(Liverpool) 05 Maarso 2023 – Kooxda Manchester United ayaa lagu tilmaamay ”mid eber ah” sida ay qabaan taageereyaashu ka dib markii ay 7-0 ku garaacday kooxda Liverpool oo ku heshay Anfield.
Red Devils ayaa la kulantay guuldarradii ugu cuslayd tan iyo Boxing Day 1931-kii xilli uu Cody Gakpo sii watay qaab ciyaareedkiisii wacnaa islamarkaana uu daah-furay goolasha qaybtii hore ee ciyaarta isagoo si qurux badan u dhamaystiray kubbad uu dhaafiyey David de Gea.
Hase yeeshee, taageereyaasha khadka internet-ka ayaa ra’yigooda ka dhiibtey ciyaartan ceebaysan, iyadoo qaar badan oo ka mid ah ay Twitter-ka ku dhaleeceeyeen bandhigga United, mid baa is waydiiyey: ‘Man United ma waxaa loo malaynayey inay u tartamayso horyaalka?’
Mid kale ayaa ku daray: “Man United dib ugu noqo sanduuqaaga. Ma jiraa qof arkay Rashford? Casemiro? Hiliblaha yar oo uu ka wado Martinez? Gary Neville?
Xitaa Graham Souness ayaa ciyaarta kaddib ku kaftamay: ‘Miyaynaan sugi karin inta uu kasoo laabto Gary [Neville]?’
Man United fans feeling ok? 😭
— Camiea (@Camiea17) March 5, 2023
MAN UNITED ARE TERRIBLE LOOL
— 𝐉𝐚𝐦𝐞𝐬 (@IronCladsRS3) March 5, 2023
there’s just something so poetic about both cody gakpo and darwin nunez scoring a brace against man united after rejecting them <3
— tomasso (@felonincognito) March 5, 2023
Man United back in your box. Has anyone seen Rashford? Casemiro? The little butcher? Gary Neville?🤣🤣
— LjB (@AFCLjB) March 5, 2023
Man United were suppose to be title contenders? 😂😂
— Andrew Conyngham (@Ackid88) March 5, 2023
Hadalsame Media