RASMI: Leo Messi oo hantay Abaalmarinta Xiddigga ugu Fiican FIFA 2022

0

(Hadalsame) 27 Feb 1023 – Waxaa soconaysa munaasabadda bixinta Abaalmarinta Xiddigga ugu wanaagsan Adduunka. Waxaa abaalmarinaha loo kala helay sidatan:

Macallinka Sanadka waxaa qaatay: Lionel Scaloni oo ahaa Macallinka Argentina ee hantay KA2022.

Ciyaar wanaagga waxaa ku guulaystey: Luka Lokoshvilli

Taageerayaashii ugu wanaagsanaa waxaa qaatay: Taageerayaasha Argentina

Kooxda Sanadka ee FIFPRO World XI

Kooxda 2022 FIFA World XI: Courtois; Hakimi, Van Dijk, Cancelo; De Bruyne, Casemiro, Modrić; Messi, Benzema, Haaland, Mbappé.

Xiddigga Sanadka: Lionel Messi, waa abaalmarintii 77-aad ee uu Messi qaato marka la isku daro dhammaanba guulihiisa.

Goolwalaha Sanadka: Emi Martínez
Macallinka Sanadka: Lionel Scaloni
Taageerayaasha Sanadka: Argentina fans
Ciyaar Wanaagga: Luka Lochoshvili
Goolka ugu fiican ee Puskas: Marcin Oleksy
Gabadha Sanadka: Alexia Putellas

Macallimadda Sanadka: Sarina Wiegman

Goolwalaha Sanadka ee Gabdhaha: Mary Earps

DAAWO Xiddigga ugu Fiican FIFA 2023 – LVE

Hadalsame Media