Qaadashada dhalashada Swedish-ka oo la adkayn doono & Dadka loo diidi doono (Dhegeyso)

0

(Stockholm) 05 Maajo 2023 – Dhallinyaradda gasha dambiyo oo loo diidi doonaa in ay qaataan dhalashada Sweden.

Xukuumadda oo uu wehliyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa diyaarinaya hindise isbedelo loogu sammeeynayo sharciga.

Waxaa la qoondeeyay baaritaan lagu baarayo suuragalnimada in dhalashada la la noqon karo.

Hadalsame Media