAHAAGA"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 29 Nof 2023<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Kelyaha waxay shaqooyin badan oo muhiim ah u hayaan jidhka intiisa kale. Waxaa ka mid ah shaqooyinkaas inay kala miiraan dhiigga, oo ay ka saaraan wixii dheeraad ku ah, sida biyaha, milixda iyo macdanaha kale. Waxay isku dheelitiraan dhiiga iyo dheecaannada ku jira jidhka, waxay joogteeyaan isku dheelitarka guud ee macdanaha jidhka.<\/p>\n

Kelyahu waxay sameeyaan kaadida, taas oo ay muhiim tahay in jidhka laga saaro, waana warshad kala sifaynaysa dheecaanka iyo macdanaha dhiigga dib loogu darayo iyo kuwo aan jidhku u baahnayn ee ay tahay in la saaro.<\/p>\n

Waxay soo daayaan hormoono kala duwan kuwaasoo ka qayb qaata cadaadiska dhiigga iyo samaysanka unugyada cascas ee dhiigga.<\/p>\n

Xanuuno badan ayaa saameeya kelyaha kuwaas oo qaarkood ay noqon karaan khatar aad u sarreysa. Caafimaadka kelyaha oo la ilaaliyo ayaa muhiim u ah shaqada jidhka maadaama ay kaalin aad muhiim ugu ah kaga jiraan shaqooyinka jidhka.<\/p>\n

Sannad kasta malaayiin qof ayaa caalamka u dhinta cudurka kelyo xanuunka.. Xeeldheerayaasha waxa ay sheegayaan in xulashada cunnooyinka uroon caafimaadka kelyaha ay tahay waxa ugu haboon ee lagu kobcin karto caafimaadka kelyaha.<\/p>\n

Hadaba Daryeel Magazine waxaa uu qormadan ku soo gudbinayaa noocyo cunnooyinka ka mid ah oo wanaajiya shaqada kelyaha, si weyna ula dagaallama cudurrada kelyaha ku dhaca waxaana ka mid ah:<\/p>\n

Kaabajka<\/strong><\/h3>\n

Kaabajku waa mid ka mid ah cunnooyinka ugu wanaagsan caafimaadka kelyaha, waxaa ku jira maadooyinka \u201cphytochemicals\u201d kuwaas burburiya walxaha sunta ah ee loo yaqaanno \u201cfree radicals\u201d. Waxa kale oo kaabajka ku jira faytamiin K, faytamiin B12, faytamiin B6, folic acid iyo ganka loo yaqaanno \u201cdietary fibre\u201d.<\/p>\n

Toonta<\/strong><\/h3>\n

Toonta waxaa ku jira walxo caafimaadka faaido u leh, nafaqooyin iyo macdano ay ka mid yihiin sodium, phosphorus iyo potassium. Waa cunno hodan ku ah maadooyinka liddiga ku ah hurka. Waxa ay hoos u dhigtaa dufanka kolestaroolka waxayna wanaajisaa qulqulka dhiigga ee jidhka. Waxa ay aad ugu roontahay dadka qaba\u00a0kelyo xanuunka<\/a>, maadaama bukaannada qaba kelyo xanuunka laga mamnuuco milixda, toonta ayay ku beddelan karaan.<\/p>\n

Basasha<\/strong><\/h3>\n

Basashu waxa ay hodan ku tahay faytamiinnada B, faytamiin C iyo maadada manganese, waxa ay kobcisaa caafimaadka caloosha. Basashu waxay xambaarsan tahay maadooyinka sunsaarista kuwaas oo qashinka iyo sunta ka nadiifiya kelyaha.<\/p>\n

Sida oo kale,\u00a0basasha<\/a>\u00a0waxaa ku jirta macdan la yidhaahdo \u201cchromium\u201d taas oo caawisa burburinta dufannada, barootiinnnada iyo kaarbohaydareetyada. Sidaas darteed basasha ceydhiin iyo biseyl kii lagu isticmaalaba waxay xoojisaa caafimaadka kelyaha.<\/p>\n

Baytaraafka<\/strong><\/h3>\n

Baytaraafka waxaa lagu yaqaanna inuu nidaamiyo qulqulka dhiigga iyo heerka cadaadiska dhiigga ee jidhka. Waxaa ku jira faytamiin B6 iyo faytamiin K oo labaduba u fiican in kelyuhu ay si caafimaad leh u shaqeeyaan.<\/p>\n

Barbarooniga cas<\/strong><\/h3>\n

Barbarooniga cas waa khudrad uroon kelyaha, waxaa uu hodan ku yahay faytamiin A, faytamiin C, faytamiin B6, faytamiin C, folic acid iyo gan. Waxaa la aaminsan yahay in barbarooniga casi uu burburiyo sunta dhiigga, taas oo caawisa shaqada kelyaha.<\/p>\n

Liin dhanaanta<\/strong><\/h3>\n

Liin dhanaanta<\/a>\u00a0waxaa ku jiro aashitada loo yaqaano \u201cCitric acid\u201d tan oo jidhka ku caawiso inay misho ama dhalaaliso dhagaxaanta ku samaysmo\u00a0xameetida<\/a>\u00a0iyo kelyaha, dadka ay ku soo laalaabtaan dhagaxaanta kelyaha iyo xameetida waxaa lagula dardaarmaa\u00a0inay cunista liin dhanaanta joogteeyaan.<\/p>\n

Kalluunka<\/strong><\/h3>\n

Xeeldheereyaaashu waxay ay ku dardaarmaan in kalluunka la cuno ugu yaraan 2 jeer ama 3 jeer toddobaadkii si loo ilaaliyo caafimaadka kelyaha. Kalluunku waxa laga helaa barootiin aad tayadeedu u sarreyso iyo asiidhada dufannka ah ee omega3 kuwaas oo yareeya hurka ama lurka.<\/p>\n

Saliid saytuunta<\/strong><\/h3>\n

Saliidan waxaa ku jira dufanka \u201coleic acid\u201d oo ah maaddo caawisa in kelyuhu ay si fiican u shaqeeyaan. Waxaa intaas dheer, joogtaynta isticmaalka saliid saytuunta waxaa la arkay inay yareyso halista cudurrada kansarka iyo sonkorowga.<\/p>\n

Qajaarka<\/strong><\/h3>\n

Qajaarku 96% waa biyo. Sida ay daraasaadku tilmaamayaan, isticmaalka qajaarka waxay yareysaa heerka aashitada \u201curic\u201d ee jidhka isagoo kelyaha ka caawiya in maadadan laga saaro dhiigga. Qajaarku wuxuu kaloo caawin karaa inuu milo dhagaxaanta yaryar ee kelyaha.<\/p>\n

Biyaha<\/strong><\/h3>\n

Mar kasta oo uu kordho xaddiga biyaha ee uu qofku cabbayaa waxaa sii wanaagsanaada shaqada ay kelyuhu qabanayaan. Waayo, shaqada keliyaha waxaa ka mid ah in ay nadiifiyaan qashinka ka imanaya maskaxda, mar kasta oo ay shaqada kelyuhu sii fiicnaatana waxaa sii badanaya xaddiga sunta ay jidhka ka soo saarayaan ee soo raacaya tusaale ahaan kaadida.<\/p>\n

Daryeel Magazine<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 29 Nof 2023\u00a0\u2013\u00a0Kelyaha waxay shaqooyin badan oo muhiim ah u hayaan jidhka intiisa kale. Waxaa ka mid ah shaqooyinkaas inay kala miiraan dhiigga, oo ay ka saaraan wixii dheeraad ku ah, sida biyaha, milixda iyo macdanaha kale. Waxay isku dheelitiraan dhiiga iyo dheecaannada ku jira jidhka, waxay joogteeyaan isku dheelitarka guud ee macdanaha jidhka. […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":100370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/Untitled-108.png?fit=958%2C640&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-q6R","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100369"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=100369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":100371,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/100369\/revisions\/100371"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/100370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=100369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=100369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=100369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}