(Hadalsame) 25 Okt 2023 – Waxaa lasoo saaray liiska dalalka ugu baasaboorka liita dunida maanta sanadkan sii haamaansanaya ee 2023.
Waxaa dabcan fiicnaanta iyo liidashada baasaboorka go’aamisa inta dal ee aan fiise uga baahnayn.
Waxaa kaalinta ugu xun galay midka Afghanistan oo lagu geli karo 27 dal. Waxaa 2-aad galay Ciraaq oo 29 dal haysta, halka 3-aad uu ku jiro midka Suuriya oo fiise la’aan lagu tegi karo 30 dal.
Dalkeenna Somalia waxaa uu galay kaalinta 6-aad waxaana lagu tegi karaa 35 dal, waxaase xusid mudan inaan ka hooseeyno midka Falastiin oo ah dal aan weliba xor ahayn.
🌐 Worst Passports in 2023 by Visa-free Destinations around the World 🌐
1️⃣ Afghanistan : 27 🇦🇫
2️⃣ Iraq : 29 🇮🇶
3️⃣ Syria : 30 🇸🇾
4️⃣ Pakistan : 32 🇵🇰
5️⃣ Yemen : 34 🇾🇪
6️⃣ Somalia : 35 🇸🇴
7️⃣ Nepal : 37 🇳🇵
8️⃣ Palestine : 38 🇵🇸
9️⃣ Noeth Korea & Libya : 40 🇰🇵 🇱🇾
1️⃣0️⃣…— Data Statistica (@Data_Statistica) October 25, 2023
Hadalsame Media