(Hadalsame) 09 Juun 2023 – Waxaa lasoo saaray liiska magaalooyinka Afrika ugu dadka badan waqti xaadirkan, waxaana kasoo dhex muuqatay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia.
Waxaa qiimayntan lagusoo saaray 15-ka magaalo ee ugu sarreeya ama 15-ka sare, waxaana figta sare saxa uga jirta Lagos oo Nigeria ah oo ay ku dhaqan yihiin 2 milyan oo deggane.
Muqdisho oo ugu hooseeysa 15-ka sare waxaa iyada lagu qiyaasay 2.4 milyan qofood. Halkan hoose ka eeg liiska oo idil.
01. Lagös 24 million people
02. Cairo 20.4 million people
03. Kinshasa 13.3 million people
04. Luanda 6.5 million people
05. Nairobi 6.5 million people
06. Abidjan 4.7 million people
07. Alexandria 4.7 million people
08. Addis Ababa 4.6 million people
09. Johannesburg 4.4 million people
10. Dar es Salaam 4.4 million people
11. Casablanca 4.3 million people
12. Kano state 4.2 million people
13. Accra 4.1 million people
14. Durban 3.4 million people
15.Mogadishu 2.4 million people
Hadalsame Media
Facebook Comments