Dowladda Sweden oo rukhsaddii kala noqotay iskuul Islaami ah oo ku yaalla Sweden + Sababta

(Hadalsame) 28 Okt 2021 – Iskuulka Römosseskolan ayaa lagala noqday sharciga uu ku shaqeynayey iyadoona iskuulka albaabada loo laabay.

Waxaa sidaa maanta go’aan ku gaartay hay’adda kormeerka iskuulada.

“Waan ku faraxsanahay go’aanka iskuulka albaabada loogu laabayo”, ayuu yiri Axel Darvik (L), xildhibaan ka tirsan golaha degaanka Göteborg.

Hadalsame Media